Archive for: December, 2012

Sawiro: 30 Sawir hoos ka daawo Shirki Jaaliyada Sweden

Sawiro: 30 Sawir hoos ka daawo Shirki Jaaliyada Sweden

Qadadi Furitaanki Shirka Xalimo Gobaad oo ka qeyb gashay siminaaro Maqal iyo Muqaal ku baxayHAlgame Riyaale Xaamud oo Warbixin iyo Gubaabo siinaya Xubnaha JaaliyadaMaamulka Cusub ee Jaaliyada […]

 
 

Warbixin: Shirweyne lagu doortay maamul Cusub Jaaliyada sweden

Warbixin: Shirweyne lagu doortay maamul Cusub Jaaliyada sweden

Maalinimadii  Sabtida  ee  ay taariikhdu  ku  beegnayd  29-12-2012 ayaa  jaaliyada  S/Ogadenia  ee dalka  Sweden  waxay  isugu  yimaadeen dhamaan bulshada  qaybaheeda  kala duwan, sida Ururka  Haweenka  Ururka  Dhalin  yarada (OYSU) & Jaaliyada  guud  kulan  aad  u baladhaan  oo ay  marti galisay  jaaliyada  magaalada  Hallasthammar.   Kulankan  oo wajiya  badan xambaarsanaa  kana  soo  qayb galeen  dhamaan  laamaha  jaaliyada oo ka koobnaa ilaa 8 […]

 
 

Ururka OYSU ee Galbeedka Australia (Perth) oo qabtay Barnaamijka Cun oo Caawi.

Ururka OYSU ee Galbeedka Australia (Perth) oo qabtay Barnaamijka Cun oo Caawi.

Maanta  taariikhdu tahay 30\12\12 ayaa wuxuu  Ururka Midawga dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya  ee Galbeedka Australia  (Perth) ay  ku qabteen barnaamij ay ugu magac dareen Cun oo Caawi. Barnaamijkan oo […]

 
 

Sheekh Maxamed Cabdi Yaasiin (Diirane ) oo Siminaar siiyay xubnaha Jaaliyada South Africa “JOKA”

Sheekh Maxamed Cabdi Yaasiin (Diirane ) oo  Siminaar siiyay  xubnaha Jaaliyada South Africa “JOKA”

 Hogaanka Arimaha bulshada & Abaabulka Jabhadda wadaniga xoreynta Ogadeniya  ONLF   Halgame Sheikh Maxamed Cabdi Yaasiin ‘’Diirane’’ayaa Siminaar  siiyay  Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee  faraca  magaalada Cape […]

 
 

Warbixin: 21 Daggaal oo Ciidamada ONLF ku qaadeen Gumeysiga inti u dhaxeysay 11 – 24 December 2012

Warbixin: 21 Daggaal oo Ciidamada ONLF ku qaadeen Gumeysiga inti u dhaxeysay 11 – 24 December 2012

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Dagaalo farabadan oo lagu qaaday askarta gumaysiga Ethiopia ee mooraalka jabasan ee […]

 
 

Ethiopia: the Trouble with the Political Oppositions “The Situation and Direction of Ethiopia after Formation of Ginbot 7 Popular Force, and Will Ginbot 7 Popular Force become TPLF or ONLF of Amhara?”

1.      Overview Ethiopia is one of the poorest countries in the world, and large percentage of the population lives in absolute poverty. Ethiopia is the oldest […]

 
 

Sheikh Maxamed Cabdi Yaasiin (Diirane) oo Muxaadaro Diini ah ku qabtay South Africa

Sheikh Maxamed Cabdi Yaasiin (Diirane) oo Muxaadaro Diini ah ku qabtay South Africa

Hogaanka Arimaha bulshada & Abaabulka Jabhadda wadaniga xoreynta Ogadeniya (JWXO) Mudane Sheikh Maxamed Cabdi Yaasiin ( Diirane )  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay  27/12/2012 […]

 
 

ONLF Press Release,

The Ethiopian regime’s desperate attempt to hide its failure in Ogaden by concocting yet again another false peace agreement with a so-called ONLF faction There are […]

 
 

Xafladi Qalinjabita Koorsada Alifle oo ka dhacday Xarunta Jaaliyada Miftaxul Xoriyo

Xafladi Qalinjabita Koorsada Alifle oo ka dhacday Xarunta Jaaliyada Miftaxul Xoriyo

koorsada Alifle ee machadka Kaafi ayaa dacfadii 19aad maanta loogusoo xidhay xubnaha jaaliyada faraca Miftaaxul Xoriyo. Casharada lagu qaatay Koorsada Alifle waxaa kamid ahaa Taariikhda […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU Melbourn oo kulankoodi caadiga ahaa isugu yimid

Ururka Dhalinyarada OYSU Melbourn oo kulankoodi caadiga ahaa isugu yimid

Maanta oo bishu tahay 26 December 2012 waxeey ururka OYSU Melbourne iskugu yimaadeen shir ay ku falanqeeynayeen  wax qabadka iyo qorshayaasha ururka miiska u saaraan. Shirkaan ayaa […]

 
 

Ku socota Cabdinuur- Timirtii horaaba dab loo waayey

Ku socota Cabdinuur- Timirtii horaaba dab loo waayey

By Abdirahman Hollywood  Waxaa baryahan saxaafadda Soomaaliyeed siiba baraha internet(ka) iyo idaacadaha sida VOA la’isla dhex marayaa in ururka ONLF kala qayb samay kadib markii […]

 
 

Hoggaanka HAAB oo la kulmay odayaasha & waxgaradka ku nool wadanka South Africa

Hoggaanka HAAB oo la kulmay odayaasha & waxgaradka ku nool wadanka South Africa

HAAB jwxo oo la kulmay odayaasha & waxgaradka ku nool wadanka South Africa Hogaanka waaxda Arimaha bulshada & Abaabulka Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Mudane Sheikh […]

 
 

Intii Guusha u Qalanta umbaa ku Guulaysan

Opinion: Qofna shaki kagama jiro inuu gumaysiga ka dhex kaluumaysanayo xubnaha iyo taageerayaasha, oo sidaan ugu dadaadalyno inaan ka kasbano cadawga ilaa heerka ugu sareeya […]

 
 

Khudbadii Gudomiyaha Jaaliyada Bariga Afrika Halkan ka daawo-Shirki OYSU

Khudbadii Gudomiyaha Jaaliyada Bariga Afrika Halkan ka daawo-Shirki OYSU
 
 

Wadanka UK oo baadhitaan ku helay Deeqda ay siiso Ethiopia oo dil iyo kufsi loo adeegsado.

Wadanka UK oo baadhitaan ku helay Deeqda ay siiso Ethiopia oo dil iyo kufsi loo adeegsado.

Wasaarada Horumarinta iyo Deeqaha Wadanka Boqortooyada Ingiriiska ayaa eedeyn badan iyo maamul xumo loosoo jeediyay ku aadan deeqda ay siiso wadanka Ethiopia oo lasoo xaqiijiyay […]

 
 

Muuqaalo: Shirki Ka dhacay Nairobi 23/12/2012 sawiradisi kobtan ka daawo

Muuqaalo: Shirki Ka dhacay Nairobi 23/12/2012 sawiradisi kobtan ka daawo
 
 

Warbixin: Ururka Dhalinyarada Jaaliyada Ogadeniya ee Kenya oo Kulan ku qabtay Nairobi

Warbixin: Ururka Dhalinyarada Jaaliyada Ogadeniya ee Kenya oo Kulan ku qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya: 23 December 2012 Waxaa  shir balaadhan isugu yimid  Xubnaha  Ururka  Midowga dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenia  ee Bariga  Africa kaasi oo kadhacay Xarunt a ururka ee  Magaalada […]

 
 

Xafladi Habeenka Hobalada London iyo OYSU oo si heersare ah London uga dhacday

Xafladi Habeenka Hobalada London iyo OYSU oo si heersare ah London uga dhacday

Magaalada London ayaa waxaa habeenimadi Sabtida 22/12/2012 waxaa ka dhacday xaflad lagu taagerayo halganka shacabka Somalida Ogadeniya oo si heer sare ah u dhacday oo […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee Melbourn oo ka qeybgashay shirka Jaaliyada oromadu ku qabatay Australiya

Jaaliyada Ogadeniya ee Melbourn oo ka qeybgashay shirka Jaaliyada oromadu ku qabatay Australiya

  Maanta oo bishu tahay 23 December 2012 waxaa xubno ka mid ah jaaliyada S/Ogadenia ee Victoria  gaar ahaan ururada bulshada sida ururka OYSU Melbourne […]

 
 

Radio Xoriyo: Waraysi qiimo badan oo dheer halganto Canab Fooleey

Radio Xoriyo: Waraysi qiimo badan oo dheer halganto Canab Fooleey

Waraysi qiimo badan oo dheer oo ay halganto Canab Fooleey kaga waramayso halgamadii 1964,1977,1994 Kobtan ka dhageyso radio xoriyo

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay