Archive for: January, 2013

Maamul cusub oo loo dooray OYSU/Norway

Maamul cusub oo loo dooray OYSU/Norway

Maanta oo ay taariikhdu tahay 19.01.2013 waxa ka dhacay xarunta jaaliyada Somalida Ogadenya ee Norway shir aad loo soo agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen OYSU/Norway. […]

 
 

Hawlwadeenada Jaaliyada S.Ogadeniya ee Sweden oo shir mihiim ah isugu yimid

Hawlwadeenada Jaaliyada S.Ogadeniya ee Sweden oo shir mihiim ah isugu yimid

Waxaa magaaldaStockholmee casimda dalkaSwedenlagu qabtay shir ay ka soo qayb galeen hawlwadeenada Jaaliyada Soomalida Ogadenia ee Sweden  oo ka kala yimid faracyada ay ka koobatahay […]

 
 

CWXO oo ku jabiyay cadawga deegaanka Oray oo ka tirsan degmada Galaalshe

CWXO oo ku jabiyay cadawga deegaanka Oray oo ka tirsan degmada Galaalshe

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee jwxo ayaa sheegaya iuu dagaalo xoogan ka dhacay deegaano kamid ah dalka Ogaadeeniya ee […]

 
 

Q2aad – Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

Q2aad – Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

Waxaa noo socda weli maqaaladii ku saabsanaa taariikhda dhulbalaadhsiga Itobiya oo qoraaga maqaalka Halgame Xarbi uu kaga waramayo taariikh soo taxnayd quruun oo dalkan loogu […]

 
 

Q2aad – Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden »

Q2aad – Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden »

Jabkii soo gaadhay Talyaaniga kama uuna hadhin ee waxaa uu maleegayay dabin dakano & qaab uu ku qabsado Ethiopia. Waxaa uu Talyaanigu Ethiopia ama xukuumadii xayle […]

 
 

Isu-duwaha jaaliyadaha Bariga Dhexe oo ka qaybgalay shirkii Jaaliyadda Sacuudiga faraca Riyadh

Isu-duwaha jaaliyadaha Bariga Dhexe oo ka qaybgalay shirkii Jaaliyadda Sacuudiga faraca Riyadh

Waxaa shirkoodii caadiga ahaa isgu yimid jaaliyada S.Ogadenya ee Sacuudi Carabiya faraca Riyaad. Shirkan bilaha ahaa ayaa la qabtay markaay maalintii 18/1/2013 waxaana ka soo […]

 
 

Radio Xoriyo : Waraysi-Taliyaha qaybta GORGOR ee CWXO N/Hure Sheekh Cabdicizzi

Radio Xoriyo : Waraysi-Taliyaha qaybta GORGOR ee CWXO N/Hure Sheekh Cabdicizzi

Dhagaystayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi qiimo badan oo ay Radio xoriyo la yeelatay taliyaha qaybta GORGOR ee ciidanka qalabka sida ee Ogadenya N/hure […]

 
 

Qarax wayn oo ka dhacay Xagardheer iyo shir muhiim ah oy isugu yimaadeen hawl-wadeenada jaaliydaha xeryaha Dhadhaab

Qarax wayn oo ka dhacay Xagardheer iyo shir muhiim ah oy isugu yimaadeen hawl-wadeenada jaaliydaha xeryaha Dhadhaab

Habeenimadii xalay ayaa marqudha dadka dhadhaab iyo nawaaxigeeda dagani kubaraarugeen qarax aad u tanwaynaa oo loogu talagalay in lagu gumaado dad farabadan oo shacab ah. […]

 
 

Xisbiga TPLF ayaan weli ka waantoobin dilkii iyo argagixisonimadii uu ku qabsaday xukunka Itobiya

Xisbiga TPLF ayaan weli ka waantoobin dilkii iyo argagixisonimadii uu ku qabsaday xukunka Itobiya

Wariye Itoobiyaan ah ayaa ka bad-baaday iskuday la doonayey in lagu khaarajiyo asbuucii hore dil arintaasoo ay ciidamada Sirdoonka iyo Baadhidda Dambiyada dalka Mareykanka ee loo […]

 
 

Ururka Haweenka Soomaalida Ogadenia ee Norway oo yeeshay maamul cusub iyo OYSU-Norway oo isugu yimid shir aan caadi ahayn

Ururka Haweenka Soomaalida Ogadenia ee Norway oo yeeshay maamul cusub iyo OYSU-Norway oo isugu yimid shir aan caadi ahayn

Norway: Waxaa taariikhdu markay ahayd 13. January.2013 shir balaadhan isugu yimid xubnaha  Ururka Haweenka Ogaden ee ku nool dalka Norway. Shirweynaha ururka haweenka oo ahaa […]

 
 

Cabasho ay ka gudbisay Jaaliyada Ogadeenya ee UK Dhaqaalaha wadanka UK siiyo Ethiopia oo lagu soo Daabacay Wargeyska The Guardian.

Cabasho ay ka gudbisay Jaaliyada Ogadeenya ee UK Dhaqaalaha wadanka UK siiyo Ethiopia oo lagu soo Daabacay Wargeyska The Guardian.

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa cabashadooda lagu soo daabacay wargeyska weyn ee kasoo baxa wadanka UK. Jaaliyada Ogadeniya ayaa banaanbaxi ay ku qabteen London […]

 
 

Liyu police in breach of human rights

Liyu police in breach of human rights

  Lynne Featherstone (Letters, 15 January) gives the impression that Human Rights Watch supports DFID’s proposed training programme for the Liyu police. We do not. […]

 
 

Human Rights Watch oo Beenisay inay taagersantahay Caawimada UK siiso Liyu Poliska

Human Rights Watch oo Beenisay inay taagersantahay Caawimada UK siiso Liyu Poliska

Haayada Xuquuql Insaanka ee Human Rights Watch ayaa dhaleeceyn usoo jeedisay Wasiirka Arrimaha Deeqaha Wadanka UK marwo Lynne Featherstone. Haayadan HRW ayaa dhaleecayntan kusoo saartay […]

 
 

Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

Ethiopia waxaa loo yaqaanaa waqtigan xaadirka ah dal ku yaala Bariga Afrika oo soohdimo dhaadheer la leh dalalka Sudan, Koonfur Sudan, Kenya, Soomaalia, Jabuuti & Eritrea. […]

 
 

Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

Sooyaalka Taariikhda Dhulbalaadhsiga Xabashida/Ethiopia – W/Q Xarbi Aden

   Hordhac. Ethiopia waxay dhacdaa bariga Africa. Waxay soohdimo dhaadheer la leedahay Sudan, Koonfur Sudan, kenya, Soomaalia, Jabuuti & Eritrea. Ethiopia waa wadan aan lahayn […]

 
 

Dowlada UK oo aqoonsatay Xadgudubyada Xuquuqul insaanka Liyu Poliska

Dowlada UK oo aqoonsatay Xadgudubyada Xuquuqul insaanka Liyu Poliska

Wasiirka Horumarinta iyo Deeqaha ee Wadanka Britain Lyther Feather Stone( Lynne Featherstone MP International development minister) ayaa warqad ay u dirtay Wargeyska Guardian ku sheegtay in dowlada […]

 
 

Wareysigii ICDS ay la yeelatay Taliyaha Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Taliye Axmad sanweyne

Wareysigii ICDS ay la yeelatay Taliyaha Xarunta Dhexe ee JWXO iyo Taliye Axmad sanweyne

Sanadihii la soo dhaafay wuxuu gumaysiga xooga saaray inuu adeegsado dacaayad raqiis ah oo kharash badan uu ku bixiyay, taasoo ujeedada uu ka lahaa ay […]

 
 

Wargayska –The Guardian – oo daaha ka rogay wixii la qarinayay

Wargayska –The Guardian – oo daaha ka rogay wixii la qarinayay

Maqaal aad u xiisa badan oo saxaafadda caalamka ay kala dafeen ayuu qoray Wargayska ka soo baxa dalka Ingriiska ee Guardian. Caalamka ma moogayn tacdiyada […]

 
 

Hawl wadeenada Jaaliyada Ogadeniya & HAAB ONLF oo si gaara ugu kulmay SA-Johanesnburg

Hawl wadeenada Jaaliyada Ogadeniya & HAAB  ONLF oo si gaara ugu kulmay SA-Johanesnburg

Hawl wadeenada jaaliyada Ogadeniya ee South Africa & madaxa Hogaanka Arimaha Abaabulka iyo Bulshada ee Jabhadda wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Halgame Sheekh Maxamed Cabdi Yaasiin […]

 
 

Gumaysiga iyo inta la socota marwalba khasaare ayay ku suganyahiin

Gumaysiga iyo inta la socota marwalba khasaare ayay ku suganyahiin

Wararka naga soo gaadhayay todobaad ka hor magaalada Jigjiga waxaa ka mid ahaa inuu Cabdi iley shir ku qabtay halkaa wuxuuna kaga hadlay aadna ugu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay