Archive for: November, 2012

Ogeysiis iyo Digniin – warqad gudaha laga soo diray oo muhiim ah.

Ogeysiis iyo Digniin  – warqad gudaha laga soo diray oo muhiim ah.

Waxaa lakala diray odayaashii iyo dadkii la’isugu keenay jilidda riwaayadii ka socotay Jigjiga. Waxyaaba badan oo dhaqanka iyo diintaba ka soo horjeeda ayaa dadkii meesha […]

 
 

Baarlamaanka Kenya iyo midka Itobiya – Faarax M. dawaare iyo Cabdi iley

Baarlamaanka Kenya iyo midka Itobiya – Faarax M. dawaare iyo Cabdi iley

Xusuus- Kenya iyo Itobiya waa laba dal oo daris ah. Dal ku faana in aan waligii la soo gumaysan iyo dal u dabaaldagi doona Sanadguuradii […]

 
 

Universal TV talaabo sharci malaga qaadi karaa?

Universal TV talaabo sharci malaga qaadi karaa?

   Waa su’aal uu soo dhex dhigay qoraaga shabakadda radiojigjiga.com isagoo baadhitaankiisa ku soo helay in Unv.TV uu qayb ka yahay xasuuqa lagu hayo dadweynaha […]

 
 

Shirka Jigjiga: Miyir-daboolanka muquunsan

Shirka Jigjiga:  Miyir-daboolanka muquunsan

Maqaal aad u xiisab badan ayuu qoraaga Bashiir Yusuf ku cabiray wixii ka dhacay Jigjiga maalmihii inaga tagay taasoo dad badan oo daawaday ay u […]

 
 

Shirka Jigjiga: Miyir-daboolanka muquunsan – Bashiir Yusuf

Shirka Jigjiga:  Miyir-daboolanka muquunsan – Bashiir Yusuf

Mar baan Mudanta Ciida ah Cadowga iga Mahoogigayoo Murugadeeda Ooyaa. Baydkan gaaban waxaan ka soo ergistay Hees Wadani ah oo uu leeyahay fanaanka Xasan Aadan […]

 
 

Hawlgalo farabadan oo lagu naafeeyay ciidamada cadawga

Hawlgalo farabadan oo lagu naafeeyay ciidamada cadawga

Wararka naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo lagu qaaday askarta gumaysiga Ethiopia ee jooga dhulka Ogaadeniya. Dagaaladaasi oo ciidamada […]

 
 

OYSU oo idiinku baaqaya barnaamijkii – Cun oo caawi –

OYSU oo idiinku baaqaya barnaamijkii – Cun oo caawi –

Waxay dhalinyarada iyo ardayda ku midaysan ururka OYSU ku qaban doonaan dunida dacaladeeda barnaamij aad u qiimi badan oo loogu magacdaray Cun oo Caawi. Barnaamijkan […]

 
 

Itobiya; yaan doonayn in assayda la dhigo !!

Itobiya; yaan doonayn in assayda la dhigo !!

Mingistu Xayle Maryam Hooyadii ayaa waxay u oyday 3ex litir oo ilmo ah willkeedii oo furanta dagaalka jiray wakhtigii ogaden war waxayna ku laxaamaday daasad. Waxay […]

 
 

Xukuumadda Itobiya oo doonaysa dacaayad beenaad inay ku sharciyayso Dastuurkeeda

Xukuumadda Itobiya oo doonaysa dacaayad beenaad inay ku sharciyayso Dastuurkeeda

Bayaan Saxaafadeed 19-11-2012 Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ayaa bayaan ay saxaafadda u qaybisay ku sheegtay in xukuumadda Itobiya maalmihii la soo dhaafay ka waday Ogadenya […]

 
 

The Ethiopian government’s search of false legitimacy for its constitution

The Ethiopian government’s search of false legitimacy for its constitution

Press Release November 19, 2012 The Ethiopian regime has been organizing the past few days in Ogaden what it termed as “a national gathering for […]

 
 

Norway Kaalinteey ka qaadan kartaa arimaha Itoobiya?

Norway Kaalinteey ka qaadan kartaa arimaha Itoobiya?

Cinwaankan wuxuu halku dhag u ahaa shirweyn oo ay isugu yimaadeen dhamaan dhinacyada ay khusayro arimaha Itoobiya. Shirka wuxuu ka dhacay maanta oo ay taarikhdu […]

 
 

OYSU-Texas : U Dhaqaaqa Caruurta Suuriya/Falastiin/Ogadenya

OYSU-Texas : U Dhaqaaqa Caruurta Suuriya/Falastiin/Ogadenya

Dhalinayarada OYSU-Texas ayaa todobaadkan kala qaybgalayay banaanbaxyo ay ka dhigayeen Texas jaaliyadaha Suuriya iyo Falastiin. Banaanbaxyadan ayaa loogu talagalay in caalamka lagu gaadhsiiyo dhibaatada ka […]

 
 

Ogaden refugees’ body condemns East Leigh bus blast!

Ogaden refugees’ body condemns East Leigh bus blast!

We the ORC leadership strongly condemn the bloody bus explosion of November 18th  2012 in the Nairobi’s suburb, East Leigh where seven innocent passengers lost […]

 
 

Maamulka Jaaliyadda Norway oo Cambaareeyey Bah-dilka lagu hayo Odayaasha dhaqanka Soomaalida Ogadenia.

Maamulka Jaaliyadda Norway oo Cambaareeyey Bah-dilka lagu hayo Odayaasha dhaqanka Soomaalida Ogadenia.

Oslo: Waxaa gelinkii dambe ee maanta kulan dag dag ah isugu yimid maamulka JaaliyaddaNorway, oo ka arinsanayey bahdilka iyo gumeynta foosha xun ee taliska Woyaanuhu kula […]

 
 

Odayaasha Dhaqanka Iyo Hogaanka Ciidanka ONLF : Dhulka Anagaa Lehe –

Odayaasha Dhaqanka Iyo Hogaanka Ciidanka ONLF : Dhulka Anagaa Lehe –

Shalay oo ay taarikhdu ku beegantahay 18/11/2012 ayay shir balaadhan isugu yimaadeen Oday dhaqameedka Ogadeniya. Shirka oo kadhacay dalka Koonfur Africa ayaa ahaa midkii ugu […]

 
 

Cabdullaahi Xuseen oo ka qeyb galay kulanki OYSU Sweden

Cabdullaahi Xuseen oo ka qeyb galay kulanki OYSU Sweden

Waxaa maanta kulan balaadhan isugu yimid midawga dhalin yarada & ardayda S/Ogadenia (OYSU-Sweden) faraca magaala madaxda Stockholm. Dhalinta ayaa waxay ka arinsanayeen hawla badan oo […]

 
 

Ceel-wayne iyo Dhanaan dhexdooda oo gaadhi iyo ciidankii saarnaa lagaga gubay cadawga

Ceel-wayne iyo Dhanaan dhexdooda oo gaadhi iyo ciidankii saarnaa lagaga gubay cadawga

Wararka naga soogaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya inay kamiin u dhigeen 15/11/2012 Cutub katirsan CWXO Gaadiid Gumaysi uu lahaa oo marayey inta u dhaxaysa […]

 
 

Itobiya Waa dalka dhaqankiisu ahaan jiray waligii hadana yahay – Maxamad Ismaaciil

Itobiya Waa dalka dhaqankiisu ahaan jiray waligii hadana yahay – Maxamad Ismaaciil

Umad gumaysi ku jirta waxa ugu horeeya ee laga doonayo waa inay fahamto gumaysi wuxuu yahay. Taas ayaa u sahlaysa inay qiimayso xaaladda ay ku […]

 
 

Itobiya Waa dalka dhaqankiisu ahaan jiray waligii hadana yahay – Maxamad Ismaaciil

Itobiya Waa dalka dhaqankiisu ahaan jiray waligii hadana yahay – Maxamad Ismaaciil

Sida caadiga ah meeshii gumeysi iyo cadaadis ka jiro, waxaa ka jira iska caabin iyo gobonimadoon. Halgan gobonimadoonku ma aha iska doon doon ee waa […]

 
 

Abraha Wolde’s conference in Jigjiga and the agenda behind it

Abraha Wolde’s conference in Jigjiga and the agenda behind it

General Abraha Wolde, the commander of the Ethiopian army’s Southern Division based in Harar, who singlehandedly rules the Ogaden with iron-fist, has lately been busy […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay