Archive for: October, 2012

Ogaysiis – Bulshada Geeska Afrika ee Minnesota oo loogu baaqayo shir xiisa u leh

Ogaysiis – Bulshada Geeska Afrika ee Minnesota oo loogu baaqayo shir xiisa u leh

Waxaa la ogaysiinayaa jaaliyadaha bulsha-weynta Geeska Afrika ee ku nool gobolka Minnesota inay ka soo qaybgalaan shir balaadhan oo looga hadli doono arima quseeya gobolka. […]

 
 

Kulan balaadhan oo maanta dhalinta Ogadeniya isugu timid Dhagaxley (Dhadhaab)

Kulan balaadhan oo maanta dhalinta Ogadeniya isugu timid Dhagaxley (Dhadhaab)

Maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 05-10-12 waxaa xerada dhagaxlay kadhacay shir mihiim ah oo ay kasoo qayb galeen faracyada ururka OYSU ee kahowlgala xeryaha dhadhaab […]

 
 

Mid kamida Gacanku dhiiglayashi Dilay Nasri oo Poliska South Afrika qabtay

Mid kamida Gacanku dhiiglayashi Dilay Nasri oo Poliska South Afrika qabtay

Sida ay cadeeyeen poliska magaalada Uitenhage ee wadanka South Afrika waxay gacanta ku dhigeen nin kamid ah dadkii dilay gabadh kasoo jeeday dhulka Ogadeniya Nasri […]

 
 

Ciidamada ONLF iyo Gumeysiga oo Saaka Daggaal Xogan Bubi ku dhexmaray

Ciidamada ONLF iyo Gumeysiga oo Saaka Daggaal Xogan Bubi ku dhexmaray

Warar goor dhaweyd nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheega in saakay uu dagaal aad u xoogani ka bilowday deegaanka lagu magacaabo Goglo oo […]

 
 

Shirkad Shidaalka Qoda oo laga leeyahay Brasil oo rabta woynaha inay heshiisyo lagasho

Shirkad Shidaalka Qoda oo laga leeyahay Brasil oo rabta woynaha inay heshiisyo lagasho

Shirkada  Shidaalka Baadha ee Petroleo Brasileiro SA ee oo Wadanka Barazil uu iska leeyahay ayaa bayaamiysay inay heshiisyo lagalayso Wadanka Ethiopia si ay shidaal ugasoo saarto wadankaas. […]

 
 

Hay’ada Xuquuqul Insaanka HRW oo sheegtay in Ethiopia waxba iska badalin

Hay’ada Xuquuqul Insaanka HRW oo sheegtay in Ethiopia waxba iska badalin

Haayada xuquql Insaanka HRW ayaa sheegtay in raisal wasaarihi hore ee Ethiopia waxba iska badalin oo ninka cusub ee jagada qabsaday uu lamid yahay kii […]

 
 

Ethiopia: Business as Usual By Ben Rawlence a senior researcher on Africa at Human Rights Watch.

Published in: Think Africa Press OCTOBER 3, 2012 Amid the tributes to Ethiopia’s recently departed prime minister was much twittering (and tweeting) about ‘stability’ and […]

 
 

In Ethiopia: A War on Humanitarian Agencies and Staff – “Safety and Protection of the Humanitarian Agencies and Staff: A Vital Humanitarian Concern” by A Yakume

In Ethiopia: A War on Humanitarian Agencies and Staff – “Safety and Protection of the Humanitarian Agencies and Staff: A Vital Humanitarian Concern” by A Yakume

 1.      Humanitarian Crisis in the Ogaden Region Somali region (Ogaden) isEthiopia’s ‘ownDarfur, where government runs war and organized human genocide, and blocks food aid delivery […]

 
 

Sharafdhac ugu filan qof Gumaysi u galay isagoo xor ah

Sharafdhac ugu filan qof Gumaysi u galay isagoo xor ah

Laguma hayo taariikhda qof gumaysi u adeegayay oo wanaag ay ka qortay. Xataa haduu gumaysigaasi ka guulaysto shacabkii halgamayay, wuxuu ahaanayaa un khaa’in gumaysiga uu […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya oo Shirweyne qabtay maanta.

Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya oo Shirweyne qabtay maanta.

Nairobi waxaa maanta lagu qabtay shirweyne ay soo qaban qaabisay jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee dalka Kenya shirka oo ay ka qayeb galeen dadweyne aad u […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya ee Perth iyo Hogaanka Jaaliyadda oo kulan muhiim ah isugu yimid

Ururka Haweenka Ogadenya ee Perth iyo Hogaanka Jaaliyadda oo kulan muhiim ah isugu yimid

Waxaa kulan heersare ah isugu yimid hogaanka Jaaliyadda S.Ogaadeenya iyo Ururka Haweenka Ogaadeenya ee kadhisan magaladPerth, dalkaAustralia. Shirkan oo dhacay xalay fiidnimadii ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Muwaadin u dhashay Ogadeniya oo lagu dhaawacay South Afrika

Muwaadin u dhashay Ogadeniya oo lagu dhaawacay South Afrika

Maxamud Fowsi Xashi oo 20daqiiqo kahor lagu dhaawacay south africa wardagdag ah oo hada naga soogadhaya gobolka PE gaar ahaan dagmada mother_well ayaa na loogusheegay in […]

 
 

Shirar lagu kala qabtay xeryaha Dhagaxley iyo Ifo

Shirar lagu kala qabtay xeryaha Dhagaxley iyo Ifo

Taariikhdu markay ahayd 30/09/2012 ayaa lagu qabtay xerada qoxootiga ee Dhagaxlay kulan balaadhan oo ay siwada jir ah usoo agaasimeen maamulka faraca Midnimo ee ka […]

 
 

War dagdag ah – Dadkii tuulada Ceelxaar daganaa oo xeryaha ciidanka la’isugu keenay

War dagdag ah – Dadkii tuulada Ceelxaar daganaa oo xeryaha ciidanka la’isugu keenay

Warka aan ka helayno gudaha magaalada Q/dahare ayaa sheegaya inay askarta gumaysiga Itobiya iyo dabaqoodhiga la socda ee loo yaqaano Hawaarin ay tan iyo shalay […]

 
 

Wafti ka socday jaaliyadda Copenhagen –Denmark oo kormeer hawleed ku tagay dhowr magaalo

Wafti ka socday jaaliyadda Copenhagen –Denmark oo kormeer hawleed ku tagay dhowr magaalo

Waxaa kormeer shaqo kusoo kala bixiyay magaalooyin kamidah wadankaDenmark29-30 September 2012, wafti sare oo ka socday Jaaliyada Copenhagen –Denmark.   Ujeedada uu waftiga uu socdaalkan labada […]

 
 

Rajadi laga qabay Raisal wasaraha cusub ee Ethiopia oo dhamaatay

Rajadi laga qabay Raisal wasaraha cusub ee Ethiopia oo dhamaatay

Xayle Maaryan Dhesaalay oo ah Ra’sal wasaaraha cusub ee gumeysiga Ethiopia oo xilka ka dhaxlay kaligi taliyihii hore dhintay ayaa sheegay innuusan waxba ka badali […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay