Archive for: September, 2012

Cabdi iley : Aabe Meles ma dhiman (hoos ka daawo)

Cabdi iley : Aabe Meles ma dhiman (hoos ka daawo)

Waagii uu dhacay qaraxii 9/11 ee M/weynihii dalka Mareykanka uu ku hanjabay; Ama anaga na soo raac ama waad naga soo horjeedaa (you’re either with […]

54 askari oo ciidamada woyanaha ah oo lagu dilay goobo kala gadisan 25 August – 1 September

54 askari oo ciidamada woyanaha ah oo lagu dilay goobo kala gadisan  25 August – 1 September

Wararka naga soogaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo iyo weeraro lagu qaaday askarta mooraalka jabsan ee gumaysiga Ethiopia oo ka dhacay deegaano kamdi […]

Shirweynihii Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Kenya.

Shirweynihii Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Kenya.

Shirweynihii Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Kenya.   Waxaa maanta magaalada Nairobi ka dhacay shir ayisugu yimaadeen Xubanaha Jaaliyada Nairobi waxaan shirka ku weheliyey mas’uuliyiin ka socotay […]

Benishangul people’s Liberation Movement (BPLM) reject the agreement of Jafar Zarooqe and Wayane,

Benishangul people’s Liberation Movement (BPLM) reject the agreement of Jafar Zarooqe and Wayane,

Declaration No 1  September 1, 2012 The Benishangul People’s Liberation Movement considers the Jaafar Zarooqe and Wayane agreement  treason to the country, to our martyrs […]

Poliska Australiya oo diiday in wadankaas lagu qabto Baroor diiqda Zenawi.

Poliska Australiya oo diiday in wadankaas lagu qabto Baroor diiqda Zenawi.

Dowlada Australiya ayaa joojisay in Males Zenawi loogu sameeyo tacsi wadanka Australiya. Dad kasoo jeeda Ethiopia oo badankoodu yihiin jawaasiis iyo dad u shaqeya gumeysiga […]

Magaalada Dhuxun iyo Shilaabo oo dad badan lagu xidhay

Magaalada Dhuxun iyo Shilaabo oo dad badan lagu xidhay

Askarta gumaysiga Ethiopia ee gabalkoodu sii dhacayo ayaa waxay xabsiga dhigeen dad shacaba oo aan waxba galabsan, waxayna magaalada Dhuxun 29/08/2012 ku xidheen dadka kala […]

Xafladi Sanad Guurada JWXO oo ka dhacday Sandiego

Xafladi Sanad Guurada JWXO oo ka dhacday Sandiego

Axad, September 02, 2012: waxaa magaalada San Diego ee gobolka California oo ah cariga maraykanka ka dhacay xaflad aad loosoo abaabuley oo ay kasoo qayb […]

Ururka Haweenka Ogadeniya ee Finland oo shir isugu yimid Caasimada Helisink

Ururka Haweenka Ogadeniya ee Finland oo shir isugu yimid Caasimada Helisink

waxaa  shir heersare ah isugu yimid ururka haweenka somalida Ogadenia ee dalkan finland. shirkaas oo kadhacay xafiiska jaaliyada soomaalida Ogadeniya. Sidookale waxaa shirka kala qaybgalay masuulyiiin […]

Baroordeeqda Meles Zanawi ujeedada ay ka leeyihiin TPLF !!

Baroordeeqda Meles Zanawi ujeedada ay ka leeyihiin TPLF !!

Ugu damabayn cadaabkii uu Ilaahay ugu talagalay ayaa loo sii qaaday Meles shalay, qofkii jeclaa iyo midkii u ooyay iyo midkii u tacsiyeeyayba waxaan leenahay […]

Obituary: Remembering Sheikh Haashi Mohamud Dhicis

Obituary: Remembering Sheikh Haashi Mohamud Dhicis

It is with sadness that we learned about the unfortunate and painful death of Sh. Haashi M. Dhicis this morning. As reported, Haashi was murdered […]

Laba-labo iska soo horjeeda : London iyo Xudureyle, Cabdi Iley iyo Faarax Macallin, Nimco dareen iyo Ridwaan – By Muktar M Cumar

Laba-labo iska soo horjeeda : London iyo Xudureyle, Cabdi Iley iyo Faarax Macallin, Nimco dareen iyo Ridwaan – By Muktar M Cumar

Sidaad nooga barateen waxaan maanta idiin haynaa maqaal aad u xiisa badan oo qoraaga caanka ah Muktar M Omar uu ku qoray shabakadda WardheerNews. Maqaalka […]

Mashquuli inta aanay kugu mashquulin

Mashquuli inta aanay kugu mashquulin

Siduu ku sheegay Dr. Selam Beyene maqaalkiisii aan ka soo tarjunay ( ka akhri halkan ), waxay TPLF-ta qasab kaga dhigtay dhamaan shacabka Itobiya iyagoon kala […]

Maxaa ka raacay Safiirka Itobiya baroordiiqdii lagu qabtay Sudan iyo nifaaq-amaankii Meles

Maxaa ka raacay Safiirka Itobiya baroordiiqdii lagu qabtay Sudan iyo nifaaq-amaankii Meles

Waxaa magaalada Khartum ee caasimada dalka Sudan (University Of  Khartoum) lagu qabtay Khamiistii ay tariikhu markay ahayd 30/8/2012 nadwo ( dood cilmiyeed)  lagaga hadlayey dhimashadii Zinaawi iyo […]

Discordant Binaries: London and Xudurayle, Iley and Farah, Nimco Dareen and Ridwan – By: Muktar M Omer

Discordant Binaries: London and Xudurayle, Iley and Farah, Nimco Dareen and Ridwan – By: Muktar M Omer

Racism on Universal TV But what was really shocking is Universal TV airing the racist comments of President Iley. Iley scorned Farah Mo’allin as an […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay