Archive for: September, 2012

Hawl-wadeenada jaaliyada magaalada Edmonton oo shir abaabul isugu timid kuna go’aansaday in shirweyne loo qabto jaaliyadda

Hawl-wadeenada jaaliyada magaalada Edmonton  oo shir abaabul isugu timid kuna go’aansaday in shirweyne loo qabto jaaliyadda

Xubnaha maamulka jaaliyada magaalada Edmonton ayaa  shir hawleed isugu timid oo looga arinsanay arimaha halganka oo ay ku gorfeynayeen hawlaha faraha badan ee horyaala jaaliyada.. […]

 
 

Hawl-wadeenada jaaliyadda Ogadenya ee Galbeedka Australia oo shir muhiim ah isugu yimid

Hawl-wadeenada jaaliyadda Ogadenya ee Galbeedka Australia oo shir muhiim ah isugu yimid

Maalintii ay Taariikhdu ahayd 17\9\12 ayaa waxaa shir muhiim ah isugu yimid  hawladeenada jaaliyada Ogadenia ee galbeedka Australia (Perth). Shirkan oo lagaga hadlayay Arimo muhiima ayaa waxaa sidii […]

 
 

Somalia oo dib u dhalatay – Faroole iyo Siilaanyo oo taariikhda galay.

Somalia oo dib u dhalatay – Faroole iyo Siilaanyo oo taariikhda galay.

Maqaal aad u xiisa badan oon ka akhriyay waagacusub ayuu qoraaga maqaalka la yaab ku tilmaamay ka maqanaanshihii labadaa masuul caleemasaarkii M/weynaha cusub ee Somaliya. […]

 
 

119 Xabsi oo kamida Jeelasha Ethiopia oo Hayada Xuququl Insaanka Ethiopia booqanayso

119 Xabsi oo kamida Jeelasha Ethiopia oo Hayada Xuququl Insaanka Ethiopia booqanayso

Haayada Xuquuqul Insaanka Ethiopia ( Ethiopia Human Rights Commission) ayaa sheegtay inay baadhitaano ku sameyn doonto 119 Xabsi oo kamida xabsiyada Ethiopia.  Tirada guud ee […]

 
 

Wareysi lala yeeshay Wariyashi ree Sweden Saaka subaxdi SVT

Wareysi lala yeeshay Wariyashi ree Sweden Saaka subaxdi SVT

Wariyaasha Ree Sweden ayaa saaka saacad ka hor lagawareystay Barnaamijka Subaxdi kabaxa SVT ee Gomorron Sweden (Subax Wanaagsan ree Sweden)  Waxaa la su’alay siday u […]

 
 

Kacaan mucjisa ah ayuu ahaa

Kacaan mucjisa ah ayuu ahaa

Shabakada Ethiopian Review oo afgka mucaaradka Amxaarada ku hadasha ayaa ku tilmaantay isbadalka ka dhacay Adisababa oo R/wasaare loogu doortay Hailemariam Desalegn oo ah ree […]

 
 

Qeybti 3aad ee Barnaamijki Maxamed Caddow: Ajjo Gudhay Halkey ku danbeysay.

Qeybti 3aad ee Barnaamijki Maxamed Caddow: Ajjo Gudhay Halkey ku danbeysay.

Maxamed Caddow oo ah masulka u qaabilsan TV-ga Aljazeera English geeska Afrika ugaso warama ayaa kasoo diyaariyay dhulka Ogadeniya barnaamijyo aan madax banaaneyn oo uu […]

 
 

Turjumaadi Su’alihi lawaydiiyay Amiin Barkhadle ee Barnaamijka Grommer Sweden SVT

Turjumaadi Su’alihi lawaydiiyay Amiin Barkhadle ee Barnaamijka Grommer Sweden SVT

Faah Faahin Su’alihi lawaydiiyay Amiin Barkhadle SVT Warka subixii ka baxa TV-ga dalka Sweden SVT ayaa saaka lagu casuumay X-Hayaha OYSU Sweden Mudane Amiin Barkhale […]

 
 

Madaxa Haya’adda Daryeelka Agoonta GA oo booqasho hawleed ku yimid Qatar

Madaxa Haya’adda Daryeelka Agoonta GA oo booqasho hawleed ku yimid Qatar

Waxaa maalmihii la soo dhaafay booqasho hawleed oo laba maalmood qaadatay ku yimid dalka Qatar madaxa Haya’adda Daryeelka Agoonta Dr. cabdiraxmaan. Intuu joogay Qatar wuxuu […]

 
 

Warbixinti Xaflada Sanad guurada 28aad ee ka dhacday Melbourn.

Warbixinti Xaflada Sanad guurada 28aad ee ka dhacday Melbourn.

Taarikhdu markay ahayd 16 September 2012 waxaa ka dhacay munaasabad aad uweyn magaalada Melbourne ee wadanka Australiya. Munaasabadan oo aheyd xaflad lagu xusayo Sanad guurada […]

 
 

Daawo Sawirada Sanad Guuradi 28aad oo lagu qabtay melbourne Australia

Daawo Sawirada Sanad Guuradi 28aad oo lagu qabtay melbourne Australia

Muqaladaas kore waa Xafladi Sanad Guuradi 28aad ee kaso wareegtay aasaaska JWXO oo lagu qabtay 16 September magaalada Melbourne ee wadanka Australiya. Warbixinta dib kala […]

 
 

Swedish TV: Extensive torture in Ogaden confirmed

Swedish TV: Extensive torture in Ogaden confirmed

Local rulers [in the Somali region of Ethiopia] are engaged in torture, a new smuggled video confirms. This week Swedish TV has revealed that the […]

 
 

Filimaan Cusub oo cadeynaya Ciqaabta daran ee loogeysto Maxaabiista Jeel Ogaden oo laga siidayay SVT

Filimaan Cusub oo cadeynaya Ciqaabta daran ee loogeysto Maxaabiista Jeel Ogaden oo laga siidayay SVT

SVT TV ayaa soo dayay filimaan murugo leh iyo caddeymo cusub oo aan cidna inkiri karin oo cadeynaya ciqaabta lamarsiiyo shacabka Somalida Ogadeniya markay ku […]

 
 

The Horn of Africa: From Conflict to Regional Integration through Conflict Resolution

The Horn of Africa: From Conflict to Regional Integration through Conflict Resolution

Institute for the Horn of Africa Studies and Affairs (IHASA) 2012 Conference September 28th to September 29th, 2012 University of Minnesota, Mondale Hall #25 (Law […]

 
 

The North American conference of Ogaden elders and intellectuals opens today in Minneapolis, Minnesota

The North American conference of Ogaden elders and intellectuals opens today in Minneapolis, Minnesota

ONA – Sunday, September 16, 2012 A much awaited conference of Ogaden elders and intellectuals in North America was convened today in Minneapolis, Minnesota. The […]

 
 

Kulamadi ka dhacay caasimada 2aad ee UK Birmingham

Kulamadi ka dhacay caasimada 2aad ee UK Birmingham

Muuqal kamid ah shirkii Xalay hoos linkigan ka daawo 25 sawir muqaladi kale <<<GUJI HALKAN>>> Waxaa magaalada Birmingham shalay (15/09/2012) ka dhacay kulamo waaweyn oo […]

 
 

Dhagaxbuur, Galaalshe, Shilaabo iyo degaanka Isku dhoonley oo xidhay baahsan ka dhacay

Dhagaxbuur, Galaalshe, Shilaabo iyo degaanka Isku dhoonley oo xidhay baahsan ka dhacay

Wararka Naga soogaadhaya  Gudaha wadanka Ogaadenia  ayaa  sheegaya  Xidhxidh  baahsan oo ay ciidamada Gumeysigu  ka wadaana  Gudaha  Wadanka Ogadenia. Hadaba Caasidmada gobolka Jarareed, Galaalshe, deegaanka […]

 
 

Ururka Haweenka Faraca Jaaliyada Mufataxul Xoriyo (Ifo) oo kulan isugu yimid

Ururka Haweenka Faraca Jaaliyada Mufataxul Xoriyo (Ifo) oo kulan isugu yimid

Waxaa manta xerada qaxotiga e IFO kadhacay shirki urur hoosadka haweenka ee Faraca muftaxul xoriyo. Shirkan oo ay soo abaabulen hoyoyinka xerada aya udhacay si […]

 
 

Jaaliyada Sweden iyo urur hoosaadka Dhalinta Jaaliyada Sweden (OYSU Sweden) oo kulan isugu yimid

Jaaliyada Sweden iyo urur hoosaadka Dhalinta Jaaliyada Sweden (OYSU Sweden) oo kulan isugu yimid

waxaa maanta  oo ay taariikhdu  ahayd 15/9-2012 kulan muhiima  oo lagu kala war khaadanayay isugu yimid ururka OYSU Sweden & Jaaliyada Sweden  faraca Stockholm, kulanka  ayaa […]

 
 

ETHIOPIA: CULTURE OF IMPUNITY ENCOURAGES MASS KILLINGS IN THE OGADEN

ETHIOPIA: CULTURE OF IMPUNITY ENCOURAGES MASS KILLINGS IN THE OGADEN

PRESS RELEASE The Ogaden Human Rights Committee (OHRC) is shocked and distressed by the incessant acts of mass killings which are being carried out on […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay