Archive for: September, 2012

Waa kuma Cabdulaahi Xuseen?

Waa kuma Cabdulaahi Xuseen?

In badan ayay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya caalamka u sheegtay inay Itobiya adeegsanayso waxa loo yaqaano Dacaayadda madow (Black propaganda) oo marka la soo kobo […]

 
 

Weerar culus oo lagu qaaday tuulada Dalaad

Weerar culus oo lagu qaaday tuulada Dalaad

Warar aan goor dhaweyd naga soogaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in weeraro xalay lagu qaaday fadhiisimo ay askarta wayaanuhu ka daganaayeen Tuulada Dalaad oo […]

 
 

25 sawir oo kamid ah Kulanki weynaa ee ka dhacay Birmingham Sabtidi 15/09/2012

25 sawir oo kamid ah Kulanki weynaa ee ka dhacay Birmingham Sabtidi 15/09/2012

Muuqaladan Waa qeyb kamid ah Kulankii Hore ee maanta ka dhacay Jaaliyada Birmingham..Halkaas oo Madaxda Sare ee Jabhadu ka qeyb gashay oo ay kamid ahaayen […]

 
 

Afahayeenka JWXO Caddaani Hirmooge oo si diiran loo soo dhaweeyay

Afahayeenka JWXO Caddaani Hirmooge oo si diiran loo soo dhaweeyay

Waxaa shalay casarkii booqasho ku tagay afhayeenka jwxo cadaani isagoo garoonka magaalada Melbourne si diiran loogu soo dhaweeyay jaliyada oo uu horkacayo gudoomiyaha jaaliyada halgame […]

 
 

Kulan Soo dhaweyn ah oo Jaaliyada Denmark u qabatay Mudane Xasen Macalin

Kulan Soo dhaweyn ah oo Jaaliyada Denmark u qabatay Mudane Xasen Macalin

Xalay oo taariikhdu ahayd 14/09/2012, waxaa kulan baaladhan oo soodhawayn iyo xog-waraysi ah uu kadhacay xarunta Jaaliyada Somalida Ogadenya ee kutaala caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen.   Waxaa munaasabadan soodhawaynta […]

 
 

Maxaa ka socda Jigjiga iyo Adisababa iyo Cabdi iley oo gabi ku dumay

Maxaa ka socda Jigjiga iyo Adisababa iyo Cabdi iley oo gabi ku dumay

Ugu horeynba Cabdi illay waxaa looga yeedhay Addis ababa waxaana laga hor istaagay in habayaraatee wax ku saabsan labada wariye ee been abuurkii lagu xidhay […]

 
 

Birmingham oo Saaka la isugu wada tagay Iyo Kulan ka dhici Doona Maanta

Birmingham oo Saaka la isugu wada tagay Iyo Kulan ka dhici Doona Maanta

Jaaliyadaha Wadanka Ingiriiska ayaa saaka kusii qul qulaya Magaalada Birminghan ee Caasimada labaad ee wadankan Ingiriiska halkaas oo ay isugu imaan doonaan Shir aad u […]

 
 

Remarks by Martin Shibbye and Johan Persson in today’s Press Conference

Remarks by Martin Shibbye and Johan Persson in today’s Press Conference

Important points: On how they got to the Ogaden According to Johan Persson, there are two options to get into the Ogaden: “One is through […]

 
 

kulanki Jaaliyadu la yeelatay Wariyaasha ree Sweden iyo Saxaafada Sweden

kulanki Jaaliyadu la yeelatay  Wariyaasha ree Sweden iyo Saxaafada Sweden

Ilwad  Ali Stokhlom, Sweden 15/09/2012 Warbixintan waxaan ku eegi doona Soo dhaweynti ay jaaliyada Somalida Ogadeniya u smaeysay Wariyaasha ree Sweden iyo qaabki ay ula kulmeen. […]

 
 

Mutabariciin ku nool Australia oo deeq lacageed soo gaadhsiiyay agoonta Dhagaxlay

Mutabariciin ku nool Australia oo deeq lacageed soo gaadhsiiyay agoonta Dhagaxlay

Shakhsiyaad ka mid ah jaaliyada S.Ogadenia ee wadanka Australia ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyay agoonta Ogadenia ee ku nool xerada qoxootiga dhagaxlay Shakhsiyaadkan oo ah […]

 
 

Matin and Johan Documentary Film (Ogaden Genocide)

martin and Johan Film Ogaden genocide Documentary   martin and Johan Film Ogaden genocide Documentary daawo adoo gujinaya linkiga kore Flimadi Soo dhaweynta::: Linnea Schibbye: […]

 
 

OHRC – MAKING PEACE NECESSITATES TOTAL RESPECT FOR HUMAN RIGHTS

OHRC – MAKING PEACE NECESSITATES TOTAL RESPECT FOR HUMAN RIGHTS

PRESS RELEASE On September 08th 2012, Ethiopian government spokesman and an ONLF press release confirmed that the two warring parties were engaged in preliminary peace […]

 
 

Faalo Wariyaasha Ree Sweden oo Qadiyada Ogadeniya kor u qaaday.

Faalo Wariyaasha Ree Sweden oo Qadiyada Ogadeniya kor u qaaday.

Warbixinta wariyaasha ree sweden ee 14 bilood ku xidhna Jeelka weyn ee Addis Ababa ayaa maanta qaatay warbaahinta Caalamka kadib markii wariyaashu ay ka xog […]

 
 

Our apology on Ethiopian television was insincere but necessary for freedom

Our apology on Ethiopian television was insincere but necessary for freedom

“It’s crowded here, just like when we were in prison – so it feels just like home,” Schibbye joked after arriving at the press conference […]

 
 

Shirkii gudida dhexe ee JOKA oo guul kusoodhamaday

Shirkii gudida dhexe ee JOKA  oo guul kusoodhamaday

  Gudida dhaxe ee  jaaliyada S,ogadeniya ee JOKA  ayaa shir aad  uqiimo  badan  uga furmay xarunta jaaliyada shirkan ayaa  wuxu  furmay 13_9_2012 wuxuna socoday ilaa14 […]

 
 

Halyayadi Ree Sweden oo ka hadlay filimadi looga duubay Ogadeniya

Halyayadi Ree Sweden oo ka hadlay filimadi looga duubay Ogadeniya

Wariyaashi ree Sweden ayaa waxay ka warameen dhawacyadii halista ahaa, naxdintii iyo cabsidii faraha badneyd ee ay kala kulmeen ciidamada woyanaha iyo kuwooda u adeega. […]

 
 

The Local – Jailed Swedes subjected to fake executions

The Local – Jailed Swedes subjected to fake executions

The two Swedish reporters Martin Schibbye and Johan Persson, jailed in Ethiopia on terror charges, were subjected to fake executions by Ethiopian guards to get […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Sweden oo Bari soo dhaweynaysa Wariyaashi Sweden

Jaaliyada Ogadeniya ee Sweden oo Bari soo dhaweynaysa Wariyaashi Sweden

Wariyayaashii  reer  Sweden  oo  bari  subax  kasoo  dagi  doona  garoonka  diyaaradaha Arlanda airport  ee  caasimada Stockholm   &  saxaafada  dalka  Sweden  oo  xidhiidho  isdaba  jooga  lasoo  […]

 
 

KT Meles Zanawi ma ogaa dhibaatada uu ku hayo dadka shacabka ah Cabdi Iley

KT Meles Zanawi ma ogaa dhibaatada uu ku hayo dadka shacabka ah Cabdi Iley

Dad badan ayaa isweydiin jiray muxuu yahay xidhiidhiidhka ka dhexeeya Meles iyo Cabdi iley, oo ahaa xidhiidh uu midba midka kale danihiisa gaarka ah ku […]

 
 

Dab kakacay suuqa Dhagaxlay

Dab kakacay suuqa Dhagaxlay

Habeenimadii xalay abaare 9:00 fiidnimo ayuu dab xoogani ka kacay suuqa xerada Dhagaxlay. Dabkaa oo an lagaranaynin sababta ka danbaysay ayaa ka kacay meel aan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay