Archive for: October, 2012

Jaaliyaadka Ogadeniya ee Koonfurta Afrika oo hambalyo iyo Taagero u diraya Jabhada ONLF

Jaaliyaadka Ogadeniya ee Koonfurta Afrika oo hambalyo iyo Taagero u diraya Jabhada ONLF

Shir ay isugu yimaadeen xubnaha jaaliyada ogaadeeniya ee Koonfur Afrika oo xarunta jaaliyada ee magaalada Uitenhage lagu qabtay shirka oo ku soo aaday xili xaasaasi […]

 
 

Jaaliyaadka Galbeedka Maraykanka oo taageero buuxda u diray go’aanka JWXO

Jaaliyaadka Galbeedka Maraykanka oo taageero buuxda u diray go’aanka JWXO

Jaaliyaadka Soomaalida Ogadenia ee galbeedka Maraykanka ama la’isku yidhaado West Coast waxay taageero buuxda u dirayaan Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia go’aankii ay qaadatay isla markaana […]

 
 

Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia (OYSU) oo taageeray go’aanka wafdigii JWXO uga qaybgalay wadahadalka

Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia (OYSU) waxay soodhaweenahayaan taageera buuxdana siinahayaan go’aanka ay JWXO qaadatay kadib markii ay wadahadalka khilaaf iyo wax kabaxsan nidaamkii loogutalagalay […]

 
 

ROC Urges ONLF and Ethio Gov’t Revive Stalled Peace Talks

ROC Urges ONLF and Ethio Gov’t Revive Stalled Peace Talks

IMMEDIATE PRESS RELEASE: Resolve Ogaden Coalition urges ONLF and the Ethiopia government to revive stalled peace talks Resolve Ogaden Coalition is disappointed to learn that […]

 
 

Bulshooy Hadafka Guudiyo Hubka Waxaan u Qaadnay! Haduu Halgankeniyo Hibada Guushu Soo dhawaatay

Bulshooy Hadafka Guudiyo Hubka Waxaan u Qaadnay! Haduu Halgankeniyo Hibada Guushu Soo dhawaatay

Bulshooy Hadafkeena Guudiyo Hubkaa Wixii loo Xanbaarsaday Waxaan Hanadada Barbaartiyo Halyay badan taan ku weynay Hadduu Hadafkeni midho dhalayo Hibada Guushu Soo dhawaatay Bulshooy Hodaniyo […]

 
 

Wafdigii JWXO ayaa shir saxaafadeed ku qabtay Nairobi

Wafdigii JWXO ayaa shir saxaafadeed ku qabtay Nairobi

Magaalada Nairobi waxaa maanta saxaafada kula hadalay Mas’uuliyiintii JWXO ee halkaasi maalmahan u joogay wadda hadalada.Gudigii wadda hadalada JWXO ee Nairobi ku suganaa ayaa Hotelka […]

 
 

Dargigii (The Dergue) iyo EPRDF – Wadahadal siday u taqaano Itobiya ma’aha caalamka siduu u yaqaano

Dargigii (The Dergue) iyo EPRDF – Wadahadal siday u taqaano Itobiya ma’aha caalamka siduu u yaqaano

Itobiya lama wadahadlo, waxna laguma heshiiyo. Wuxuu dhaqanka Itobiya ku dhisan yahay in lakala adkaado oo xukuumadda markaa jirta iyo mucaaradka ka horyimaada aanay waxba […]

 
 

Ethiopia oo Burisay shuruudihi Wadahadlka ee u yaalay ONLF iyo Ethiopia

Ethiopia oo Burisay shuruudihi Wadahadlka ee u yaalay ONLF iyo Ethiopia

Waxaa maanta kusoo afjarmay wadahadlkii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) iyo gumeysiga Ethiopia uga socday wadanka Kenya. Wadahadlkaas oo la isku afgaran waayay halkaas oo […]

 
 

Wadahadalkii Nabadeed ee u dhexeeyay ONLF iyo xukuumadda Itobiya oo istaagay

Wadahadalkii Nabadeed ee u dhexeeyay ONLF iyo xukuumadda Itobiya oo istaagay

Oktobar 17, 2012 October 17, 2012 Wadahadalladii nabadeed ee u dhexeeyay ONLF iyo xukuumadda Itoobiya oo joogsaday Wareeggii labaad ee wadahadalladii u dhexeeyay Jabhadda Waddaniga […]

 
 

Communique – The Peace Talks Between the ONLF and the Ethiopian Government Stall

Communique – The Peace Talks Between the ONLF and the Ethiopian Government Stall

October 17, 2012 The second round of peace talks between the Ogaden National Liberation Front and the Ethiopian government mediated by Kenya was held in […]

 
 

BBC – Swedish journalists tell of time in Ethiopia jail

BBC – Swedish journalists tell of time in Ethiopia jail

‘No regrets’ After their arrest they said they were ordered at gunpoint to take part in a film supposedly documenting their relationship with the Ogaden […]

 
 

Maalinta Cuntada Aduunka (World Food Day) – Dr. Maxamuud Ugaas: Gaajada Ogadenya waxaa sabab u ah

Maalinta Cuntada Aduunka (World Food Day) – Dr. Maxamuud Ugaas: Gaajada Ogadenya waxaa sabab u ah

16ka Oktoobar ayay haya’adda caalamka u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee loo yaqaano FAO (Food and Agricultural Organization) u aqoonsatay 1979 inuu yahay maalin caalamka […]

 
 

Survival – Land grabs in Ethiopia leave tribes hungry on World Food Day

Survival – Land grabs in Ethiopia leave tribes hungry on World Food Day

One Mursi man told Survival International how the process of villagization is destroying his family. ‘The government is throwing our sorghum in the river. It […]

 
 

OYSU/South africa oo Qabatay Shirweyne aan loo kala hadhin oo Gudoomiye JWXO uu Kala Qeyb Galay

OYSU/South africa oo Qabatay Shirweyne aan loo kala hadhin oo Gudoomiye JWXO uu Kala Qeyb Galay

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadeniya ee marka lasooo gaabiyo looyaqano OYSU Ayaa wadanka South Africa gaar ahaan gobolka (PE) waxay ku qabteen shirweyne aanay […]

 
 

Shacab u xidhnaa cadawga oo laga sii daayay Wacays-qodle oo ka tirsan gobolka Dhagaxbuur

Shacab u xidhnaa cadawga oo laga sii daayay Wacays-qodle oo ka tirsan gobolka Dhagaxbuur

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Howlagalo qorshaysan oo ay qaadeen Cutubyo katirsan NH/CWXO kaasi oo ay kusoo furteen maxaabiis farabadan. 13/10/2012 […]

 
 

Muwaadin u dhashay Ogadeniya oo lagu Dilay xerada Qaxootiga Ifo maanta.

Muwaadin u dhashay Ogadeniya oo lagu Dilay xerada Qaxootiga Ifo maanta.

Saacado kahor ayaa waxaa lagu toogtay xerada Qaxootiga Ifo Muwaadin udhashay wadanka Ogaadeeniya oo lagu magacaabo Ducaysane Ninkan oo ahaa nin oday ah kana mid […]

 
 

Bangiga Aduunka ayaa qayb ka ah dhibaatada haysata shacabka Itobiya

Bangiga Aduunka ayaa qayb ka ah dhibaatada haysata shacabka Itobiya

Maqaal aad u qota dheer ayuu qoraa lagu magacaabo Jessica Evans kaga warbixisay siyaabaha uu Bangiga Aduunka uga qayb-qaadanayo dhibaatada ay ciidamada Itobiya ku hayaan […]

 
 

Cabdulaahi Cali oo Sweden ka tagay, Shariif Hure oo Norwey ka tagay maxay kala kulmeen socdaalkoodii

Cabdulaahi Cali oo Sweden ka tagay, Shariif Hure oo Norwey ka tagay maxay kala kulmeen socdaalkoodii

Waraka aan ka helayno Ogaadenya gaar ahaan magaalada Wardheer ee xarunta u ah gobolka Doollo ayaa sheegaya in waayahan danbe uu socday olole lagu dhibayay […]

 
 

Arimhii ugu dambeeyay iyo xaaladda gacan-ku-dhiigle Cabdi iley

Arimhii ugu dambeeyay iyo xaaladda gacan-ku-dhiigle Cabdi iley

Warar aad u tirabadan aadna u xiisa leh ayaa la’isla dhex marayaa magaalooyinka waaweyn ee dalka oo saacad hadaad dhigto teleefoonka aad maqli war ka […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda S. Ogadenia ee Norway oo Guul ku dhamaaday

Shirkii Xubnaha Jaaliyadda S. Ogadenia ee Norway oo Guul ku dhamaaday

Oslo- Waxaa caawa fiidkii kulankoodii bilaha ahaa ku yeeshay magaaladda Oslo ee xarunta u ah wadanka Norway, xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia. Shirka Jaaliyadda ayaa sida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay