Archive for: March, 2013

Gudomiye ku Xigeenka JWXO oo ka qeyb galay shireynaha Jaaliyadaha Ogadeniya ee Pacific

Gudomiye ku Xigeenka JWXO oo ka qeyb galay shireynaha Jaaliyadaha Ogadeniya ee Pacific

Shirkii ka furmay 31 May 2013 wadanka Australia Magaalada Melbourn ayaa waxaa kaqeyb galay Gudomiye ku xigeenka Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadneiya Dr Maxamed Ismaciil oo […]

 
 

Warbixinti Shirweyanaha J/Ogadaniya ee Pacific iyo Muuqalo halkan ka daawo

Warbixinti Shirweyanaha J/Ogadaniya ee Pacific iyo Muuqalo halkan ka daawo

Melbourn 31/03/2013 Shirweynihii 7aad ee Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee wadamada la isku yiraahdo Pacific ayaa maanta ka furmay magaalada Melbourne ee wadanka Australia. Shirkan oo […]

 
 

Xoolo ay daadka roobku la tageen Ogaadeeniya

Xoolo ay daadka roobku la tageen Ogaadeeniya

Iyadoo lagu jiro xilli roobaadkii Guga walina ay roobabku si lixaadle uga Da’ayaan dalka Ogaadeeniya ayaa waxaa laga soo sheegayaa deegaanada qaar kood khasaare hantiyeed […]

 
 

CWXO waa muraayadda halgankeena iyo matoorka uu ku dhaqaaqayo – Dawiil

CWXO waa muraayadda halgankeena iyo matoorka uu ku dhaqaaqayo – Dawiil

Maqaaladii aan ku soo qaadanay dhacdadii uu goobjooga ka ahaa N/hure Maxamad rashiid Sh. Cabdulaahi ayuu dhambaalkan cidhbinta ka soo direy N/h Dawiil oo ah […]

 
 

Shirki 7aad ee jaaliyaadka Pacificga oo sitoos ah uga socda Australia

Shirki 7aad ee jaaliyaadka Pacificga oo sitoos ah uga socda Australia

War iyo sawiro hordhac ah oo naga soo gaadhay goobta uu shirka ka furmay ayaa naloogu sheegay inuu si habsami ah uga bilowday hall-kii loogu […]

 
 

Howl-Galadii CWXO een ka helnay Xarunta dhexe ee JWXO warbixintooda

Howl-Galadii CWXO een ka helnay Xarunta dhexe ee JWXO warbixintooda

Wararka naga soo gaadhaya Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunt Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegaano kamid ah dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia gumaysato. […]

 
 

Gawaadhida Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo si aabayeel la’aan ah u jiidha dadweynaha

Gawaadhida Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo si aabayeel la’aan ah u jiidha dadweynaha

Wararka naga soo gadhaya magalada dhagaxbuur ayaa shegaya in shalay uu Gadhi nooca loo yaqaano Uraalka  ee ay ciidamada Gumaysigu Itoobiya adeegsadaan  ku jiidhay  islaan […]

 
 

Shirkii Jaaliyada S.Ogadenia ee Denmark oo Qabsoomay

Shirkii Jaaliyada S.Ogadenia ee Denmark oo Qabsoomay

Waxaa maanta ooy taariikhdu tahay 29/03/2013, kadhacay xafiiska Jaaliyada Somalida Ogadenya ay kuleedahay caasimada Copenhagen ee wadanka Denmark shir baaladhan oo siwanaagsan loosoo agaasimay. Shirkan ooy […]

 
 

Faalo: Barnaamijki Ilays TV ee sida tooska ah u baxay

Faalo: Barnaamijki Ilays TV ee sida tooska ah u baxay

Barnamij xiiso badan oo caawa ka baxay Ilays TV xaruntiisa Norwey ayaa looga hadlay dhibaatooyinka tacadi ee ka jira Ogadeniya. Barnaamijkan oo Khadka teleefanka ay […]

 
 

OMCR oo ka qeyb galay Kulanka Muslimiinta wadanka Australia

OMCR oo ka qeyb galay Kulanka Muslimiinta wadanka Australia

Magaalada Melbourn ee cariga Australia ayaa waxaa ka furmay 28 -30 March 2013 shir aad u balaadhan oo ay isugu yimaadeen Muslimiinta wadankaasi. Shirkaas waxaa […]

 
 

Ethiopian Army wages a secret and brutal war on civilians in Ogaden

Ethiopian Army wages a secret and brutal war on civilians in Ogaden

Fleeing Ogaden refugees recount tales of terror Remote villagers were living in a happy life, performing traditional dances locally known as Daanto; children played hide-and seek; […]

 
 

Toos uga qeyb Qaado Ilays TV- Dood ku aadan Tacadiga iyo Xuquuql Insaanka Ogadeniya.

Toos uga qeyb Qaado Ilays TV- Dood ku aadan Tacadiga iyo Xuquuql Insaanka Ogadeniya.

  Haddii aad tahay muwaadin u dhashay ogadeniya oo ka warhaya dhibaatada loo geysto shacabka Ogadeniya amaba adiga ay dhibaato kuu geysteen Ciidamada Gumeysiga ethiopia […]

 
 

Q2aad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii Qandhajabiye

Q2aad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii Qandhajabiye

Waxaan Q1aad ku soo gunaanadnay iyadoo Tobankii N/hure ay Go’aansadeen inay mar labaad weeraraan si ayna xagga Dhaawaca iyo Buktada ugu daqaqamin Tigreegu, oo xabbaddii […]

 
 

Q2aad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii Qandhajabiye

Q2aad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii Qandhajabiye

Dagaalkan oo dhacay 1995 waxay qaybtii kobaad sheekadu inoo maraysay Tobankii N/hure ee kantaroolka joogay oo laba Baabuur oo saraakiil Tigree ah saaranyihiin baabiyay, Ciidankii […]

 
 

Itobiya oo kaarkeedii ugu dambeeyay ciyaareysa

Itobiya oo kaarkeedii ugu dambeeyay ciyaareysa

Itobiya marnaba maqarsan inaysan raali ka ahayn inuu dib u dhismo Qaran Somaliyeed oo ka madaxbanaan Yeedhiska Itobiya. Kooxda TPLF ee xukunka Itobiya gacanta ku […]

 
 

29 Askarta Komaandooska Itobiya ayaa ka soo goostay

29 Askarta Komaandooska Itobiya ayaa ka soo goostay

29 ka mid ah ciidanka Komaandooska sida gaarka ah loogu soo tababaray machadka lagu magacaabo –Blaten Specila Force Institute – ayaa ka soo goostay oo […]

 
 

Sirdoonka Dhulkii Udgoonka: Awaaj! Awaaj! Awaaj! W/D: Mohamed Ilyas.

Sirdoonka Dhulkii Udgoonka: Awaaj! Awaaj! Awaaj! W/D: Mohamed Ilyas.

In aan ogaano taariikhda iyo dhaqanka bqoqrtooyadii Itobiya iyo siyaabihii ay u soo dhexgaleen shacuubta markii dambena ay ku gumaysteen waxay aad u sahlaysaa in […]

 
 

Sirdoonka Dhulkii Udgoonka: Awaaj! Awaaj! Awaaj! W/D: Mohamed Ilyas.

Sirdoonka Dhulkii Udgoonka: Awaaj! Awaaj! Awaaj! W/D: Mohamed Ilyas.

SEBEN AAD U FOG KAHOR, ayaan la kulmay oday waayeel ahaa. Magaciisa waxa laoranjiray Lug-ku-cirroole; horayna waxa lagu naaneysi jiray Maan-ku-cirroole. Odaygu waxa uu ahaa […]

 
 

Barqa-maal oo ka tirsan Sagag ayaa khasaare laxaadleh loogu gaystay ciidamada gumaysiga

Barqa-maal oo ka tirsan Sagag ayaa khasaare laxaadleh loogu gaystay ciidamada gumaysiga

Wararka  nagasoo gaadhay Xarunta  dhexe ee JWXO waxay sheegayaan dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Sagag kuwaasi oo xukuumada gumaysiga Itobiya lagaga laayey tiro kamid ah ciidamadeeda […]

 
 

Ogaysiis muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Johannesburg ee Koonfur Afrika

Ogaysiis muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Johannesburg ee Koonfur Afrika

Waxaa  la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa  Gaar ahaan Xubnaha Ku sugan  Nawaaxiga  magaalooyinka Johannesburg, Pretoria  iyo agagaarka Gobolka  Gauteng  inuu  jirro  […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay