Archive for: October, 2012

Jigjiga – Adeegyadii oo iswada taagay iyo kooxda Cabdi iley oo is-abaabulaya

Jigjiga – Adeegyadii oo iswada taagay iyo kooxda Cabdi iley oo is-abaabulaya

Geeridii Meles Zanawi iyo intii lagu jiray tacsidiisa ayaa waxaa lala kala cararay hantidii tiilay bangiyada gaar ahaan miisanyadii loogu talagalay waxan ay ugu yeedhaan […]

 
 

Hawgal lagu horjoogsanayo dhibaatada shacabka dagan Aftin iyo weerara kale oo cadawga lagu naafeeyey

Hawgal lagu horjoogsanayo dhibaatada shacabka dagan Aftin iyo weerara kale oo cadawga lagu naafeeyey

Jimce: War goor dhawayd naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in saakay (12 Okt 2012) ay Askarta gumaysiga Itobiya ee joogtay Deegaanka […]

 
 

Maxaa laga helayaa ogaanshaha gacan-ku-dhiiglaha !

Maxaa laga helayaa ogaanshaha gacan-ku-dhiiglaha !

Inta aanan ka jawaabin su’aashaa aan ku horeyno sababta loo soo bandhigay hadda qirashada gacan-ku-dhiiglihii dilay Dr. Doolaal iyadoo laga yaabo in la’iskaba iloobay hadda […]

 
 

OGAYSIIS OGAYSIIS MUHIIM AH

OGAYSIIS  OGAYSIIS  MUHIIM  AH

Waxaan la ogaysiinyaa dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Koonfur Afrika  gaar ahaan gobolka Eastern Cape siiba Port Elizabeth iyo nawaaxigeeda  in uu jiro […]

 
 

Hawaarin ka goosatay Gobolka Jig Jiga oo Isu dhiibay Ciidamada ONLF

Hawaarin ka goosatay Gobolka Jig Jiga oo Isu dhiibay Ciidamada ONLF

Wararka naga soogaadhaya gudha Ogaadeeniya ayaa sheegaya in shalayto  (09 October 2012) ay ka goosteen dabaqoodhigii Hawaarinta ee daganaa magaalada Buladari. Magalada Buladari oo kamid […]

 
 

Jaaliyad Cusub: Malta oo kusoo biirtay Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya.

Jaaliyad Cusub: Malta oo kusoo biirtay Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya.

Malta ayaa waxaa looga dhawaqay oo tiirasha loogu taagay Jaaliyad Cusub oo ka shaqeysa Danaha Shacabka Somalida Ogadeniya. Goobkasta oo Somalida Ogadeniya ay tagaaan ayay […]

 
 

Daawo Muuqaladi Kulankii Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF uu layeeshay Jaaliyada Sweden

Daawo Muuqaladi Kulankii Hoggaanka Arrimaha Dibada ONLF uu layeeshay Jaaliyada Sweden
 
 

Xisbiga EPRDF ee xukuma Itobiya oo kala dhaqaaqay

Xisbiga EPRDF ee xukuma Itobiya oo kala dhaqaaqay

Tan iyo intii shaaca laga qaaday inuu dhintay KT Meles Zanawi oo ahaa ninka isku haya 4ta xisbi eek u midoobay EPRDF, waxaa kolba soo […]

 
 

Who was behind the murder of Dr. Mohamed Sirad Dolal?

Who was behind the murder of Dr. Mohamed Sirad Dolal?

Many people opted to defer to the future the controversial issues surrounding the gruesome murder of Dr. Mohamed Sirad Dolal in January 2009 in Ogaden […]

 
 

Gacan ku-dhiiglihii dilay Alaha u naxariistee Nasro oo maxkamadda la keenay iyo jaaliyadda oo ku banaanbaxday

Gacan ku-dhiiglihii dilay Alaha u naxariistee Nasro oo maxkamadda la keenay iyo jaaliyadda oo ku banaanbaxday

Port Elizabeth, South Africa – Mid kamida gacanku dhiiglayashii dilay Allaha u naxariistee Nasri Maxamed Qamaan ayaa maxakamada lakeenay halkaasoo ay jaaliyadda ku Bananbaxday. Danbilaha […]

 
 

Maamulka Jaaliyadda Denmark oo shir balaadhan u qabtay dadweynaha taageera halganka

Maamulka Jaaliyadda Denmark oo shir balaadhan u qabtay dadweynaha taageera halganka

Kulan balaadhan oo si wanaagsan loosoo abaabulay ayaa xalay lagu qabtay xarunta Jaaliyada S.Ogadenya ee caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen. Shirkan ooy soo qaban qaabisay […]

 
 

Weeraradii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay iyo maleesiyada hawaarinta oo laga hortagay boob ay ka wadeen Mara-maydh

Weeraradii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyay iyo maleesiyada hawaarinta oo laga hortagay boob ay ka wadeen Mara-maydh

Warbixinada naga soo gaadhay xarunta Dhexe ee Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa sheegaya inay dagaaladii lagu naafaynayay cadawga nacabka ah uu halkiisii ka socdo iyadoo […]

 
 

Filamadii laga soo qaaday xafiiska Cabdi Iley – yaa dilay Allaha u naxariistee Dr. Doolaal.

Filamadii laga soo qaaday xafiiska Cabdi Iley – yaa dilay Allaha u naxariistee Dr. Doolaal.

Dad badan ayaa laga yaabaa inay waqtiga u daayeen xaqiijinta dilkii foosha xumaa ee loo gaystay Dr M. Siraad Doolaal, iyagoo isku qanciyay in mar […]

 
 

Ruwayadii – Seeftii Xorima Doonka Wayseeta Furan Tahay – ee Nairobi lagu dhigay xalay iyo sawirro

Ruwayadii – Seeftii Xorima Doonka Wayseeta Furan Tahay – ee Nairobi lagu dhigay xalay iyo sawirro

Waxaa xalay lagu qabtay magaaladaNairobiee caasimada dalka Kenya Riwaayad lamagac baxday -Seeftii Xorima Doonka Wayseeta Furan Tahay- oo ay ka soo qayeb galeen boqolaal dhalinyaro […]

 
 

ONLF Information Bureau Staff Conduct Seminar in London

ONLF Information Bureau Staff Conduct Seminar in London

Officials of Ogaden National Liberation Front (ONLF) Information Bureau conducted a seminar for the staff of Ilays TV in London, UK. The aim of the seminar was to train […]

 
 

Suxufi VOA u shaqeysa oo lagu xidhay Addis Ababa iyo CPJ oo Canbareysay Ethiopia

Suxufi VOA u shaqeysa oo lagu xidhay Addis Ababa iyo CPJ oo Canbareysay Ethiopia

Warsaxaafadeed ay soo saartay Voice Of America-VOA ayaa lagu canbaareyay gumeysiga Ethiopia oo xidhay gabadh  wariye ah oo u shaqeysa Warbaahinta VOA. Canbaareyntan ayaa lagu […]

 
 

Hadaadan Xishoonayn Waxaad Doonto Samee – by Danab Mohamed

Hadaadan Xishoonayn Waxaad Doonto Samee – by Danab Mohamed

Sida aan lawada socono Xishoodku waa qayb kamid ah iimaanka sida uu Nabigeena SCW inoogu cadeeyay Xadiithkii ahaa; الحياء شعبة من الإيمان Xishoodku Waa shayga […]

 
 

Kalfadhi-aqooneedkii sanadlaha ahaa ee machadka IHASA oo soo gabagaboobay

Kalfadhi-aqooneedkii sanadlaha ahaa ee machadka IHASA oo soo gabagaboobay

Kal-fadhi aqooneedkii sanadlaha ahaa ee machadka cilmi baadhista % daraasaadka arimaha geeska Afrika ayaa shalay lagu soo gabagabeeyey jaamacadda magaalada Mineanpolis ee gobolka Minnesoto sitimaankii […]

 
 

Siminaar looqabtay hawlwadeenada Hoggaanka Warfaafinta ee London (Ilays TV)

Siminaar looqabtay hawlwadeenada Hoggaanka Warfaafinta ee London (Ilays TV)

Haayada warfaafinta oo siminaar ku qabatay xafiiska Ilays TV Studio ee magaalada london. Siminaarkan oo loo fidinayay howlwadenada ilays ayaa waxaa kaso qeyb galay masuliyiin […]

 
 

Taliska Ethiopia oo doorasho ku qasbay Muslimiinta Ethiopia iyo Banaanbaxyo lagu diidanyahay

Taliska Ethiopia oo doorasho ku qasbay Muslimiinta Ethiopia iyo Banaanbaxyo lagu diidanyahay

Muslimiinta Ethiopia ayaa Salaadi Jimcaha markii latukaday Masaajidka ugu weyn Addis Ababa isasoo hortubay iyaga oo tobanaan kun oo haween iyo rag isugu jira. Waxayna […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay