Archive for: February, 2013

Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya oo laga xusay magaalada Johannesburg iyo Dalka Qatar

Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya oo laga xusay magaalada Johannesburg iyo Dalka Qatar

Waxaa si wayn looga xusay magaalada Johannesburg -Maalinta Xasuuqa Ogaadeeniya (Ogaden Massacre Day) – oo ku aadan 22/02/13, maalintaas oo ah maalintii ay kooxda Wayaanaha […]

 
 

Ogeysiis: Shirki Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Gobalka Minneapolis oo dhacaya 02/March 2013 1PM

Ogeysiis: Shirki Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Gobalka Minneapolis oo dhacaya 02/March 2013 1PM

OGAAYSIS OGAAYSIS MUHIIM AH!!! WAXA DHAMAAN XUBNAHA GOBOLKA MINNEAPOLIS SIDA TWIN CITIES , ROCHESTAR, STCLOUD ,WILLMAR, FARIBULT DHAMAANTOOD LA FARAYAA IN AAY KA SOO QAYB […]

 
 

Jigjiga – Unveiling the plan behind the foiled abduction of Ogaden Political refugees in Kenya

Jigjiga – Unveiling the plan behind the foiled abduction of Ogaden Political refugees in Kenya

The recent foiled abduction of two Ogaden political leaders who were asylum seekers in Kenya by Ethiopian secret service agents in collaboration with rogue elements […]

 
 

Ogaden: February Massacre Day Held in Kenya

Ogaden: February Massacre Day Held in Kenya

On February 26 of 2013, a function of remembrance named as “February Massacre Day” was held in Nairobi, Kenya’s capital city. This rememberance which hundreds […]

 
 

The Ogaden National Liberation Front Attends the founding of SORTU for the Basque People

The Ogaden National Liberation Front Attends the founding of SORTU for the Basque People

A delegation led by the Foreign Relations Secretary of Ogaden National Liberation Front (ONLF) attended the founding Congress of SORTU, which is formed to unite […]

 
 

Nairobi – Xuska Maalinta xasuuqa shacabaka ogadeniya

Nairobi – Xuska Maalinta xasuuqa shacabaka ogadeniya

Maanta oo talada ah 26 FEB 2013 ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi caasimada dalka Kenya munaasabad loogu baroordiiqayey Xuska Maalinta xasuuqa shacabaka ogadeniya. Munaasabadan […]

 
 

Maxaad kala socotaa xabsiga loo yaqaano Jeel Ogaadeen – By Cabdulaahi Xuseen

Maxaad kala socotaa xabsiga loo yaqaano Jeel Ogaadeen – By Cabdulaahi Xuseen

 Jeelka loo yaqaano Jeel Ogaadeen ee ku yaala magaalada Jigjiga dhinaceeda bari, waa jeel dhismo ahaan loogu tallo galay inuu qaado ugu badnaan ilaa 300 […]

 
 

Qadiyadda S/Ogadenia oo dalka Sweden aad looga xiiseeyo iyo jaaliyadda oo dalkaa ku xididaysatay

Qadiyadda S/Ogadenia oo dalka Sweden aad looga xiiseeyo iyo jaaliyadda oo dalkaa ku xididaysatay

Maqaal : Tan iyo markii suxufiyintii reer Sweden lagu qabtay gudaha Ogadenia sanadkii 2011 waxaa wadanka Sweden si wayn u dhex gashay qadiyada S/Ogadenia oo […]

 
 

Qadiyadda S/Ogadenia oo dalka Sweden aad looga xiiseeyo iyo jaaliyadda oo dalkaa ku xididaysatay

Qadiyadda S/Ogadenia oo dalka Sweden aad looga xiiseeyo iyo jaaliyadda oo dalkaa ku xididaysatay

Tan iyo markii suxufiyintii reer Sweden lagu qabtay gudaha Ogadenia sanadkii 2011 waxaa wadanka Sweden si wayn u dhex gashay qadiyada S/Ogadenia oo noqotay mida […]

 
 

Wafdi uu hogaaminayo HAD oo ka qaybgalay shirweynaha 1aad ee ururka SORTU

Wafdi uu hogaaminayo HAD oo ka qaybgalay shirweynaha 1aad ee ururka SORTU

Wafdi uu hogaaminayo Hogaanka Arimaha Dibadda JWXO ayaa lagu caasumay shirweyne lagu yagleeley SORTU oo ah urur cusub oo loo samayay inuu u halgamo shacabka […]

 
 

Tuulada Boodhley oo dad badan laga taxaabay aan la ogayn meel la geeyay

Tuulada Boodhley oo dad badan laga taxaabay aan la ogayn meel la geeyay

Wararka aan ka helayno ehelada dadka shacabka ah ayaa waxay noo xaqiijiyeen in ciidamada Gumaysigu ay 23-2-203 dad shacab ah ka xasuuqeen Tuulada Boodhley oo 30 […]

 
 

Junedin Sado oo ka soo baxsaday Itobiya soona galay dalka Kenya

Junedin Sado oo ka soo baxsaday Itobiya soona galay dalka Kenya

Waxaa la xaqiijiyay inuu Mr. Junadin Sado, oo ahaa nin meela kala duwan masuuliyad ka soo qabtay uu soo galay dalka Kenya, magangalyo siyasadeedna weydiistay. […]

 
 

Dagaala xoogan oo aagga Galaalshe ka dhacay 19-20kii bishan oo cadawga si weyn loogu jabiyay

Dagaala xoogan oo aagga Galaalshe ka dhacay 19-20kii bishan oo cadawga si weyn loogu jabiyay

Wararka naga soo gaadhay Ogaadeeniya ayaa sheegay dagaalo xoogan oo into badan ka dhacey Deegaanka Galaalshe iyo Deegaanada ku hareeraysan in cadawga uu ka soo […]

 
 

Dhibka lagu hayo dadka reer-guuraaga ah ee culumada tijaarada ku haysta Nairoobi ay dhagaha ka fureysteen

Dhibka lagu hayo dadka reer-guuraaga ah ee culumada tijaarada ku haysta Nairoobi ay dhagaha ka fureysteen

Waxaa dhambaalkan noo soo diray niman odayaal ah oo isugu jira xoola dhaqato iyo oday beeleedyo ku dhaqan gobolada Ogadenya oo ka cabanaya dhibaatada ay […]

 
 

Filim iyo Warbixintii Shirkii weynaa ee ka dhacay Sweden ey ka soo qeyb galeen Suxufiyiinta Sweden

Filim iyo Warbixintii Shirkii weynaa ee ka dhacay Sweden ey ka soo qeyb galeen Suxufiyiinta Sweden

Kulan aad  u balaadhan  oo ay soo agaasintay jaaliyada Ogadeniya ee Sweden iyo qeybaha bulshada sida ururka haweenka &  OYSU-Sweden ayaa  ka dhacay  magaala  madaxda […]

 
 

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Riyadh oo shir balaadhan isugu yimid ay ku go’aansadeen

Jaaliyadda S.Ogadenya ee Riyadh oo shir balaadhan isugu yimid ay ku go’aansadeen

Waxaa shirkoodii billaha ahaa isugu yimid jaliyada Riyaadh shirkasoo ay ka soo qaybgaleen dadwaynaha dagan nawaaxiga  caasimada dalka Sacuudiga oo si aan  caadi ahayn uga soo qaybgalay shirka. Gudoomiyaha Jaliyada mudane Guuled Wali Jaanyar ayaa foray shirka, ka dibna […]

 
 

Socdaalki Gudomiye Maxamed Ismacil ee Canada halkan ka daawo: 11 filim

– -Toronto Furitaan -Qudbadi Maxamed Ismacil qeybti kowaad- Toronto -Qeybti 2aad Toronto -Isuduwaha Canada -Gudomiyaha Ontario -Profesor Cusman Gaab =gavagabadi shirka –

 
 

Ogeysiis: Ilays TV Live 23/02/2013- 20:00 PM – 22:00 PM Toos uga qeyb qaado Doodan Xiisaha Badan-

Ogeysiis: Ilays TV Live 23/02/2013- 20:00 PM – 22:00 PM Toos uga qeyb qaado Doodan Xiisaha Badan-

Waxaa la ogeysiinaya Bulshada Somalida Ogadeniya iyo Somaliweyn inay ka qeyb qaataan Dood Si toos ah looga sii deynayo 23/02/2013 oo ku aadan Shidaalka Ogadeniya […]

 
 

Hogaanka Warfaafinta JWXO ayaa siminaar siiyay N/hurayaal qaybaha kala duwan ee CWXO ka socday

Hogaanka Warfaafinta JWXO ayaa siminaar siiyay N/hurayaal qaybaha kala duwan ee CWXO ka socday

Siminaarkan oo furmay 04 Feb 2013 lana soo gaba gabeeyey 19kii Bishani Ayaa loo fidinayay arday farabadan , waxaana diirada lagu saarayey qeybaha kala duwan […]

 
 

Waxqabadka Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) waxaa ka mid ah:

Waxqabadka Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) waxaa ka mid ah:

Dhalinyarada oo ah Kaydka mustaqbalka ee umad walba ay leedahay, ayaa15kii sanee u dambeeyay waxaa u soo baxay shacabka Somaliyeed ee Ogadenya Dhalinyaro ku hubaysan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay