Archive for: September, 2012

Baaq ku socda dhalinyarada uu hubeeyay gumaysiga

Baaq ku socda dhalinyarada uu hubeeyay gumaysiga

  Xarunta Dhexe ee Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya 28-09-2012 Xasuuqa uu gumaysiga Itobiya ku hayo shacabka S.Ogadenya oo caalamka si dhab ah u ogaaday hadda, […]

 
 

Dagaalo badan oo maalmihii la soo dhaafay lagu qaaday cadawga

Dagaalo badan oo maalmihii la soo dhaafay lagu qaaday cadawga

Wararka nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay wadanka Ogaadeeniya. Dagaaladaasi ayaa waxay u kala dheceen sidan; 26/09/2012 Deegaanka lagu magacaabo […]

 
 

Dhagaxbuur oo lagu dilay odey 80 Jir ah

Dhagaxbuur oo lagu dilay odey 80 Jir ah

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Dhagaxbuur ee xarutna Gobolka Jarar ayaa sheegaya in 28/09/2012 Magaaladaasi ay Askarta gumaysiga Ethiopai ku dileen Allaha ha u naxariiste Marxuum Aar […]

 
 

Malqaqa Massacre: Fingerprints of a Venal Power – By Mukhtar M. Omer

Malqaqa Massacre: Fingerprints of a Venal Power – By Mukhtar M. Omer

WDN – (excerpts) – Those of us who know the President of Somali Regional State of Ethiopia, Abdi Iley, therefore, can be excused if we […]

 
 

Dilal ka dhacay gudaha Ogadeniya oo Ciidamada Woyanuhu geysteen

Dilal ka dhacay gudaha Ogadeniya oo Ciidamada Woyanuhu geysteen

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ayaa xalaaleystay dilka shacabka somalida Ogadeniya iyada oo cidna dib isuweydiin sababta loo dilay waxaana marar badan dhacda qofki su’aal ka keena […]

 
 

Cunaqabatayn Dhaqaale oo lasaaray Cabdi UBO iyo kooxdisa u adeegta Woyanaha.

Cunaqabatayn Dhaqaale oo lasaaray Cabdi UBO iyo kooxdisa u adeegta Woyanaha.

Waayadanba waxaa socday shaki badan oo dhex yimid u adeegayasha gumeysiga Ethiopia wakiilka uga ah Ogadeniya iyo Woyanaha. Waxaana ONA horey idiinku soo tabisay in […]

 
 

Maleeshiyaad soo fakaday oo ay gacanta ku dhigeen Qeybta Duufaan ee CWXO

Maleeshiyaad soo fakaday oo ay gacanta ku dhigeen Qeybta Duufaan ee CWXO

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe JWXO ayaa sheegaya kadib markii ay Maleeshiyada Hawaarintu u adkaysan waayeen dagaalada isdaba jooga ah ee ay NH/CWXO ku qaadayaan […]

 
 

OYSU Koonfur Afrika oo ka qayb galaysa tartanka oroda 42 km

OYSU Koonfur Afrika oo ka qayb galaysa tartanka oroda 42 km

Tartan orod ah oo lagu qabanayo wadanka koonfur afrika gaar ahaan gobolka Eastern Cape oo ay qabanayaa shirkado ganacsi ah sida shirkada Coca-Cola iyo Afri-save […]

 
 

Maleesiyadii Hawaarinta oo isu soo dhiibaya CWXO iyo Cabdi iley oo walaalkii dibadda u soo diri doona

Maleesiyadii Hawaarinta oo isu soo dhiibaya CWXO iyo Cabdi iley oo walaalkii dibadda u soo diri doona

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe JWXO ayaa sheegaya inuu niyab balaadhan ka muuqdo maleeshiyada Hawaarintu ka dib markay u adkaysan waayeen dagaalada isdaba jooga ah […]

 
 

HAD – Xasuuqii Malqaqa oo dib loo furay

HAD – Xasuuqii Malqaqa oo dib loo furay

Xafiiska Hogaanka Arimaha Dibadda ee JWXO ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku cadeeyay in Qaramada Midoobay ay hadda ka hor dhagaha ka fureysatay War-saxaafadeedkii ay […]

 
 

RJ – Muhiimada ay shacabka Soomaalida Ogadeniya u leedahay soo baxsadka C/laahi Xuseen

RJ – Muhiimada ay shacabka Soomaalida Ogadeniya u leedahay soo baxsadka C/laahi Xuseen

Maqaalkan xiisaha leh ee shabakadda Radio Jigjiga uu qoray wuxuu muujinayaa siday ugu diirsadeen shacabka dulman caddaymaha caalamka la soo hordhigay ee muujinaya xasuuqa uu […]

 
 

Nabad ama Colaad markaan Wadahadalno

Nabad ama Colaad markaan Wadahadalno

 Ereyadaa aan kor ku qornay si loo kala fahmo waxaa lagama maarmaan ah in marka hore la qeexo Nabad iyo Colaad waxay kala yihiin iyo […]

 
 

Maamulka Dhalinta ee Jaaliyada Melbourn oo ku howlan dar dar galinta OYSU Melbourn

Maamulka Dhalinta ee Jaaliyada Melbourn oo ku howlan dar dar galinta OYSU Melbourn

Taariikhda 23 /9/12 waxaa isugu yimid shir muhiim ah gudiga fulinta OYSU Melbourne, halkaas oo uu gudigu ku sameeyay is badal dhinaca dib u habaynta […]

 
 

The Malqaqa Massacre Revisited

The Malqaqa Massacre Revisited

In June 10, 2010 Ogaden National Liberation Front (ONLF) issued a press release about a massacre that has taken place in a place called Malqaqa […]

 
 

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay xarunta Dhexe ee jabhadda

Wararkii ugu dambeeyay een ka helnay xarunta Dhexe ee jabhadda

Wararka naga soogaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Dagaalo ka dhacay Deegaano kamid ah Dalka Ogadeeniya ee ay Itobiya gumaysato. Dagaaladaas oo ay NH/CWXO […]

 
 

A wave of atrocities against villages in Ogaden

A wave of atrocities against villages in Ogaden

”No proper evidence has reached the world until now” The task force that arrested and wounded the Swedish journalists Martin Schibbye and Johan Persson in Ethiopia […]

 
 

Egyptian Bikyamasr Independent News – Ethiopia, human rights and the Ogaden conflict

Egyptian Bikyamasr Independent News – Ethiopia, human rights and the Ogaden conflict

.. Despite the optimism surrounding the Kenya negotiations, violations of human rights has apparently continued in the Eastern region. wo Ethiopian women have accused the […]

 
 

Jaaliyadda Australia oo ka banaabaxay dhibaatada lagu hayo shacabka Ogadenya

Jaaliyadda Australia oo ka banaabaxay dhibaatada lagu hayo shacabka Ogadenya

Taariikhdu Markay ahayd 23\9\12 ayaa waxaa mudahaarad wayni uu ka dhacay Galbeedka Australia ( Perth). Mudaharaadkan oo ay qabteen Jaaliyda Somalida Ogadenia, uruka OYSU iyo […]

 
 

Qorile :The Untold Story of Somali Ogaden Civilians Murdered in Cold Blood – By Mohamud A. Dubet

Qorile :The Untold Story of Somali Ogaden Civilians Murdered in Cold Blood – By  Mohamud A. Dubet

Somewhere in the middle of the vast Ogaden plateau lies the village of Qorile, Wardheer District, the scene of yet another orgy of murder of […]

 
 

shir ay madaxda JWXO ku qabateen Magaalada London

shir ay madaxda JWXO ku qabateen Magaalada London

 Magaalada London waxaa shir aad u weyn ku qabtay madaxda Jabhada Wadniga Xoreynta Ogadeniya oo ay kamid ahaayeen Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF Cabdi Raxmaan Mahdi […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay