Archive for: September, 2012

Dadka ay dantu ugu jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itoobiya oo hadaaqaya

Dadka ay dantu ugu jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itoobiya oo hadaaqaya

Maqaal aad u xiisa badan ayuu nooga soo diray magaalada Jigjiga ninka ku magacaaban maqaalka oo ah Dr. Muxumed Macalin. Maqaalka wuxuu kaga hadlay qoraaga labada […]

 
 

Dadka ay dantu ugu jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itoobiya oo hadaaqaya – Dr. Muxumed Macalin

Dadka ay dantu ugu jirto heshiis la’aanta ONLF iyo Itoobiya oo hadaaqaya – Dr. Muxumed Macalin

Waxaa ugu horeynba marag ma doonto ah in ONLF lagu qasbay inay qoriga qaado si xaqqa uu shacabka Somaliyeed ee Ogadenya u leeyahay Aaya-ka-tashigiisa u helo […]

 
 

Sawiradii iyo Shirsanadeedkii OYSU Finland oo Helsinki ku qabsoomay shalay

Sawiradii iyo Shirsanadeedkii OYSU Finland oo Helsinki ku qabsoomay shalay

waxaa shalay oo  ay taariikhdu ku beegnayd 22.9.2012 ka dhacay magaalada Helsinkiee caasimada dalka Finland shirsanadeedkii OYSU finland. Shirkaas oo mudo dheer laga soo shaqaynayey si […]

 
 

SVT.SE Blocked in Ethiopia

SVT.SE Blocked in Ethiopia

“The Government is uncomfortable with SVT’s [Swedish TV] publication.” Since early Saturday morning, you can no longer access svt.se in Ethiopia. Sources in Ethiopia told […]

 
 

JWXO Lix iyo Toban sano ka hor

JWXO Lix iyo Toban sano ka hor

Filimkan hoose waxaa la duubay sida ka muuqata 1996kii, laba sano ka dib markii ay ciidamada wayaanaha go’aansadeen inay ka suuliyaan jiritaanka ONLF awood leh […]

 
 

Ethiopia oo raadinasya Barnaamij ay kaga hortagto Cadeymihi laga daawaday SVT

Ethiopia oo raadinasya Barnaamij ay kaga hortagto Cadeymihi laga daawaday SVT

Taliska Ethiopia ee Tigreegu u taliyo ayaa labadi todobaad ee lasoo dhaafay baadi goob adag ugu jira sidii ay uga jawaabi lahaayeen Filimadi iyo caddeymihii […]

 
 

Sarkaalki heystay Jig Jiga oo la shegay in Addis Ababa loo dhaadhiciyay

Sarkaalki heystay Jig Jiga oo la shegay in Addis Ababa loo dhaadhiciyay

Warar sir ah oo aad u hoosey oo soo gaadhay wakaalada wararka Ogadeniya ayaa sheegaya in magaalada Jig Jiga mar labaad ay soo gaadheen sirdoonka […]

 
 

Maxaa keenay Sirdoonka iyo Ciidanka Ethiopia Jig Jiga?

Maxaa keenay Sirdoonka iyo Ciidanka Ethiopia Jig Jiga?

Wararkii U danbeeyay ee Jig Jiga kasoo baxa: iyo ONLF oo looga shakisanyahay in Kililku ka amar qaato. Xaalada Jig Jiga ayaa wali qasan iyada […]

 
 

Qarax ka dhacay gaarisa oo lala beegsaday gaadhi

Qarax ka dhacay gaarisa oo lala beegsaday gaadhi

warar hor dhac ah oo hadda nasoo gaadhay ayaa sheegaya in subax nimadii hore ee saakay lala eegtay qarax miino oo nooca dhulka lagu aaso […]

 
 

Assuming a virtue it has not: the Ethiopian Human Rights Commission’s attempt to divert attention from the violation of Human rights in Ethiopia and cover-up the truth

Assuming a virtue it has not: the Ethiopian Human Rights Commission’s attempt to divert attention from the violation of Human rights in Ethiopia and cover-up the truth

  September 21, 2012   Shakespeare once said, “Assume a virtue, if you have it not.” The announcement by the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC) that it […]

 
 

laba muwaadin oo lagu dilay Galaalshe iyo Xaalada Cabdi UBO oo mugdi ku jirta

laba muwaadin oo lagu dilay Galaalshe iyo Xaalada Cabdi UBO oo mugdi ku jirta

08/09/2012 Meel ka tirsan deegaanka Doolaado oo Galaalshe u dhow ayaa waxaa lagu dilay laba muwaadin ahna daadkii deegaankaas. Labada muwaadin ayaa magacyadooda lanoogu soo sheegay […]

 
 

Jidh dil, Xidhay iyo Dhac Degamo kala gadisan oo kamida Ogadeniya ka dhacay

Jidh dil, Xidhay iyo Dhac Degamo kala gadisan oo kamida Ogadeniya ka dhacay

Wakaalada Wararka Ogadeniya oo ugabarateen inay idiin soo gudbiso wararka wararka dhacdooyinka iyo tacadiyada. waxa soo gaadhay dad kor u dhaafata 45 qof oo tacadi […]

 
 

Guryo ku yaala Galaalshe oo Dab la qabadsiiyay

Guryo ku yaala Galaalshe oo Dab la qabadsiiyay

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia ayaa ciqaabta ay shacabka u geystaan waxaa kamid ah inay dil, kufsi, jidh dil iyo dhac hantiyeed isugu daraan iyaga oo xasuuq […]

 
 

Dil ka dhacay Xabaalo Nuur Guleed ee Gobolka Qoraxay

Dil ka dhacay Xabaalo Nuur Guleed ee Gobolka Qoraxay

Ciidamada Woynaha ee amarka ku heysta xasuuqa shacabka ayaa maalmahanba waday xasuuq wadareed ay ka geysanayaan gudaha Ogadeniya. 15/09/2012 Meesha lagu magacaabo Xabaalo nuur guuleed […]

 
 

Carl Bildt is not a politician

Carl Bildt is not a politician

Read Swedish Version : Carl Bildt är inte en politiker Source: http://www.metro.se Google Translation: Carl Bildt is not a politician Foreign Minister Carl Bildt, appeared in […]

 
 

Carl Bildt wasiirka Arrimaha Dibada Sweden Siyaasi Maahan- TV-yada Sweden oo si wada Barnaamijyadi Ogadeniya

Carl Bildt wasiirka Arrimaha Dibada Sweden Siyaasi Maahan- TV-yada Sweden oo si wada Barnaamijyadi Ogadeniya

TV-yada SVT ayaa wali wada ololaha ay ku baadi goobayaan xaalada Dhulka Ogadeniya waxaana barnaamijyadii ugu danbeeyay ee kabaxa TV-yadaas ay bilaabeen inay Madaxda Wadanka […]

 
 

Warbixino dheeraad ah oon ka helnay dagaalkii lagu qaaday Barmiilka

Warbixino dheeraad ah oon ka helnay dagaalkii lagu qaaday Barmiilka

Warar muhiim ah oon ka helnay gudaha Ogaadeeniya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal aad u khadhaadhaa oo ka dhacay Magaalada Barmiilka, weerarkaasi […]

 
 

Kacdoonka muslimiinta Ethiopia waxaa ka danbeeya TPLF wayna ku fashilmeen.

Kacdoonka muslimiinta Ethiopia waxaa ka danbeeya TPLF wayna ku fashilmeen.

Muslimiinta Ethiopia bilihii u danbeeyayba waxay ka wadeen magaalada Addis Ababa iyo guud ahaanba dhulka Itoobiya kacdoon Diimeed kadib markii taliska Woyanaha Ethiopia uu faragalin […]

 
 

Mohamed Adow’s Public-relations Spin for Abdi Iley – Nuradin Jilani

Mohamed Adow’s Public-relations Spin for Abdi Iley – Nuradin Jilani

The well-known Aljazeera journalist Mohamed Adow has recently been touring parts of the conflict-ridden Ogaden region of Ethiopia and reporting about the region’s economic development […]

 
 

OYSU qaybta Yurub oo ka qayb galay siminaar lagu qabtay dalka Spain

OYSU qaybta Yurub oo ka qayb galay siminaar lagu qabtay dalka Spain

Wafti ka socda ururku OYSU-Europe ayaa ka qayb galay Siminaar balaadhan oy kasoo qayb galeen dhamaan ururada ku bohoobay dallada Xidhiidhka Ururada Dhaliyarada Afrika ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay