Archive for: November, 2012

Jaaliyada Victoriya iyo OYSU Melbourn oo ka qeyb galay Xaflad lana kulmay Madax kamida Dowlada Australiya

Jaaliyada Victoriya iyo OYSU Melbourn oo ka qeyb galay Xaflad lana kulmay Madax kamida Dowlada Australiya

Jaaliyadweynta Ogadeniya ee Victoria wadanka Australia iyo Ururka dhalinta OYSU Melbourn ee gobolkaas ayaa kawada qeyb galay Xaflad loo sameeyay Dadka qaxoontiga ah ee Victoria […]

 
 

Cali Dhaanto iyo hobolada Waayaha Cusub – Waan khaldanaa waa Geesinimo

Cali Dhaanto iyo hobolada Waayaha Cusub – Waan khaldanaa waa Geesinimo

Waxaan si aad ah u soo dhaweynaynaa hadaan nahay bahda Warfaafinta JWXO abwaanada iyo hobolada ka soo noqday khaladkoodii, ka dib markay indhahooda ku soo […]

 
 

Cali Dhaanto, oo ka qeybgalay xaflad heersare ah oo Dhalinta OYSU ee Jaaliyada Kenya qabatay caawa.

Cali Dhaanto, oo ka qeybgalay xaflad heersare ah oo Dhalinta OYSU ee Jaaliyada Kenya qabatay caawa.

Cali Dhaanto Iyo Waayaha Cusub oo cafis Weydiistay Jaaliyada Ogadeniya Xaflad bandhig faneed ah oo ururka Dhalinyarada Ogaadeeniya ee OYSU  ay soo qaban qaabiyeen ayaa […]

 
 

Amnesty International public Statement – Ethiopia: Government continues to target peaceful Muslim protest movement

Amnesty International public Statement – Ethiopia: Government continues to target peaceful Muslim protest movement

There was a great demonstration this Friday at the Grand Anwar mosque in Addis Ababa. From last year the tension was high between the Ethiopian […]

 
 

C/raxmaan Bootaan oo ku maqan sidii looga bartay gumaysiga : marka hore sumcada ka dil deedna gawrac – Dr. Maxamud Macallin

C/raxmaan Bootaan oo ku maqan sidii looga bartay gumaysiga : marka hore sumcada ka dil deedna gawrac – Dr. Maxamud Macallin

Cabdiraxmaan Bootaan wuxuu ahaa qoraagii webabka wayaanaha ee EEGA.COM, Cakaaranews iyo Xogogaalonline. Dr. Maxamud Macallin oo Jigjiga nooga soo diray warkan ayaa ku bilaabay, inta […]

 
 

CJWXO oo saaka kugalay Cidamada gumeysiga meel u dhow Qabridahare

CJWXO oo saaka kugalay Cidamada gumeysiga meel u dhow Qabridahare

02/11/2012- Ciidamada Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa Saaka aroorti jidgooye u dhigay Ciidan duulaan ah oo kamida ciidamada Gaarka ah ee Gumeysiga Ethiopia ee u […]

 
 

Nabada ka jirta Ogadenya waa mid aan la doonaynin in la arko

Nabada ka jirta Ogadenya waa mid aan la doonaynin in la arko

Dawladaha Kali-Taliska ah waxay caan ku yihiin beenta iyo qarinta wadciga dhabta ah ee ka jira dalalkooda. Waxayna ku shaqeeyaan halku-dhiga caalamka u yaqaano- Goebbelsian […]

 
 

Ururka OYSU oo munaasabad aad u qiimo badan ku qabtay dalka Yemen oo ay ku xusayeen Ciida.

Ururka OYSU oo munaasabad aad u qiimo badan ku qabtay dalka Yemen oo ay ku xusayeen Ciida.

Ururka Dhalinyarada OYSU ee dalka Yemen ayaa shir ay ku xusayeen munaasabadii Ciidal Adxaa oo aad qiimo badan ku qabtay caasimadda dalka Yemen ee Sanca. Munaasabada ayaa sidoo kale lagu taageerayay go’aankii […]

 
 

Raisal Wasaaraha Cusub ee Gumeysiga Ethiopia Vs Xaaski Malise oo Guri isku heysta

Raisal Wasaaraha Cusub ee Gumeysiga Ethiopia Vs Xaaski Malise oo Guri isku heysta

Raisal wasaariii Cusbaa ee badalay Kaligi taliye Zenawi waxaa loo diiday innuu guriga madaxtooyada dago halkaas oo ay ku nooleyd xaaski Malise. Warbaahinta Caalamka ayaa […]

 
 

Raadraaca barnaamijkii Raadraac ee SomaliSat.

Raadraaca barnaamijkii Raadraac ee SomaliSat.

Waxyaaba badan ayaad moodaa inuu shacabka Somaliyeed iskaga khaldamay mudadii ay ku jireen dayowga siyaasiga ah. Waxayna arinta dayowgaa siyaasiga ah si dhab ah uga […]

 
 

Daggaal Baabili ka dhacay iyo Dabaqoodhi ka goostay Magaalada Fiiq oo isu dhibay CWXO

Daggaal Baabili ka dhacay iyo Dabaqoodhi ka goostay Magaalada Fiiq oo isu dhibay CWXO

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaal ka dhacay meel udhow Baabili iyo maleeshiyaadka Dabaqoodhiga hawaarinta oo baxsadayTaariikhdu markay ahayd 30/10/2012  Deegaanka […]

 
 

TV-ga Somali Sat oo Diirada Saaray Qadiyada Ogadeniya Doodi halkan ka daawo:

TV-ga Somali Sat oo Diirada Saaray Qadiyada Ogadeniya Doodi halkan ka daawo:

Aqoonyahan Cabdiraxmaan oo ah muwaadin somalida Ogadeniya oo ku nool Greater Mancheter ayaa ka qeyb galay barnaamij ay qabteen Somali Sat oo ay ugu magacdareen […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay