Archive for: February, 2013

Shirki Dhalinta OYSU UK- Sawiro daawo-

Shirki Dhalinta OYSU UK- Sawiro daawo-
 
 

Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Nairobi oo shirweyne aan caadi ahayn ku qabtay Grand Royal Hotel.

Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Nairobi oo shirweyne aan caadi ahayn ku qabtay Grand Royal Hotel.

Jaaliyada S.Ogaadeeniya ee Nairobi ayaa maanta ku qabtay shirweyne ay isugu yimaadeen boqolaal dadwaynaha soomaaliyeed iyo taageerayaash halganka xornimadoonka ee Ogaadeeniya ka socodka kaas oo […]

 
 

Q2aad ee Wareysigii Abwaan Cabdirashiid iyo hees ka mid ah heesuhuu alifay

Q2aad ee Wareysigii Abwaan Cabdirashiid iyo hees ka mid ah heesuhuu alifay

Waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa Q2aad ee Wareysigii Abwaanka oo uu kaga waramayo xusuusta geedisocodkii halgankiisa. Dhagaysi wacan: Hees ka mid ah heesuhuu alifay Abwaan […]

 
 

Shirkii Jaaliyadda Xerada Ifo

Shirkii Jaaliyadda Xerada Ifo

Maanta oy tariikhdu tahay 1-2-2013ka ayay shir aad loo soo agaasimay isugu yimadeen xubnaha jaaliyada S/Ogadenia ee xerada qaxotiga Ifo. Shirkan oo ahaa mid ay […]

 
 

OGEYSIIS: Shirweynaha Jaaliyada Ogadeniya ee Ontario & Dr Maxamed Ismacil oo ka qeybgalaya shirkaas-

OGEYSIIS: Shirweynaha Jaaliyada Ogadeniya ee Ontario & Dr Maxamed Ismacil oo ka qeybgalaya shirkaas-

OGEYSIIS MUHIIM AH- Waxaa la ogeysinaya Dhamaan Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Ontario Wadanka Kanada (CANADA) inay kaso qeyb galaan shirweynaha Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee Gobolkaas […]

 
 

Gudoomiyaha JWXO oo tacsi u diray eheladii Suldaan Cabdi C. Sonkor iyo dhamaan shacabka Jubadaland

Gudoomiyaha JWXO oo tacsi u diray eheladii Suldaan Cabdi C. Sonkor iyo dhamaan shacabka Jubadaland

Inaa Lilaahi Wa-Inaa Ilayhi Raajicuun: Geeridu waa Xaq.  Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca shacabka S.Ogadenya, iyo dhamaan xubnaha JWXO iyo N/hurayaasha CWXO waxaan halkan tacsi […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay