Archive for: December, 2012

Muslimiinta Itobiya oo mudaaharaad balaadhan ka dhigay Adisababa

Muslimiinta Itobiya oo mudaaharaad balaadhan ka dhigay Adisababa

Waxaa Jimcihii banaabxa balaadhan ka dhigay masaajidka weyn ee Adisababa muslimiinta Itobiya oo weli ka cabanaya faragalinta ay dawladda ku hayso arimaha diinta. Inkastoo uu […]

 
 

R/Wasaaraha Itobiya wareysigii ay Al-Jazeera la yeelatay maxaa laga fahmay

R/Wasaaraha Itobiya wareysigii ay Al-Jazeera la yeelatay maxaa laga fahmay

Arimaha sida aadka u taageera qofka siyaasiga marka uu saxaafadda la hadlayo waa kalsoonida uu ku qabo naftiisa iyo umadda uu matalo. Wareysigii ay Jazeera […]

 
 

Socdaalki Hoggaanka HAAB-Wareysi Radiyo Xoriyo layelatay iyo Shirarki u danbeyay ee JOKA

Socdaalki Hoggaanka HAAB-Wareysi Radiyo Xoriyo layelatay iyo Shirarki u danbeyay ee JOKA

DHAGEYSO RADIO XORIYO WAREYSI HOGGAANKA HAAB –   Xayi Yare iyo Cabdiqani (Dr, Qiso) -South Africa: Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay  7/12/2012 waxaa shir […]

 
 

Jaaliyada Riyadh oo cabaaraysay shirkii qudhun-daac ee Jigjiga.

Jaaliyada Riyadh oo cabaaraysay shirkii qudhun-daac ee Jigjiga.

Shir ay kasoo qayb galeen dhamaan bulshada nawaaxiga Riyadh ayaa lagaga hadlay arima badan oo horumarinta halganka iyo xaalada jaaliyadda ku saabsan. Waxaa shirka furay gudoomiyaha jaaliyadda mudane Guuleed Wali jaanyar isagoo kusoo  dhaweeyay Shiekh […]

 
 

Appeal to stop handing over Ogaden Refugee to Ethiopian government.

Appeal to stop handing over Ogaden Refugee to Ethiopian government.

The self-declared republic of Somaliland officials have handed over Ogaden civilian to Ethiopian Intelligence who operates in that area of Hargaisa, on November 24 2012. […]

 
 

Hay’ada qoxootiga S.ogadenia ee dalka Yemen -Sana’a oo ka qaybgalay siminaaro iyo tababaro xagga Hogaaminta (leadership).

Hay’ada qoxootiga S.ogadenia  ee dalka Yemen -Sana’a oo ka qaybgalay siminaaro iyo tababaro xagga Hogaaminta (leadership).

Laga soo bilaabo bishii November dhexdeedii waxaa soconayay siminaaro ay ka qayb galayeen gudiga qoxootiga S.Ogadenya iyo xubnaha jaaliyada  ee Yemen -Sana’an oo ku saabsanaa maamulka iyo […]

 
 

Ururka dhalinyarada OYSU Yemen/Sanca oo shir isugu yimid uu khadka teleefoonka kaga qaybgalay Xoghaya guud.

Ururka dhalinyarada OYSU  Yemen/Sanca oo shir isugu yimid uu khadka teleefoonka kaga qaybgalay Xoghaya guud.

Waxaa shir ku qabtay dalka Yemen ururka dhalinyarada iyo ardayda OYSU faraca Yemen uu kala soo qayb galay khadka telephonka markii ugu horaysay xoghayaha guud ee […]

 
 

HAAB oo maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Port Elizabeth

HAAB oo maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Port Elizabeth

Hogaanka Abaabulka iyo Arimaha Bulshada mudane Sheikh Maxamed Yaasiin (Diirane) ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Port Elizabeth oo ah xarunta Gobolka Eastern Cape, […]

 
 

Ogaysiis muhiim ah oo ka soo baxay xafiiska JOKA

Ogaysiis muhiim ah oo ka soo baxay xafiiska JOKA

Waxaa La ogaysiinhaya dhaammaan xubnaha Jaliyadda S.Ogadenia ee ku sugan waddanka Koonfur Afrika gaar ahaan xarunta JOKA ee Port Elizbeth iyo nawaaxigeeda in uu jiro […]

 
 

Warmurtiyeed ka soo baxay Kulankii hawl-wadeenka iyo madaxda ururka ee gudaha

Warmurtiyeed ka soo baxay Kulankii hawl-wadeenka iyo madaxda ururka ee gudaha

  Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya – War-Murtiyeed 05/12/2012 Kulan ay ka soo qaybgaleen Xubnaha Golaha Dhexe ee ku sugan gudaha Ogadenya, Madaxda Gobolada, Talisyada Qaybaha, […]

 
 

Hawlgaladii CWXO ay qaadeen iyo maxaabiis badan oo laga sii daayay xeryaha Dh/buur

Hawlgaladii CWXO ay qaadeen iyo maxaabiis badan oo laga sii daayay xeryaha Dh/buur

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia gaara ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in Naftoodhurayaasha CWXO ee u taagan Xoraynta Ogadenia jab culus […]

 
 

Ethiopia: Ministry of Foreign Affairs is a house for Abyssinians Only! By Yakume

Ethiopia: Ministry of Foreign Affairs is a house for Abyssinians Only! By Yakume

Ethiopia is a country consists of more than 80 nations and nationalities with their own respective historical, cultural, linguistic, religious and other remarkable peculiarities. As […]

 
 

Warbixintii Shirkii Shalay Ka dhacay Sweden

Warbixintii Shirkii Shalay Ka dhacay Sweden

  02/12/2012 Xarunta jaaliyada Stockholm ee dalka Sweden waxaa kulan isugu yimid jaaliyada Sweden dhamaan laamaheeda kala duwan Kulanka oo ahaa kulan aad muhiim u […]

 
 

Sawiradi Shirkii ka dhacay Sweden Iyo soo dhaweynti Cabdullaahi Xuseen Halkan ka daawo

Sawiradi Shirkii ka dhacay Sweden Iyo soo dhaweynti Cabdullaahi Xuseen Halkan ka daawo
 
 

Ergaygii ka socday OYSU oo uga xogwaramay shirkii QM ee Geneva xaaladda ka jirta Ogadenya

Ergaygii ka socday OYSU oo uga xogwaramay shirkii QM ee Geneva xaaladda ka jirta Ogadenya

Shirkii lagu qabtay Geneva ee looga hadlayay arimaha xuquuqda aadanaha ayay wufuud ka socda hay’adaha xuquuqda shacabka Ogadenya u dooda ka qaybgaleen. Goobta shirweynaha ayaa […]

 
 

Siyaasiyiinta Somaliya iyo danaha Itobiya ay ka leedahay Dalkaa

Siyaasiyiinta Somaliya iyo danaha Itobiya ay ka leedahay Dalkaa

Somalida siyaasiyiin-tooda waa horjoogeyaal qabiil. Hadalkaa waxaa yidhi nin aqoonyahan ah oo cilimiga siyaasadda (political science) baac ku leh. Waxaadna moodaa in caalamka ay hadda […]

 
 

Canbaareyn shirkii bahdilka odayaasha iyo baaq ay jaaliyadda Denmark u soo gudbisay jaaliyadaha

Canbaareyn shirkii bahdilka odayaasha iyo baaq ay jaaliyadda Denmark u soo gudbisay jaaliyadaha

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 02/12/2012 ka dhacay caasimada wadankaDenmarkeeCopenhagenshir ay isugu yimadeen jaaliyadda S.Ogadenya. Shirkan oo si fiican loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo […]

 
 

RX ayaa ka wareystay Ku-xigeenka HWF uu kaga xogwaramayo cududda CWXO

RX ayaa ka wareystay Ku-xigeenka HWF uu kaga xogwaramayo cududda CWXO

Kuxigeenka Hogaanka Warfaafinta ee JWXO N/hure Maxamed Shariif oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ayaa waraysi dheer siiyey Radio Xoriyo. Mudane Shariif wuxuu uga […]

 
 

Shirweynihii UNPO – Ogadenya way xoroobi goor aan fogayn

Shirweynihii UNPO – Ogadenya way xoroobi goor aan fogayn

Ururka u dooda dadka xuquuqdooda la duudsiyay ee loo soo gaabiyo UNPO ayaa shirweyniiisii 11aad ku qabsaday November 30 2012.caasimada Switzerland ee Genva. Waxaa ka […]

 
 

Halgame Jaango iyo Habeenka San Diego New Year’s 2013

Halgame Jaango iyo Habeenka San Diego New Year’s 2013

ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay