Archive for: November, 2012

Shirweynihi UNPO oo Geneva ka furmay iyo wafdigii JWXO uga qayb galay.

Shirweynihi UNPO oo Geneva ka furmay iyo wafdigii JWXO uga qayb galay.

Waxaa taariikhdu markay ahayd 29.11.2012 si rasmi ah ugu furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland shirweynihi ururka UNPO kaas oo lagu wado in uu socdo […]

Digniin – La socda qorshaha Gumaysiga iyo Daba-dhilifyadiisa

Digniin – La socda qorshaha Gumaysiga iyo Daba-dhilifyadiisa

Fariima badan ayaa gudaha laga soo diray, gaar ahaan intuu socday shirkii bahdilaada shacabka iyo odayaashii xurmada mudnaa. Fariimahaa oo qaarkood kayd u ahaan doona […]

Shirkii Q/Midoobay oo galay maalintii 2aad iyo Xaalada ay ku sugan tahay Ogadenia oo si weyn loo dhageystay

Shirkii Q/Midoobay oo galay maalintii 2aad iyo Xaalada ay ku sugan tahay Ogadenia oo si weyn loo dhageystay

  Geneve: Waxaa maalintii labaad galay shirkii hay’adda xuquuqul u qaabilsan insaanka Q/Midoobay iyo dhawrista dadyowga la duudsiyo xaqooda oo muddo laba maalmood ah ka socda magaalada […]

BAAQ: CAMBAARAYN IYO DIGNIIN SHIRKII “QUDHUN DAAC”

BAAQ: CAMBAARAYN IYO DIGNIIN SHIRKII “QUDHUN DAAC”

Odayaasha, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo dhamaan laamaha bulshada ee Jaaliyada Ogaadeenya ee Gobolka Minnesota Dalka Maraykanka waxay cambaarayn kulul u soo jeedinaysaa Dambiile Abraha Wolde (Quarter) […]

Xoghayeha guud ee Q/Midoobay Ban Kim Moon oo si rasmi ah u furay Shirka laga hadli doono Dhibaatada Ogadenia

Xoghayeha guud ee Q/Midoobay Ban Kim Moon oo si rasmi ah u furay Shirka laga hadli doono Dhibaatada Ogadenia

Geneve: Waxaa Xarunta 2aad ee Qaramada Midoobay ee Geneve, goor dhaweyd si rasmi ah uga furmay shirweynihii hay’adda qaramadda midoobay uga qaabilsan xuquuqul Insaanka oo […]

Radio Xoriyo oo wareysi meela badan la yeeshay Gudomiyaha Gaashaandhiga JWXO N/Hure Sheekh Deeq

Radio Xoriyo oo wareysi meela badan la yeeshay Gudomiyaha Gaashaandhiga JWXO N/Hure Sheekh Deeq

Dhagaystayaal Radio Xoriyo waxay barnaamij qiimo badan idiinka soo diyaarisay Gudoomiyaha Hogaanka Gaashaandhiga JWXO N/hure Sheekh Deeq oo ku sugan jiida hore ee dagaalka,wuxuuna N/hure […]

Switzerland: Shirka Xuquuqul Insaanka QM (UN) ee barito furmaya ayaa Xasuuqa Ogadenia Lagu dhageysan doonaa

Switzerland: Shirka Xuquuqul Insaanka QM (UN) ee barito furmaya ayaa Xasuuqa Ogadenia Lagu dhageysan doonaa

Geneva: Waxaa barito si rasmi ah la filayaa inuu uga furmo caasimadda Swizerland ee Geneva, shirkii xuquuqul Insaanka ee qaramadda midoobay, oo sanadkan xiiso gooniya […]

Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo Canbaareysay dhaqan Xumada gumeysiga Ethiopia kula kacay shacabka Ogadeniya

Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo Canbaareysay dhaqan Xumada gumeysiga Ethiopia kula kacay shacabka Ogadeniya

25/11/2012 Waxeey Jaaliyada S/Ogadenia ee Victoria usoo gudbinaysaa cambareyn shirkii foosha xumaa ee gumeysiga iyo Gacanyarashiisu (Abdi Ubo) ku qabteen Magaalada Jigjiga, Waxaa  malmahii lasoodhafay  […]

Tababaradi jaaliyada Ogadeniya ee Victoria oo uu ka qeyb galay Wasiir kasocda Dowlada Hoose ee victoria Australia

Tababaradi jaaliyada Ogadeniya ee Victoria oo uu ka qeyb galay Wasiir kasocda Dowlada Hoose ee victoria Australia

TABA BARKII HORAY UGU SOCDAY OGADEN COMMUNITY OF VICTORIA EE DALKA AUSTRALIA OO MAANTA HALKII SII KA SII SOCDAY IYO WASIIR KA SOCDA DOWLADA HOOSE […]

Jaaliyada Ogadeniya ee Magaalada London oo Canbaareysay dhaqan xumada gumeysiga Ethiopia

Jaaliyada Ogadeniya ee Magaalada London oo Canbaareysay dhaqan xumada gumeysiga Ethiopia

24/11/2012 cambaareyn ay jaliyada magaalada London ee wadanka UK usoo jeedineyso shirkii waxshinimada ahaa ee ay Gumeysiga iyo Gacanyarahiisu (Cabdi UBBO)  ku qabteen magaalada iigjiga. […]

Asxaabul Ukhduud iyo Jigjiga – Bashiir Yusuf

Asxaabul Ukhduud iyo Jigjiga – Bashiir Yusuf

Inta aynaan akhriyin Q.2aad ee qormadii cinwaankeedu ahaa (Shirka Jigjiga – Miyir Daboolanka Muquunsan)  ee qoraaga maqalka mudane Bashiir Yusuf uu sida xikmada leh uga […]

Asxaabul Ukhduud iyo Jigjiga – Bashiir Yusuf

Asxaabul Ukhduud iyo Jigjiga – Bashiir Yusuf

Qur’aanka Kariimka ah Rabi wuxuu inoogu sheegay Qiso lamagac baxday “Asxaabul Ukhduud.” Aadamigu markuu kibro waxaa caado u noqota in uu ku raaxaysto ‘Ciqaabta dhigiisa’. […]

IGAD: The Expected Role “Regional Development, Sustainability and Integration” and Current Situation – by Yakume

IGAD: The Expected Role “Regional Development, Sustainability and Integration” and Current Situation – by Yakume

IGAD was established in 1986 as IGADD, with a mandate to mitigate drought effects and combat desertification in the East / Horn of Africa region. […]

Shirkii xubnaha Jaaliyadda Norway oo Lagu Qaatay Go’aamo Dhaxal-gal ah

Shirkii xubnaha Jaaliyadda Norway oo Lagu Qaatay Go’aamo Dhaxal-gal ah

  Oslo- Waxaa caawa fiidkii caasimaddaOslo ee dalkaNorway, lagu soo gaba-gabeeyey shirkii xubnaha Jaaliyadda S. Ogadenia oo bishiiba hal mar la qabto. Shirkan oo ay […]

CUN oo CAAWI! Xaflad lagu qabanayo Stockholm, Sweden 2 December 2012

CUN oo CAAWI! Xaflad lagu qabanayo Stockholm, Sweden 2 December 2012

Ogaysiis: waxaa dhamaan bulshada Sweden ee caasimada Stockholm & nawaaxigeeda ku noolba lala socodsiinayaa, in ururka (OYSU-SWEDEN) uu qaban doono munaasabad loogu magac daray cun […]

Xubnaha JOKA oo loogu baaqayo ka soo qaybgalka Shir balaadhan oo lagu Qaban doono Magaala madaxda Pretoria

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan xubnaha Jaliyada Ogadeniya ee ku nool Gauteng,  Mpolanga, Limpopo iyo Rustanburg inay ka soo qayb galaan kulan weyn oy isugu imanayaan […]

OYSU South Africa iyo maamulka JOKA oo marti Qaaday Arday Mareykan ah

OYSU South Africa iyo maamulka JOKA oo marti Qaaday Arday Mareykan ah

Xafiiska jaaliyada JOKA ee Johannesburg iyo Xubnaha OYSU South Africa ayaa kulan laqaatay arday Mareykan ah oo Koonfur Afrika u imaaday baadhitaan (PhD research) uu ka […]

Ethiopia oo Dib Oogu Noqotay Qarnigii 17aad (Zemene Masafint-gii)

Ethiopia oo Dib Oogu Noqotay Qarnigii 17aad (Zemene Masafint-gii)

Markay dunidu maqasho magaca Ethiopia waxaa lasoo xasuustaa ama ay lamacno (synonym) tahay, gaajo, abaaro, saboolnimo, cuduro & meel hadd & jeer eey dagaalo ka […]

Ethiopia oo Dib Oogu Noqotay Qarnigii 17aad (Zemene Masafint-gii) – Xassan Macallin

Who Owns the Ethiopian Nation-State?

Who Owns the Ethiopian Nation-State?

Part I: Definition, theories and a model for the nation-state Dr. Udub M. Mukhtar, PhD November 6, 2012 While the Ethiopian reformation in 1991 from […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay