Archive for: February, 2013

Hogaanka Arimaha Dibadda JWXO Mudane Cabdiraxmaan Sh. Mahdi iyo jaaliyadda JOKA oo ku shiray Johannesburg

Hogaanka Arimaha Dibadda JWXO Mudane Cabdiraxmaan Sh. Mahdi iyo jaaliyadda JOKA oo ku shiray Johannesburg

HAB ONLF oo siwayn maanta loogu soo dhaweeyay magaalada xarunta ganacsigaEe Johannesburg, wadanka Koonfur Afrika. Masuulkan ayaa maalmahan hawlo kormeer ah ku joogay wadanka Koonfur […]

 
 

Shir ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Ogaadeenya ee waddanka Norway

Shir ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Ogaadeenya ee waddanka Norway

Oslo: Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10/02/2013 kulan si aad u qurux badan loo soo abaabulay isugu yimid xubnaha Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia ee ku […]

 
 

Wafti uu hogaaminayo G/xigeenka JWXO Dr.Mohamed Ismail oo caawa ka soo dagay Garoonka Magaalada Toronto

Wafti uu hogaaminayo G/xigeenka JWXO Dr.Mohamed Ismail oo caawa ka soo dagay Garoonka Magaalada Toronto

Wafti uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka JWXO Dr. Mohahamed Ismail iyo Iskuduwaha Canada Deeyr ayaa caawa fidnimadii 9:08 PM ka soo dagay garonka diyaaradaha ee Magaalada […]

 
 

The Comment of Yakume on : Ethiopian Annihilation Of The Ogaden People – OpEd – By Graham Peebles

This is well done report with many facts about the situation in the Ogaden and Ethiopian governments’ attitude about the indigenous people in the country, […]

 
 

HAD iyo maamulka JOKA oo shir qiimayn ah ku yeeshay Pretoria

HAD iyo maamulka JOKA oo shir qiimayn ah ku yeeshay Pretoria

Madaxa Hogaanka Arimaha Dibada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya mudane Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi (Maadey) ayaa hawl la xidhiidha halganka ku jooda wadanka Koonfur Afrika. Masuulka […]

 
 

OYSU Sweden oo Doortay Xoghaye Cusub

OYSU Sweden oo Doortay Xoghaye Cusub

Shalay  oo  ay  taariikhdu  ahayd  09/02/2013  ayaa   xafiiska jaaliyada Sweden gaar ahaan  caasimada  Stockholm  waxaa  isugu  yimid dhamaan  xubnaha ururka OYSU, ururka haweenka  & Jaaliyada guud ee Sweden. Kulaankaas  oo  ahaa  mid  xamaasad  badan  ahmiyad  weeyna  lahaa ayaa abaarahii  01:00 pm duhurnimo ay xubnaha  meel  kuwada qadeeyeen, kadib abaarihii 03:00 pm galabnimo ayuu […]

 
 

Jaaliyada Victoria oo Kulanki Bilaha ahaa isugu yimid

Jaaliyada Victoria oo Kulanki Bilaha ahaa isugu yimid

10 February 2013 Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee Victoria ayaa qabsaday shirkoodi Bilaha ahaa. shirkan ayaa waxaa gudoominayay Gudomiyaha Jaaliyada Halgame Xikam Sheekh. Gudoomiyaha ayaa  ku mahad […]

 
 

Shir Muhiim ah oo Loogu Baaqayo Jaaliyadda Koonfur Afrika ee Gobolka Gauteng

Waxaa la Ogaysiinayaa islamarkaana lagu wargalinayaa dhamaan xubnaha jaaliyada Ogadenia ee gobolka  (Gauteng)  Johannesburg South Africa  inuu jirro  shir aad muhiim u ah oo dhicidoona […]

 
 

Horrors of Ethiopia war get little notice

Horrors of Ethiopia war get little notice

By Farxiyo – First and foremost I would like to extend my deep gratitude to the writer, Mr Graham Peebles of the amazing article about the […]

 
 

Maamulka Jaaliyadda Finland iyo ururka dhalinayarada OYSU oo soo gabagabeeyay shir muhiim ah

Maamulka Jaaliyadda Finland iyo ururka dhalinayarada OYSU oo soo gabagabeeyay shir muhiim ah

Waxaa maanta shir isugu yimid gudiyada jaaliyada dalka Finland iyo maamulka Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda –OYSU-. Shirka ay labada maamul isugu yimaadeen wuxuu ka dhacay […]

 
 

Swedish employment office to open in Ethiopia

Swedish employment office to open in Ethiopia

The Swedish Public Employment Service (Arbetsförmedlingen) plans to expand to the Ethiopian capital Addis Ababa in an effort to prepare emigrating Somalis for life in […]

 
 

Banaanbaxyadii Muslimiinta Itobiya oo sii xoogaysanaya

Banaanbaxyadii Muslimiinta Itobiya oo sii xoogaysanaya

Inkastoo uu caalamka iska dhaga-tirayo banaanbaxyada ka socday Addisababa oo sanadkii 2aad uu hadda u bilowday, waxaa maanta oo Jimca ahayd isugu soo baxay Adisababa […]

 
 

War dag-dag ah – Weerar lagu qaaday xerada Wayaanaha Ceelxaar oo lagu dilay sargaalkii haystay

War dag-dag ah – Weerar lagu qaaday xerada Wayaanaha Ceelxaar oo lagu dilay sargaalkii haystay

ONA jicme (08 FEB 2013) War Deg Deg ah oo hadda naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya weerar xoogan oo ay saaka […]

 
 

Ethiopian Annihilation Of The Ogaden People – OpEd- By: Graham Peebles

Ethiopian Annihilation Of The Ogaden People – OpEd- By: Graham Peebles

Besieged, Abused, Ignored In the harsh Ogaden region of Ethiopia, impoverished ethnic Somali people are being murdered and tortured, raped, persecuted and displaced by government […]

 
 

Ethiopia: Where is the HRD (Humanitarian Requirements Documents) for 2013? By Yakume

Ethiopia: Where is the HRD (Humanitarian Requirements Documents) for 2013? By Yakume

  Humanitarian situation of the country Ethiopia remains one of the world’s least developed countries, ranked 174 out of 187 in the 2011 UNDP Human Development […]

 
 

Gud.Ku-Xigeenka JWXO oo shir-hawleed la yeeshay maamulka Jaaliyadda Edmonton

Gud.Ku-Xigeenka JWXO oo shir-hawleed la yeeshay maamulka Jaaliyadda Edmonton

Gudoomiye ku xigeenka JWXO mudane Maxamed ismaaciil ayaa kulan waqti dheer qaatay la yeeshay hawlwadeenada jaaliyadaha Alberta iyagoo kawda hadleyay sidii loo horumarinlahaa halganka loona wacyi […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyey een ka helnay Xarunta Dhexe

Dagaaladii ugu dambeeyey een ka helnay Xarunta Dhexe

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo ka dhacay deegaano kamid ah Dalka Ogaadeeniya. Dagaaladaas […]

 
 

Magaalada Shilaabo oo dad badan lagu xidhay uu kamid yahay Ugaas Colaad Ug.Abdulaahi.Ug.Yasin

Magaalada Shilaabo oo dad badan lagu xidhay uu kamid yahay Ugaas Colaad Ug.Abdulaahi.Ug.Yasin

Magaalada Shilaabo waxay kamid tahay magaalooyinka sida wayn loogu dhibaateeyo dadweynaha shacabka ah een waxba galabsan, waxayna caan ku tahay  qaar kamid ah xasuuqyadii ay […]

 
 

Wargeysyada & TV-yada Turkiga oo Maanta looga hadlay Qadiyada Ogadeniya:

Wargeysyada & TV-yada Turkiga oo Maanta  looga hadlay Qadiyada Ogadeniya:

Wadanka Turkey ayaa maanta waxaa lagu soo daabacay Saxaafada in kabadan 20 wargeys iyada oo caawa TV-yada wadankaas laga daawan doono filimaan ka hadlaysa Qadiyada […]

 
 

Gud.Ku-xigeenka JWXO oo ka qaybgalay shir balaadhan oy jaaliyadda Edmenton/Canada isugu timid

Gud.Ku-xigeenka JWXO oo ka qaybgalay shir balaadhan oy jaaliyadda Edmenton/Canada isugu timid

Wuxuu shir aad u balaadhan oo in mudo ahba la sugayey ka furmay magaalada Edmonton ee dalka Canada kaasoo uu ka soo qayb galay Gudoomiye […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay