Archive for: September, 2012

Shirweynihii ururada dhalinyarad Ogaadeeniya ee bariga Afrika

Shirweynihii ururada dhalinyarad Ogaadeeniya ee bariga Afrika

Magaalad Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa ka dhacay shirweyne ay isugu yimaadeen dhalinyarad Ogaadeeniya ee Bariga Afrika, shirka oo ay ka qayeb galeen Siyaasiyiin […]

 
 

Ethiopian troops carryout massacre in Miir-danbas

Ethiopian troops carryout massacre in Miir-danbas

Ethiopian troops have carried out a massacre of civilians on last week in the village of Miir-danbas near Qoriile in Doolo province, according to reliable […]

 
 

Shir muhiim ah oo kadhacay xeryaha dhadhaab

Shir muhiim ah oo kadhacay xeryaha dhadhaab

Muftaaxul Xoriyo, Midnimo iyo Iftin oo Kulankoodi 3 Biloodlaha ahaa isugu yimid Dhadhaab. 09/09/2012 maalinimadii sabtida ay taariikhduna kubeegnayd 08-09-2012 waxaa xeryaha dhadhaab kadhacay shir […]

 
 

OYSU London oo shirkoodi bilaha ahaa ku dhageystay Xasuuqa ka socda Ogadeniya

OYSU London oo shirkoodi bilaha ahaa ku dhageystay Xasuuqa ka socda Ogadeniya

Xafiiska Jaaliyada Ogadeniya ee magaalada London ayaa waxa isugu yimid ururka OYSU London shir hawleedki caadiga ahaa ee Ururku bilkasta qabsan jiray. Shirkan ayaa waxa […]

 
 

Oslo: Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Norway oo Cambaareeyey Xasuuqii Qoriile.

Oslo: Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Norway oo Cambaareeyey Xasuuqii Qoriile.

Norway-Waxaa caawa fiidkii xarunta Jaaliyadda Norway ee Oslo, kulan heer sare ah ku yeeshay hawl-wadeennada iyo xubnaha Jaaliyadda oo bishii ba hal mar isugu yimaado […]

 
 

Warbaahinta Caalamka iyo wadahadalka dhex maray ONLF iyo Dawladda Itobiya

Warbaahinta Caalamka iyo wadahadalka dhex maray ONLF iyo Dawladda Itobiya

Waxuu caalamka ka warhelay inuu kulan ku dhex maray dalkaKenyaJabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya iyo gumaysiga Itobiya, wadahadalkaa oo lagu tilmaamay inuu ahaa mid looga wadahadlayo […]

 
 

Dood Cilmiyeed lagu qabtay magaalada Khartoum-Sudan oo Dr. Makii uu si qota dheer uga hadlay Zanawi

Dood Cilmiyeed lagu qabtay magaalada Khartoum-Sudan oo Dr. Makii uu si qota dheer uga hadlay Zanawi

Tariikhu  markay ahayd 8/9/2012 ayaa lagu qabtay xarun lagu magacaabo (Cognitive Center Enlightenment) oo ku taala magaalada Khartoum caasimadda Sudan dood celmiyeed lagaga hadlayay siyaasada […]

 
 

Wafti uu hooggaaminayo H.A.DH Cabdiraxmaan mahdi oo soo dhaweyn diiran la kulmay

Wafti uu hooggaaminayo H.A.DH Cabdiraxmaan mahdi oo soo dhaweyn diiran la kulmay

Wafti heer Sare ah oo kasocda Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa kulan la qaatay iyo qado sharaf masuliyiinta Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee kenya oo ka […]

 
 

War deg-deg – Barmiilka oo gabiahaan lala wareegay

War deg-deg – Barmiilka oo gabiahaan lala wareegay

War Deg-deg ah oo hadda naga soo gaadhay Xaruta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in Cutub katirsan NH/CWXO ay Maanta weerar xoog badan ku qaadeen […]

 
 

Wadahadal-nabdeed oo Jabahadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya iyo Dawladda Itobiya ay ku yeesheen dalka Kenya

Wadahadal-nabdeed oo Jabahadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya iyo Dawladda Itobiya ay ku yeesheen dalka Kenya

Warsaxaafadeed JWXO September 8, 2012 Wafti ka socda Jabahdda Wadaniga Xoreynta Ogadenya iyo Dawladda Itobiya ayaa wadahadal ku yeeshay Nairobo, Kenya maalmihii 6da iyo 7da […]

 
 

Peace talks between Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the Ethiopian Government Held in Kenya

Peace talks between Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the Ethiopian Government Held in Kenya

ONLF Press Release September 8, 2012 Delegates from the Ogaden National Liberation Front and the Ethiopian government held talks in Nairobi, Kenya on the September […]

 
 

Faah faahinti Xasuuq loogeystay shacabka deeganka Qoriile

Faah faahinti Xasuuq loogeystay shacabka deeganka Qoriile

Xarunta dhexe ee jabhada wadaniga xoreynta Ogadeniya ayaa nasoo gaadhsiisay faah faahinta wararka dhabta ah ee xaqiiqda ah ee la xidhiidha xasuuqi Qoriile iyo dadkii […]

 
 

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Dammam iyo xsuka sanadguurada 28aad

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Dammam iyo xsuka sanadguurada 28aad

Shalay oo taariikhdu ahayd 7/9/2012 waxaa shir balaadhan isugu yimid jahliyada Somalida Ogadeniya ee magaalada Dammam ee bariga Suadi Arabia. Shirkan oo ahaa shir shaqo […]

 
 

Sanadguuradii 28aad ee JWXO oo siwayn looga xusay dalka Yemen -Sana’a

Sanadguuradii 28aad ee JWXO oo siwayn looga xusay dalka Yemen -Sana’a

Waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 7SEP 2012  lagu qabtay xuskii Aas Aaskii 28 aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia magaalada Sanca caasimada dalka Yemen. Xafladda […]

 
 

Magaalada Port Elizabeth oo lagu soo gabagabeeyay shirkii maamulada faraca PE iyo dalada KA

Magaalada Port Elizabeth oo lagu soo gabagabeeyay shirkii maamulada faraca PE iyo dalada KA

Shir aad u heer sareeya ayeey  maamulka faraca PE iyo maamulka dalada South Africa isugu yimadeen  xalay oo ay taariikhdu  aheed 7/9/2012. Shirkan ayaaa  ka dhacay magaalada Port Elizebeth xafiiska midowga […]

 
 

Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa warbixin nooga soo diray weeraradii ugu dambeeyay ay qaadeen

Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa warbixin nooga soo diray weeraradii ugu dambeeyay ay qaadeen

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay meelo kala duwan oo ka mid ah Ogadeeniya ku waasi oo lagaga dilay […]

 
 

Ethiopia’s Opportunity: A New Day Beckons – OpEd By: Graham Peebles

Ethiopia’s Opportunity: A New Day Beckons – OpEd By: Graham Peebles

Ethiopia’s Opportunity: A New Day Beckons – OpEd By: Graham Peebles September 5, 2012 The death of Prime Minister Meles Zenawi, announced on 22nd August after […]

 
 

GF-ta ee xisbiga EPRDF oo ku kala qaybsamay fadhigii saaka

GF-ta ee xisbiga EPRDF oo ku kala qaybsamay fadhigii saaka

Wararka laga helayo Adisababa ayaa sheegaya in shirkii ay isugu yimaadeen saaka Golaha Fulinta ee xisbiga EPRDF halkaasoo lagu kala dareeray iyadoo aanu ka soo bixin go’aanadaii […]

 
 

Geerida Meles Zanaawi iyo Gabagabada TPLF

Geerida Meles Zanaawi  iyo Gabagabada TPLF

Dunida waxaa wayahan danbe daboolay Kaligood-taliyeyaal (dictators), gacan ku-dhiiglayaal ah oon dad iyo duunyo midna reebaynin, dalka iyo dadkana dabka wada saaray waana mida keentay […]

 
 

OGAYSIIS – Shirkii OYSU/Finland

OGAYSIIS – Shirkii OYSU/Finland

WAXAA LA OGEYSIINAYAA XUBNAHA MIDOWGA DHALIYARADA IYO ARDAYDA OGADENIYA EE  DALKA FINLAND IN LA QABAN DOONO SHIR SANADDEEDKII OYSU FINLAND KANA DHICI DOONO MAGAALADA HELSINKI […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay