Archive for: November, 2012

Odayaashii lagu soo xareeyay Jigjiga oo ka xogwaramay ujeedada loo soo ururiyay

Odayaashii lagu soo xareeyay Jigjiga oo ka xogwaramay ujeedada loo soo ururiyay

Riwaayadda ka socota Jigjiga ee sida la wada arkayo uu soo alifay Abraha Wolde dhamaystirkeedu waa fashal. Sababtoo ah kuwa jilaya iyo kuwa daawanaya iyo […]

 
 

Daggaalo ka dhacay Ogadeniya oo ciidamada nacabka gumeysiga Ethiopia lagu waxyeeleyay

Daggaalo ka dhacay Ogadeniya oo ciidamada nacabka gumeysiga Ethiopia lagu waxyeeleyay

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhawr ah oo ka dhacay wadanka Ogaadeeniya dagaaladaasi oo cadowga lagu soo gaadhsiiyay khasaare  lixaadle […]

 
 

Abdullahi Hussien addresses a human rights conference in Gothenburg, Sweden

Abdullahi Hussien addresses a human rights conference in Gothenburg, Sweden

Abdullahi Hussien, the whistle-blower who defected from the Ethiopian appointed administration in Ogaden and exposed the rampant human rights abuses taking place in the region, attended an influential human […]

 
 

Shirkii uu soo qaban-qaabiyay Abraha Wolde ujeedadii laga lahaa iyo dhamaadkiisa

Shirkii uu soo qaban-qaabiyay Abraha Wolde ujeedadii laga lahaa iyo dhamaadkiisa

Wuxuu caalamka si fiican u ogaaday inuu ka dambeeyay jeneraalka fadhiya Harar Abraha Wolde burburinta wadahadalkii ay dawladda Kenya martigalisay ee u dhexeeyay xukuumadda Itobiya […]

 
 

Maxaa lagaga hadlay shirkii Xuquuqda Aadanaha iyo Xoriyadda Saxaafadda

Maxaa lagaga hadlay shirkii Xuquuqda Aadanaha iyo Xoriyadda Saxaafadda

Waxaa lagu qabtay dalka Sweden shirku lagaga hadlayay xuquuqul insaanka iyo xoriyadda saxaafadda oy soo diyaariyeen hayado fara badan oo isu tagay. Waxaa garab socday […]

 
 

Halkan ka dhageyso Wareysi Cabdullahi Xusen uu siyay Sverige Radio kadib shirki Human rightska

Halkan ka dhageyso Wareysi Cabdullahi Xusen uu siyay Sverige Radio  kadib shirki Human rightska

Hoos waxaad ka dhageysataan Wareysi qiimibadan oo Halyey Cabdulullahi Xuseen uu siiyay Radio laga leeyahay wadanka Sweden. Wareyisgan ayaa laga qaaday maanta mar uu ka […]

 
 

Ethiopia – Best Woyane Regional Presidents or Woyane Crime Team Members! – By Yakume

Ethiopia – Best Woyane Regional Presidents or Woyane Crime Team Members! – By Yakume

Corruption, human crimes and dictatorship, ignorance and propaganda creation are the key factors to evaluate performance and relationship in the Woyane system. The Gambella, Debub […]

 
 

Guusha way noo muuqataa anaga

Guusha way noo muuqataa anaga

Waxaa laga yaabaa inay dadka badankii u qaataan cinwaankan Riyo-maalmeed. Hasa ahaatee qofkii leh aragti-fog (basiira) waxyaaba badan ayuu ka dhex arki karaa siday arimaha […]

 
 

Hawlgalo cadawga lagu naafeeyay oo meela kala duwan ka dhacay

Hawlgalo cadawga lagu naafeeyay oo meela kala duwan ka dhacay

Wararka nagasoo gadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegaano kamid ah dalka Ogaadenya ku waasi oo askarta gumaysiga Itobiya loogu gaystay […]

 
 

JOKA oo ugu baaqaysa jaaliyadda inuu soo wargaliyo qofkii dhibaato kala kulma booliska

JOKA oo ugu baaqaysa jaaliyadda inuu soo wargaliyo qofkii dhibaato kala kulma booliska

Dalka Koonfur Africa waxaa  ku nool Somali aad ufara badan oo ka kala yimid meela kala duwan. Dadkaa ayaa waxay kala kulmaan dhibaatoyin kala duwan […]

 
 

Abraham Wolde oo qorshahe u dajiyay Cabdi iley loona akhrin doono odayaasha

Abraham Wolde oo qorshahe u dajiyay Cabdi iley loona akhrin doono odayaasha

Wararka naga soo gaadhaya guud ahaan dalka gaar ahaan magaalada Jigjiga waxay muujinayaan inuu shacabka fahmay sababaha ay u fashilmeen shirkii ka socday Nairobi iyo […]

 
 

Shirkii Jaaliyadaha London oo guul ku soo dhamaaday & Madaxda JWXO oo warbixino siiyay jaaliyadda

Shirkii Jaaliyadaha London oo guul ku soo dhamaaday & Madaxda JWXO oo warbixino siiyay jaaliyadda

Magaalada London ee Cariga Ingiriiska waxaa ku qabsoomay kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadaha Ogadeniya ee ka dhisan wadanka UK. Kulankan oo u jeedadiisu aheyd […]

 
 

Warbixin: Tababarki 2aad ee Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo maanta furmay.

Warbixin: Tababarki 2aad ee Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya oo maanta furmay.

Tababarkii Usocday Jaaliya Soomalida Ogadenia ee Victoria oo Dib u bilowday maanta. Waxaa maanta oo ay ku beegan tahay taariikhdu 11/11/2012 dib u bilowday Tababarkii […]

 
 

Muuqalo: Tababarki 2aad ee Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya

Muuqalo: Tababarki 2aad ee Jaaliyada Ogadeniya ee Victoriya
 
 

Sawiro”Shir aad u heersareeya ayaa kasocda Magaalada London ee Wadanka UK

Sawiro”Shir aad u heersareeya ayaa kasocda Magaalada London ee Wadanka UK

waxaa shir si aad u xoog badan loosoo abaabulay kasocda magaalada London ee wadanka UK. Shirkan oo Madaxda Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya kasoo qeyb galeen. […]

 
 

Walbahaar ka jira lacagaha gargaarka ah ee lasiiyo Ethiopia iyo UK oo soosaartay deeqda ay siiso Ethiopia oo dhan 1.325 Billion.

Walbahaar ka jira lacagaha gargaarka ah ee lasiiyo Ethiopia iyo UK oo soosaartay deeqda ay siiso Ethiopia oo dhan 1.325 Billion.

Wasaarada Deeqaha horumarka ee wadanka Boqortooyada Britain ayaa soo saartay deeqaha uu siiyo wadamada sookoraya. Hadaba waxaa haayadan oo horey loogu eedeyay Deeqda ay siiso […]

 
 

Gaadhi Askarta gumaysiga lagaga gubay duleedka Qabridahar

Gaadhi Askarta gumaysiga lagaga gubay duleedka Qabridahar

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in shalay makhribkii oo ay Taariikhdu ahayd 10 Noveber 2012 ay Cutub katirsan NH/CWXO ugaleen wadada […]

 
 

Cabdi iley oo raadinaya qof uu ku reebo dambiyadii uu ka galay shacabka

Cabdi iley oo raadinaya qof uu ku reebo dambiyadii uu ka galay shacabka

Tan iyo intii ay banaanka u soo baxeen cajaladihii muuqaalka ahaa ee kashifay dambiyada uu ka galay gacan-ku-dhiigle Cabdi iley shacabka reer miyiga ah, isagoo […]

 
 

Muxuu ku mutaystay dhibkan loo gaystay

Muxuu ku mutaystay dhibkan loo gaystay

Shacabka S.Ogadenia oo kamid ah shucuubta fara kutiriska ah ee wali ay dulsaarantahay heeryada gumaysiga ayaa ah kuwo ay ka muuqato diifta iyo dhibaatada uu […]

 
 

Press Statement: USCIRF Deeply Concerned by Emerging Religious Freedom Violations in Ethiopia

Press Statement: USCIRF Deeply Concerned by Emerging Religious Freedom Violations in Ethiopia

FOR IMMEDIATE RELEASE November 8, 2012| By USCIRF The U.S. Commission on International Religious Freedom (USCIRF) is deeply concerned about the increasing deterioration of religious […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay