Archive for: January, 2013

Kooxda Kaaramardha (The Karamarda Group) maxay ka yidhaahdeen Wadahadalkii fashilmay

Kooxda Kaaramardha (The Karamarda Group) maxay ka yidhaahdeen Wadahadalkii fashilmay

Maqaal aad u xiisa leh oo cinwaan looga dhigay – Wada-hadalkii dhicisoobay ; Saadaasha Gobolka Somalida iyo ONLF ( Failed Negotiation ; the prospect of […]

 
 

Bishan dhamaatay waxaa lagu qaaday cadawga weerara badan oo khasaare laxaadleh loogu gaystay

Bishan dhamaatay waxaa lagu qaaday cadawga weerara badan oo khasaare laxaadleh loogu gaystay

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo Khadhaadh ka dheceen deegaano ka mid ah dalka Ogaadeeniya. Weerarada ay qaadeen bishan gudaheeda […]

 
 

Machadka IHASA – Wajiga Cusub ee Somaliya iyo Nidaamka Xukuumadaha Federaalka

Machadka IHASA – Wajiga Cusub ee Somaliya iyo Nidaamka Xukuumadaha Federaalka

Waxuu idiin soo bandhigayaa Machadka IHASA Dood-Cilmiyeed lagaga hadlayo waxyaabaha lagala kulmo nidaamka Federaalka iyo xukuumadaha ku dhaqma waxay ka faa’ideen. Sidaad la socotaan waxaa […]

 
 

Wafti kasocda Dowlada Australia iyo Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenka Jaaliyada S.Ogadenia Victoria oo kulmay iyo banaanbax jaaliyadda ay ka qayb-qaadatay

Wafti kasocda Dowlada Australia iyo Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenka Jaaliyada S.Ogadenia Victoria oo kulmay iyo banaanbax jaaliyadda ay ka qayb-qaadatay

Taarikhdu markey aheyd 25 Janaury 2013 Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia  ee Victoria Mudane Hikim iyo Ku xigeenkiisa Mudane Hassan Nuur ayaa kulan kula yeeshay xafiiska […]

 
 

Kulan baladhan oo Jaaliyada Melbourne yeelatay iyo Booqashadii af-hayeenka JWXO Mudane A. Hirmooge (Cadani)

Kulan baladhan oo  Jaaliyada Melbourne yeelatay iyo  Booqashadii af-hayeenka JWXO Mudane A. Hirmooge (Cadani)

Waxaa maalintii Axada bishuna ahey 27 January 2013 isugu yimid shir balaadhan oy soo qabanqaabiyeen jaaliyada S.Ogadenia ee Victoria , oy ka soo qeyb galeen […]

 
 

Gudoomiye ku xigeenka JWXO oo socdaal hawleed ku yimid magaalada Edmonton, Canada.

Gudoomiye ku xigeenka JWXO oo socdaal hawleed ku yimid magaalada Edmonton, Canada.

Wafti heer sare ah oo uu hogaaminaayo Gudoomiye ku xigeenka Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeeniya mudane DR Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa maanta ka soo dagay garoonka […]

 
 

ICDS iyo wareysi xiisa leh oy la yeesheen abwaanka CWXO N/hure Cabdirashiid Xaaji C/raxmaan

ICDS iyo wareysi xiisa leh oy la yeesheen abwaanka CWXO N/hure Cabdirashiid Xaaji C/raxmaan

Waxaa weli noo socda wareysiyadii ICDS, oon halkan idiinku bilaabayno qaybtii 1aad wareysiyadii taxanaha ahaa ee abwaan N/hure Cabdirashiid Xaaji Cabdiraxmaan. Wareysiyadaa ood si taxane […]

 
 

Banaabaxyadii Xeryaha Qaxootiga oo halkoodii ka sii socda

Banaabaxyadii Xeryaha Qaxootiga oo halkoodii ka sii socda

Sida aan lawadasocono baryahanba waxaa jiray bananbaxyo ay kawadeen daka qaxootiga ah ee Ogadenya laga soo barakiciyay ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab Kenyaku jira. Dadka banaabaxaya […]

 
 

Ilays TV oo maanta Kulan la yeeshay Gudomiye ku xigeenka labaad ee Hoggaanka Warfaafinta Dr Badal

Ilays TV oo maanta Kulan la yeeshay Gudomiye ku xigeenka labaad ee Hoggaanka Warfaafinta Dr Badal

Shir lagu qiimeynayay Waxqabadkii iyo qorshayaasha Ilays TV 2003 ayaa maanta ka dhacay Xafiiska Ilays TV ee London. Kulankan waxaa  kasoo qeyb galay Dr Badal […]

 
 

Warbixinadii ugu dambeeyay weeraradii CWXO ay la beegsanayeen cududa gumaysiga

Warbixinadii ugu dambeeyay weeraradii CWXO ay la beegsanayeen cududa gumaysiga

Wararka ka imanaya Xarunta dhexe ee JWXO oo is-dabajoog ah ayay naloogu sheegay inay CWXO qaadeen weearar meela kala duwan oo dalka gudihiisa ah ka […]

 
 

Ururka Dhalinyrada iyo Arday S.Ogadenia ee dalka Finland oo isugu yimid shir

Ururka Dhalinyrada iyo Arday S.Ogadenia ee dalka Finland oo isugu yimid shir

Ururka OYSU laantiisa Finland ayaa maanta oy taariikhdu tahay 26.01.2013 waxay isugu yimaadeen shir hawleed oo abaarihii 3:00 galabnimo u furmay. Shirkaas dhlainyarada ayaa ka […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya ee London oo saxaafada la kulantay iyo shir lagu qiimeyay hawlihii Jaaliyada ee bishan january

Jaaliyada Ogadeniya ee London oo saxaafada la kulantay iyo shir lagu qiimeyay hawlihii Jaaliyada ee bishan january

Jaaliyada Ogadeniya ee Magaaalada London ayaa maanta isugu timid shir aad loosoo aggaasimay oo ay kasoo qeyb galeen Xubnaha Jaaliyada magaalada london. shirkan oo ka […]

 
 

Jaaliyadda S.Ogadenya ee gobolka Albert oo loogu baaqayo ka soo qaybgalka shir muhiim ah

Jaaliyadda S.Ogadenya ee gobolka Albert oo loogu baaqayo ka soo qaybgalka shir muhiim ah

Waxaa jaaliyada Soomalida Ogaadenya ee degan gobolka Alberta iyo dadweynaha Soomaaliyeedba la ogaysiinayaa in ay ka soo qayb galaan shir muhiim ah oo lagaga hadli doono […]

 
 

Qaxootiga ku jira Xaradheere oo ka banaabaxay isku-dayga gumaysiga uu wado

Qaxootiga ku jira Xaradheere oo ka banaabaxay isku-dayga gumaysiga uu wado

Shalay oy taariikhda ahayd 24-1-2013ka ayaa dadweyne farabadan oo  ka mid ahaa dadkii ka soo qaxay Ogaadenia ay banaanbax balaadhan oon rabsha lahayn ka dhigeen […]

 
 

Haya’adda samafalka Norway NRC iyo xubna ka socda OYSU/Xaradheere oo kulmay

Haya’adda samafalka Norway NRC iyo xubna ka socda OYSU/Xaradheere oo kulmay

Shalay oo tariikhdu ahayd 22-1-2013 ayay xubno ka socda Ururka Dhalainyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU faraca X/dheer iyo xubno kasocda gudiga jaliyada S.Ogadenia kulan la […]

 
 

Wardag daga ah: Boqolal Ganacasi oo cagata mariyeen mudaharadayaal reer South Africa ah

Wardag daga ah: Boqolal Ganacasi oo cagata mariyeen mudaharadayaal reer South Africa ah

Waxaaa ka socoda Gobolka free state mudaharaado  Rabshado xoogan . In Kabadan 400 Tukaan oo ay Soomaali itoobiyaan Bangaladheesh iyo south African Leedahay oo lagu Boobay […]

 
 

RESPONSE TO MATTERS ARISING FROM THE GUARDIAN ARTICLE :

RESPONSE TO MATTERS ARISING FROM THE GUARDIAN ARTICLE :

UK tenders to train Ethiopian paramilitaries accused of abuses; Exclusive: documents seen by the Guardian detail £13-£15m government funding for ‘special police’ in Ogaden region: […]

 
 

Waxaqabadkii Gudiga Qoxootiga S.Ogadenia ee Dalka Yemen iyo Filim Bandhig-faneed ay dhigeen

Waxaqabadkii Gudiga Qoxootiga S.Ogadenia ee Dalka Yemen iyo Filim Bandhig-faneed ay dhigeen

Wariyaha Wakaaladda ONA ayaa warbixin ka soo diyaariyay waxqabadka Gudiga Qoxootiga Ogadenaia ee dalka Yemen. Haya’dan ayaa ah Hay’ad Samafal oo ka diiwaan gashan Hay’ada […]

 
 

Afhayeenka JWXO oo socdaal ku marayay Pacific-ga ayaa kulan la yeeshay Jaaliyada S.Ogadenia ee ku dhaqan Queensland Australia.

Afhayeenka JWXO  oo socdaal ku marayay Pacific-ga  ayaa kulan la yeeshay  Jaaliyada S.Ogadenia ee ku dhaqan Queensland Australia.

 Afhayeenka Jwxo Gudoomiye Cadaani Hirmooge oo maalmahan kormeer kumarayay Pacific-ga ayaa kulan la yeeshay Jaaliyda S.Ogadenia ee Queensland Australia taariikhdu markay ahayd 21\01\13.  Shirkan ayaa […]

 
 

Shirkii San Diego iyo soo dhowayntii gudoomiye ku xigeenka JXWO Dr. Maxamed Ismaciil Cumar oo toos u furmay

Shirkii San Diego iyo soo dhowayntii gudoomiye ku xigeenka JXWO Dr. Maxamed Ismaciil Cumar oo toos u furmay

Gud. Ku-Xigeenka JWXO mudane Maxamad Ismaaciil oo socdaal hawleed ku marayay Waqooyiga Ameerika halkaasoo uu kula kulmayo jaaliyadaha Somaalida Ogadenya ee ku dhaqan Mareykanka iyoCanada ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay