Archive for: February, 2013

Uruka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU) GERMANY oo shir isugu yimid

Uruka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU)  GERMANY oo shir isugu yimid

Ururka OYSU faraca Germany ayaa shir isugu yimid lagu qabtay magalada Offenbach. Shirka oy dhalinyarada taageersan qadiyadda xaqqa ah ee Shacabka S.Ogadenya ay ku doonayaan […]

 
 

Dood adag oo dhexmartay Xasen Macalin iyo Afahayeenka Gumeysiga Ethiopia oo ka dhacday Radio deutschland

Dood adag oo dhexmartay Xasen Macalin iyo Afahayeenka Gumeysiga Ethiopia oo ka dhacday Radio  deutschland

Idaacada  deutschland Qeybta Axmaariga ayaa wareysiyo xiiso badan ka qaaday Xasen Macalin oo ah Masuul kamid ah Hoggaanka Arrimaha Dibada ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya […]

 
 

Dagaaladi Ugu danbeeyay ee Xarunta dhexe ee JWXO naga soo gaadhay

Dagaaladi Ugu danbeeyay ee Xarunta dhexe ee JWXO naga soo gaadhay

Wararka naga soo gaadhaya Xarutna Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegaano kamid ah Dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia gumaysato , Dagaaladaasi ayaa […]

 
 

OOL – Sudan Tribune: Rehashing the lies of the Ethiopian regime

On Monday, February 18, 2013, the Ogaden National Liberation Front (ONLF) released its latest Press Statement concerning Africa Oil Corporation (AOC) and called that company […]

 
 

Jigjiga – sababaha ka dambeeyay afduubkii fashilmay iyo mustaqbalka

Jigjiga – sababaha ka dambeeyay afduubkii fashilmay iyo mustaqbalka

Odayaashii ay damceen sirdoonka Itobiya inay ka afduubaan magaalada Nairobi waxay abuureen su’aalo badan oy isweydiinayaan dadka qaxootiga ah ee ku jira xeryaha Kenya ama […]

 
 

Ogaysiis: Xubanaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayada Ogadenya (OYSU) Switzerland

Ogaysiis: Xubanaha Ururka Dhalinyarada iyo Ardayada Ogadenya (OYSU) Switzerland

Waxaa loogu baaqayaa Xubnaha OYSU – Switzerland iyo Dhalinyarada dalkaa dagan inay ka soo qaybgalaan shir muhiim ah oo la qaban doono maalinta Sabtida ah […]

 
 

Ogaden – Early day motion 1073

Ogaden – Early day motion 1073

    Primary sponsor: McDonnell, John Sponsors: Caton, Martin, Edwards, Jonathan, Flynn, Paul, Meale, Alan That this House expresses its concern at recent reports that the […]

 
 

Ogeysiis: Bandhig faneed weyn oo ka dhacaya Sweden taasoy kasoo qeyb gali doonaan Wariyaashi Ree Sweden 23/02/2013

Ogeysiis: Bandhig faneed weyn oo ka dhacaya Sweden taasoy kasoo qeyb gali doonaan Wariyaashi Ree Sweden 23/02/2013

OGAYSIIS: Waxaa  dhamaan  xubnaha  jaaliyada S/Ogadenia ee ku dhaqan dalka Sweden la ogaysiinayaa 23/2/2013 in ay ururka OYSU & Jaliyada Sweden ay qaban doonto bandhig […]

 
 

Remembering the WARRIORS OF THE great Ogaden Nation: The victims of February 1994 Massacre.

Remembering the WARRIORS OF THE great Ogaden Nation:  The victims of February 1994 Massacre.

OYSU Melbourn, Victoria Today marks the 19th Anniversary of the Wardheer Ogaden Massacre when Ethiopian armed forces opened fire on unarmed Civilians, mostly women, children […]

 
 

OYSU – Xeryaha Dhadhaab ayaa shirkoodii ku qabsaday xerada qaxootiga Xagardheer

OYSU – Xeryaha Dhadhaab ayaa shirkoodii ku qabsaday xerada qaxootiga Xagardheer

Shalay oy tarikhdu ahayd 17-2-2013 ayay Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia (OYSU) ee xeryaha Dhadhab isugu yimaden ergooyinkii ka kala socden 3da xero ee Dhagaxlay, Ifo iyo Xagardheer […]

 
 

ONLF Statement – Africa Oil Fuels further the conflict in Ogaden

ONLF Statement – Africa Oil Fuels further the conflict in Ogaden

                                            February 18, 2013 Ogaden National Liberation Front For the last few Months, African Oil Corporation, an upstart oil company has been engaged in a […]

 
 

G/Xigeenka JWXO Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa shir aad u balaaran la yeeshay guud ahaan Jaaliyadda S/Ogaadeeniya ee G/Ontario ee dalka

G/Xigeenka JWXO Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar  ayaa shir aad u balaaran la yeeshay guud ahaan Jaaliyadda S/Ogaadeeniya ee G/Ontario ee dalka

AM. 17-02-2013, Gudoomiye ku xigeenka jabhadda wadaniga xoraynta Ogaadeeniya Dr.Maxamed Ismaaciil Cumar oo iminka ku sugan magaaladda Toronto ee dalka Canada ayaa shir aad u […]

 
 

Shir maanta ugu soo gaba-gaboobay hawl-wadeenada jaaliyadaha Q. Yurub

Shir maanta ugu soo gaba-gaboobay hawl-wadeenada jaaliyadaha Q. Yurub

Wuxuu maanta shir ugu soo gabagaboobey magaalada Helsinki ee caasimada dalkan hawl-wadeennada jaaliyada qaarada Yurub iyo masuuliyiin ka tirsan Haab. Shirka ayaa socday 16kii ilaa […]

 
 

Gudoomiye Ku-Xigeenka JWXO iyo jaaliyadda Toronto oo ku kulmay hoteeelka weyn ee Days Hotel

Gudoomiye Ku-Xigeenka JWXO iyo jaaliyadda Toronto oo ku kulmay hoteeelka weyn ee Days Hotel

Waxaa ka furmay magaaladdaTorontoshirk ay jaaliyadda u qabtay G/xigeenka oo si rasmi ah ooga furmay Hotelka Days Hotel. Shirkan oy ka soo qaybgaleen dhamaan xubnaha […]

 
 

MINNPOST- Ethiopia airs jihadi film amid sensitive Muslim protest trial

MINNPOST- Ethiopia airs jihadi film amid sensitive Muslim protest trial

“The risks posed by violent religious radicalism in Ethiopia are not imaginary,” says Jon Abbink, senior researcher from the African studies center at Leiden University in the Netherlands. […]

 
 

Ururka Haweenka Somalida Ogadeniya ee Koonfur Africa oo kulan Muhiima isugu yimid

Ururka Haweenka Somalida Ogadeniya ee Koonfur Africa oo kulan Muhiima isugu yimid

Ururka Haweenka Somalida Ogadeniya ee Koonfur Africa ayaa isugu yimid kulan muhiima  oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka & Hooyooyinka  Somalida Ogadeniya ee Koonfur […]

 
 

Wararkii ugu dambeeyay ee Xarnta Dhexe naga soo gaadhay iyo maamulkii Degmada xarshin oo Baxsaday

Wararkii ugu dambeeyay ee Xarnta Dhexe naga soo gaadhay iyo maamulkii Degmada xarshin oo Baxsaday

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo ka dhacay deegaano kamid ah Dalka Ogaadeeniya. Dagaaladaas […]

 
 

Afartameeyo askarta gumeysiga kamid ah oo lagu laayay deegaano kale gadisan oo kamid ah Ogadeniya

Afartameeyo askarta gumeysiga kamid ah oo lagu laayay deegaano kale gadisan oo kamid ah Ogadeniya

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarutnta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo ka dhacay deegaano kamid ah Ogaadeeniya,Dagaaladaasi ayaa waxa […]

 
 

4 Muwaadin oo Ciidamada gumeysigu ku dileen deegaanka galaalshe

4 Muwaadin oo Ciidamada gumeysigu ku dileen deegaanka galaalshe

Ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa xasuuq wadareed ka wada Gudaha Ogadeniya. Hadaba dilalkii u danbeeyay ee gumeysigu ka geysto dhulka Ogadeniya waxaa kamid ah shacab ay […]

 
 

Weerar lagu qaaday Sagalo oo Baabuur ciidan lagu burburiyay

Weerar lagu qaaday Sagalo oo Baabuur ciidan lagu burburiyay

ONA (Talaado) 12 FEB 2013, War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa naloogu sheegay in Saakay subaxnimadii hore […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay