Archive for: December, 2012

Warbixinti waxqabadka OYSU ee Bishi November 2012 Kobtan ka aqriso.

Warbixinti waxqabadka OYSU ee Bishi November 2012 Kobtan ka aqriso.

November 2012 OYSU Newsletter (Sawirka hoose Guji si aad u aqrisato Journalka OYSU ee Warbixinti Bishii November 2012) November 2012 OYSU Newsletter  

 
 

Qabanqaabada Xaflada London ee Habeen danbe oo magaalada siweyn looga dareemayo

Qabanqaabada Xaflada London ee Habeen danbe oo magaalada siweyn looga dareemayo

Jaaliyada Ogadeniya ee London ayaa wada qabanqaabo xoogan oo ururka dhalinyaradu kuqabanayaan Xaflad Habeen danbe ka dhici doonta West London gaar ahaan xaafada southall. Galbeedka […]

 
 

Haayadaha Xuquuqul Insaanka u ololeeya oo Ethiopia ka guuray iyaga oo ka xun laba wajiilanimada Ree galbeedka

Haayadaha Xuquuqul Insaanka u ololeeya oo Ethiopia ka guuray iyaga oo ka xun laba wajiilanimada Ree galbeedka

Haayadaha Xuquuql Insaanka ee ka howlgala wadanka Ethiopia ayaa canbaareyn kulul usoo jeediayay Wadamada ree galbeedka oo ay ku sheegeen inay yihiin ama ku dhaqmaan […]

 
 

Haayada Xuquuqul Insaanka Human Rights Watch oo abaal marin siisay Suxufiyiinta Ethiopia ee cadaadiska ku hoosjira

Haayada Xuquuqul Insaanka Human Rights Watch oo abaal marin siisay Suxufiyiinta Ethiopia ee cadaadiska ku hoosjira

Afar wariye oo u dhashay wadanka Ethiopia ayaa la gudoonsiiyay Abaal gudka Hellman/Hammett 2012 oo ah abaal gud lasiiyo suxufiyiinta la kulma cabudhinta iyo cadaadiska […]

 
 

Daggaalo lagu jabiyay Woyanaha oo ka dhacay Deegaanka Dhadhame

Daggaalo lagu jabiyay Woyanaha oo ka dhacay  Deegaanka Dhadhame

Wararka naga soogaadhaya Xarunt Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaal culus oo shalay(18 DEC 2012) ka dhacay Deegaanka lagu magacaabo Golo-bero oo katirsan Dhadhame, Dagaalkaan oo mudo […]

 
 

Ogeysiis Xaflad Lagu qaban Doono Melbourn 12 January 2013 Ha moogaanin

Ogeysiis Xaflad Lagu qaban Doono Melbourn 12 January 2013 Ha moogaanin
 
 

Jigjiga – the bait of the Ethiopian Regime

Source: Ogaden Online Jigjiga is a city located in the north of the Ethiopian occupied Ogaden, a territory roughly the size of Germany and with an […]

 
 

Ururka Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya oo shir muhiim ah kuqabtay wadnka Masar garahaan Caasimada Qaahira

Ururka Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya oo shir muhiim ah kuqabtay wadnka Masar garahaan Caasimada Qaahira

Shir hagardaamoyinka Saxaafada Afka Somaliga ku hadasha looga haldlay:  shirkan waxaa  kasoqeyb galey xubnaha ururka OYSU ,odayaal iyo bulshada lamaheeda kaladuwan.  shirkan waxaa khudbado ku […]

 
 

Jawaabtii Rasuulka CS ayaa ku filan culumada fadhi-ku-dirirka ah

Jawaabtii Rasuulka CS ayaa ku filan culumada fadhi-ku-dirirka ah

Waxyaaba badan oon mudnayn in lagu mashquulo ayaa ku soo hormari intaynu ku jirno halganka aan aan kaga xoreynayno dalka cadawga dalka iyo diinta. Waxaana […]

 
 

Recent battles between ONLF and Woyane Forces in Ogaden

Recent battles between ONLF and Woyane Forces in Ogaden

Source: Ogaden Online In the last two months there has been an increase of battles between the Ogaden National Liberation Army (ONLA) and the Woyane occupation […]

 
 

Warbixinti Daggaaladi u danbeyay ee ka dhacay Ogadeniya iyo Wareysiyo Radiyo Xoriyo kaso diiyarisay halkan ka dhageyso

Warbixinti Daggaaladi u danbeyay ee ka dhacay Ogadeniya iyo Wareysiyo Radiyo Xoriyo kaso diiyarisay halkan ka dhageyso

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo farabadan oo is dabajooga ah ku waasi oo kadhacay wadanka Ogaadeenia Dagaaladaan farahabadan ayaa […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeeniye ee magaalada Garissa oo Shir isugutimid.

Jaaliyada Ogaadeeniye ee  magaalada Garissa oo Shir isugutimid.

Magaalada Gaarissa ee caasimada gobolka W/bari Kenya waxaa maanta ka dhacay shir ay isugu yimaadeen xubnaha Jaaliyada Ogaadeeniya, shirka oo ah shirkii caadiga ahaa ee […]

 
 

OYSU south Africa oo Ka-Qeybgalay Shir caalami ah oo lagaga hadalayey Caruurta iyo Haweenka

OYSU south Africa oo Ka-Qeybgalay Shir caalami ah oo lagaga hadalayey Caruurta iyo Haweenka

Haya’da caalamiga ah ee Action Support Center, ayaa Shalay qabatay shirwene lagaga hadalay xaalada caruurta iyo Hawenka Qarada Africa. Shirkan ayaa waxaa ka  soo qeyb galay […]

 
 

Guddiyada JOKA, OYSU iyo HAAB oo maanta shir ku wada qaatay Konfur Africa

Guddiyada JOKA, OYSU iyo HAAB oo maanta shir ku wada qaatay Konfur Africa

Madaxa Hogaanka Abaabulka iyo Arrimaha Bulshada ee JWXO mudane Maxamed Cabdi Yaasiin (diirane) oo waayadanba kormeer hawleed ku jooga waddanka Koonfur Africa ayaa manta kulan […]

 
 

HABEENKA- Hiddaha iyo Dhaqanka Fanka iyo suugaanta ee Hobalada London 22/December 2012. Ha moogaanin.

HABEENKA- Hiddaha iyo Dhaqanka Fanka iyo suugaanta ee Hobalada London 22/December 2012. Ha moogaanin.

Waa Habeen xiiso leh oo lasugaayay, Hamoogaanin Habeenka Hidaha iyo Dhaqaka fanka iyo suugaanta Somaliyeed ee Hobalada Magaalada London iyo Ururka OYSU UK kusoo bandhigayaan […]

 
 

The Ethiopian Prime Minister’s Dismal Performance on Aljazeera Interview

The Ethiopian Prime Minister’s Dismal Performance on Aljazeera Interview

In one of his first interviews he gave to the international media since assuming the reins of power in August 2012 after the death of […]

 
 

Ururka OYSU Koonfur Afrika oo Marti Sharaf u Sameeyay HAAB/JWXO

Ururka OYSU Koonfur Afrika oo Marti Sharaf u Sameeyay HAAB/JWXO

Waxaa Caawa oo ay taariikhdu  ku beegantahay 10/12/2012 marti sharaf u sameeyay   Wafdigii uu hogaaminaayay Hogaanka Arimaha bulshada & Abaabulak Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO […]

 
 

10ka December waa Maalinta Xuquuqul Insaanka Caalamka – Shaanbal Faysal Maxumad C/wali

10ka December waa Maalinta Xuquuqul Insaanka Caalamka – Shaanbal Faysal Maxumad C/wali

Waxaa caalamka laga xusayaa maanta – Maalinta Xuquuqda Aadanaha – Shirkii Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ee 1948dii ayaa la gudoonsaday in maalin caalamka […]

 
 

10ka December waa Maalinta Xuquuqul Insaanka Caalamka – World Human Rights Day

10ka December waa Maalinta Xuquuqul Insaanka Caalamka – World Human Rights Day

Shaanbal Faysal Maxumad C/wali Dhibaatooyinka Murugada leh ee ka dhaca Ogadenia. Ogadenia waxa ka jira dhibaatooyin murugo leh oo salka ku haya gumaad laguna gumaado […]

 
 

Jaaliyada Victoriya ee Australiya oo kulanki Bilahaa ahaa isugu timid

Jaaliyada Victoriya ee Australiya oo kulanki Bilahaa ahaa isugu timid

09/12/12- Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Victoria iyo qeybahaheeda kala duwan sida OYSU Melbourne, ururka haweenka iyo odayaasha ayaa qabsaday  shirkii bilaha ahaa oo dhacay maanta 09/12/2012. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay