Archive for: August, 2012

Shir balaadhan oo lagu soo dhaweeynayey wafdigii JWXO oo lagu qabtay Dubai

Shir balaadhan oo lagu soo dhaweeynayey wafdigii JWXO oo lagu qabtay Dubai

Waxaa maalintii jimcaha ee 10ka bishan Aug lagu  shir ay isugu yimadeen xubnaha maamulka jaaliyadda Ogaadeenya iyo madax sare oo JWXO ka socota magaaladda Dubai […]

 
 

xalay saqdii dhexe Weeraro qorshaysan oo lagu qaaday deegaanka Birqod

xalay saqdii dhexe Weeraro qorshaysan oo lagu qaaday deegaanka Birqod

 Cabdi UBO ayaa lagu soo waramaya in uu kasoo fakaday birqod kadib daggaalo ay ciidamada Jabhadu kuso qaaden deegaankaas birqod. Sidoo kale Hoos ka daawo […]

 
 

Deegaanka Ceelxaar oo tacadiyo isugu jira afduub, jidh dil iyo boob hanti ka dhacay

Deegaanka Ceelxaar oo tacadiyo isugu jira afduub, jidh dil iyo boob hanti ka dhacay

  Deegaaka lagu magacaabo Ceel xaar oo aan sidasi uga fogayn magaalada Qabridahar ee xarunta Gobolka Qoraxay waxay Askarta bakhtiyaysa ee gumaysiga Ethiopia markii ay waayeen waxay […]

 
 

Daggaalo ka dhacay Deegamada Nogob, shabeele iyo goobokale oo kamida Ogaden

Daggaalo ka dhacay Deegamada Nogob, shabeele iyo goobokale oo kamida Ogaden

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Dagaalo lagu naafeeyey Askarta gumaysiga Ethiopia oo kadhacay Deegaano kamid ah Ogaadeeniya   10/08/2012 weerar ay […]

 
 

Haya’dda Garagaarka Agoonta Geeska Afrika iyo Haya’dda Kafaalada Caruurta Falstiin/Denmark oo gargaar lacageed qaybiyay

Haya’dda Garagaarka Agoonta Geeska Afrika iyo Haya’dda Kafaalada Caruurta Falstiin/Denmark oo gargaar lacageed qaybiyay

Haya’dda Garagaarka Agoonta Geeska Afrika iyo Haya’dda Kafaalada Caruurta Falstiin/Denmark oo gargaar dagdag ah qaybiyay Haya’dda Gargaarka Agoonta Geeska Afrika ee afka qalaad lagu yidhaahdo  […]

 
 

Kamiin loo dhigay cadawga iyo warar kale

Kamiin loo dhigay cadawga iyo warar kale

Wararka nagasoo gaadhaya Ogaadeeniya ayaa sheegaya shalay oo ay taariikhdu ahayd 09/08/2012 in duleedka Dagmada Garigo’an oo ah deegaan aan sidaa uga fogayn magaalada cutub […]

 
 

Ogaysiis – Afurka Jaaliyadda Somalida Ogadenya ee Wadanka Finland

Ogaysiis – Afurka Jaaliyadda Somalida Ogadenya ee Wadanka Finland

Waxaa xubnaha jaaliyadda soomaalida Ogadenya ee ku nool wadanka Finland la ogeysiinayaa in maalinta Sabtida ah oo taariikhdu ay tahay 11.08.2012, saacadu markay tahay 18:00 […]

 
 

Hogaanka Arimaha Abaabulka iyo Bulshada oo siminaar u furay hawl-wadeenada jaaliyadda Ontario ee dalka Canada

Hogaanka Arimaha Abaabulka iyo Bulshada oo siminaar u furay hawl-wadeenada jaaliyadda Ontario ee dalka Canada

Shir si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay galbeedka magaalada Toronto ee dalka Canada. Ujeedada shirku  wuxuu ahaa mid lagu qaadanayay seminar aqoon-isweydaarsi ah […]

 
 

Idaacadda Esat Radio oo waraysiyo xasaasi ah la yeelatay siyaasiyiin uu ka mid yahay Xassan Macallin

Idaacadda Esat Radio oo waraysiyo xasaasi ah la yeelatay siyaasiyiin uu ka mid yahay Xassan Macallin

Waxaa socda xidhiidho iyo is-barasho ururada mucaaradka ku ah xukunka Itobiya iyo ururada gobanimadoonka ah, gaar ahaan intii uu ka baxay saaxadda KT Meles Zinawi. […]

 
 

Daba-qoodhiga cabdi iley oo si aargoosi ah uga taxaabay Goomaar dad shacab ah

Daba-qoodhiga cabdi iley oo si aargoosi ah uga taxaabay Goomaar dad shacab ah

Tuulada Goomaar oo u dhaxaysa Birqod iyo Geri-Go’an ayaa loo diyaarinayey inuu shir ku qabto Cabdi iley, halkaasoo uu u soo dirsaday nin u sii […]

 
 

Kulan afur oo OYSU faraca Melbourne ay ku kala warqaateen

Kulan afur oo OYSU faraca Melbourne ay ku kala warqaateen

Waxey Ururka Midowga Dhalinta iyo Ardayda Ogaadeeniya qaybta Melbourne iskugu yimaadeen Afur shalay markay taarikhdu aheed 5 Agust 2012. Kulanka Afurka ayaa iskugu jiray soo dhaween […]

 
 

Xukunka TPLF/EPRDF oo Dhamaadkii Taagan

Xukunka TPLF/EPRDF oo Dhamaadkii Taagan

Xisbiga EPRDF oo ah xisbiguu Meles ku shaqaysanayey 21kii sano ee uu Itoobiya xukumay ayaa maanta shirar iyo wadaxaajood balaadhan ku jira, wuxuuna caalamka ka […]

 
 

Shirkii maamulka jaaliyada Minneapolis oo si habsami ah u qabsoomay

Shirkii maamulka jaaliyada  Minneapolis oo si habsami ah u qabsoomay

Shalay oo ay taariikhdu aheed  4.08.2012 waxaa hoolka shirarka ee jaaliyada S.Ogaadenya ee Minneapolis  lagu qabtay shirkii bilaha ahaa ee xubnaha maamulka Jaaliyadda. Shirka maamulka […]

 
 

Cun oo Caawi: Xaflad ay soo qaban qaabiyeen OYSU Denmark

Cun oo Caawi: Xaflad ay soo qaban qaabiyeen OYSU Denmark

Waxaa caawa (sabti ah) lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen xaflad balaadhan oo siwanaagsan ay usoo abaabuleen ugana qayb qaateen ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya ee OYSU, xafladan oo […]

 
 

Dagaal ka dhacay deegaanka Goomaar iyo Qoqobka

Dagaal ka dhacay deegaanka Goomaar iyo Qoqobka

Ciidan gumaysiga uu dhigay deegaanka lagu magacaabo Goomaar oo karitsan Birqod ayaa 02/08/2012 Cutub katirsan CWXO ay weerar mir ah ku qaadeen halkaasoo khasaare laxaadleh […]

 
 

Banaabax lagaga soo horjeedo faragalinta ay Itobiya ku hayso diinta islaamka

Banaabax lagaga soo horjeedo faragalinta ay Itobiya ku hayso diinta islaamka

Mudaharaad  ay  soo Agaasimeen  muslimiinta ku hoos  jira  taliska taagta  yar  ee TPLF  ayaa  waxaaa uu  ka dhacay  wadanka  Marekanka  gaar ahaan Seattle/Washington. Mudaharadkan  oo  ayna  […]

 
 

Mudaharaad xoog badan oo looga soo horjeedo taliska Ethiopia xasuuqa Muslimiinta Ethiopia uu kuhayo oo ka dhacay Melbourne Australia

Mudaharaad xoog badan oo looga soo horjeedo taliska Ethiopia xasuuqa Muslimiinta Ethiopia uu kuhayo oo ka dhacay Melbourne Australia

  Waxaa manta bishu tahay 4 august 2012 ka dhacay magalada Melbourne Australia  loga soo horjeedo doowlada ethiopia xasuuqa ku hayso dadka muslimiinta Iyo qoomiyaadka […]

 
 

The heroic ONLF forces succeed to foil again illegal oil exploration in Ogaden

The heroic ONLF forces succeed to foil again illegal oil exploration in Ogaden

The Chinese owned petroleum exploration company PetroTrans has announced that it has pulled out of Ogaden citing “security concerns” as the reason one year after it […]

 
 

Dad lagu laayey Meelo kaladuwan oo Ogaadeeniya ah iyo Aqalo lagubay

Dad lagu laayey Meelo kaladuwan oo Ogaadeeniya ah iyo Aqalo lagubay

Wararka naga soogaadhaya Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya tacadiyo ay askarta naflacaariga ah ee gumaysiga Ethiopia u gaysteen dad shacab ah […]

 
 

OGEYSIIS: xubnaha Jaaliyada S. Ogaden ee Holland kulanki 3 billoodlaha ahaa.

OGEYSIIS: xubnaha Jaaliyada S. Ogaden ee Holland kulanki 3 billoodlaha ahaa.

Ogaysiis ku socda Xubnaha jaaliyadda holand. waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyadda ee dalka netherland in 25.08.2012, maalinka sabtida ah dhici doono shirkii xubnaha guud […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay