Archive for: January, 2013

Taxaalufka Xaaraanta ah ee Itobiya iyo Shabaabka ka dhexeeya

Taxaalufka Xaaraanta ah ee Itobiya iyo Shabaabka ka dhexeeya

Dadka hoos ahaan ula socda siyaabaha ay Itobiya u fikirto iyo siyaasadda ay Geeska Afrika ka ciyarayso lama yaabana dhawaaqa ka soo yeedhay Itobiya ee […]

 
 

Waraaqo sir ah oo kasoo baxay Safaarada Gumeysiga Ethiopia ee London Iyo Mudaharaaad dhici doona 12 Jan 2013.

Waraaqo sir ah oo kasoo baxay Safaarada Gumeysiga Ethiopia ee London Iyo Mudaharaaad dhici doona 12 Jan 2013.

Xog sir ah oo ka helnay Safaarada Ethiopia ee magaalada London ayaa sheegaysa in ay soo galayaan wadanka UK dadkii ka geystay Xasuuqa dhulka Ogadeniya […]

 
 

Kumanaan Muslimiin ah oo shalay isugu soo baxay Addisababa iyo filim laga soo duubay

Kumanaan Muslimiin ah oo shalay isugu soo baxay Addisababa iyo filim laga soo duubay

JZN- Waxaa soo cusboonaaday banaanbaxyadii ay muslimiinta ku nool Addisababa iyo degmooyinka ku dhow isugu soo baxayeen Jimca walba. Waxaa Jimcihii shalay ahaa Halkudhig u […]

 
 

Qeybtii 2aad: Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012?

Qeybtii 2aad: Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012?

 Qalinkii Axmed Yasiin Cabdi Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012? Qormada 2aad Xasuuqii Miir-denbas Marar badan oo hore ayaad qoraalladayda ka dheehateen dareen carsan […]

 
 

OYSU Ifo oo doortay xoghayaha Ururka dhalinta ee Sanadkan 2013

OYSU Ifo oo doortay xoghayaha Ururka dhalinta ee Sanadkan 2013

Shalay oo ahayd 2 bishii1aad-2013 Waxaa Ururka OYSU Ifo qabteen shir aad u agaasiman oo muhimadisu ahayd inlagu doorto xoghayaha sanadkan 2013ka iyo inlagu qiimeeyo […]

 
 

Wareysiyo xiisa leh oy ICDS la yeelatay xubno kala duwan

Wareysiyo xiisa leh oy ICDS la yeelatay xubno kala duwan

ICDS ayaa wareysiyo ka qaaday xubno iyo madax iyo shaqsiyaad bulshada ku leh meeqaam. Wreysiyadaa oon si taxana ah idiinla socodsiin doono qaybo ka mid […]

 
 

Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012?

Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012?

Qalinki- Axmed Yaasiin Cabdi Maxay Ogaadeenya ku xusuusan doontaa sannadkii 2012? Qormada 1aad Dhimashadii Meles iyo sida dadwaynaha loogu dullaystay Akhristayaal waxaan jeclahay inaan halkan idiinku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay