Archive for: March, 2013

Maamulka Jaaliyadda Germany oo shirkoodii soo gabagabeeyay

Maamulka Jaaliyadda Germany oo shirkoodii soo gabagabeeyay

Waxaa 23/3/2013, magaalada Frankfurt ee dalka Germanyka dhacay shirkii Hawl-wadeenka Jaaliyada Somalida Ogadenia ee dalka Germany. Shirkan oo lagu doortay maamulka Hay’ada Samafalka eeGermany ayaa […]

 
 

Gibir, Gidhaash & Gubbo Waa Erayada Gumaysiga Ethiopia Laga Dhaxlay – W/Q Xarbi Aden

Gibir, Gidhaash & Gubbo Waa Erayada Gumaysiga Ethiopia Laga Dhaxlay – W/Q Xarbi Aden

Shacab marka lagu soo duulo oo la gumaysto, waxaa lagu barbaariyaa inuu ka liito gumaystayaasha, sidaa darteed ayuu shacabkaasi ku dadaalaa inuu barto afka Gumaystaha […]

 
 

Gibir, Gidhaash & Gubbo Waa Erayada Gumaysiga Ethiopia Laga Dhaxlay – W/Q Xarbi Aden

Gibir, Gidhaash & Gubbo Waa Erayada Gumaysiga Ethiopia Laga Dhaxlay – W/Q Xarbi Aden

Dhawr ruux oo igu tuhmayay in aan wax ka garan Erayga Gibir ayaa isoo wacay kadib markii ay ka dheehdeen Barnaamijka Ilays TV oo baahiyay amuuro salka […]

 
 

Warbixandii dagaaladii ay qaadeen CWXO todobaadkii la soo dhaafay

Warbixandii dagaaladii ay qaadeen CWXO todobaadkii la soo dhaafay

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe  ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegaano kamid ah Dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia gumaysato; 17/03/2013 Dagaal xoogan oo ka […]

 
 

Shirweynihii Jaaliyadda Yemen oo magaalada Sanca lagu soo gabagabeeyay

Shirweynihii Jaaliyadda Yemen oo magaalada Sanca lagu soo gabagabeeyay

Jaaliyadda S. Ogadenia ee dalka Yemen – Sana’a  Ayaa waxay isugu timid shir balaadhan, oo Abaabul iyo wada tashi ah. Shirkaas ayaa waxaa kasoo qaybgalay, bulshada qayba […]

 
 

Hiding From the Truth : The Pain of the Ogaden Somali People By Graham Peebles

“Every night, they took all of us girls to [interrogations]. They would separate us and beat us. The second time they took me, they raped […]

 
 

Hoggaamiyaal kamid ah xisbiga Tigreega TPLF oo laga ceydhiyay TPLF/EPRDF maanta

Hoggaamiyaal kamid ah xisbiga Tigreega TPLF oo laga ceydhiyay TPLF/EPRDF maanta

9 hoggaamiye oo kamid ah Xisbiga TPLF ayaa xilkii laga xayuubiyay Xisbiga TPLF. Arintan oo lugta ku heysa khilaaf xoogan oo ka dhex jira maamulka […]

 
 

Abraha : Wiil baad tahay “wedhi-now” ,, markale ayaan is arkaynaa.

Abraha : Wiil baad tahay “wedhi-now” ,, markale ayaan is arkaynaa.

Waxaa noo socda dhacdooyinkii xusuuta lahaa ee halgankeenu uu soo maray. Maanta waxaa marti inoogu ah halgame Cadaani oo inooga qisoon doona maalmihii uu ka […]

 
 

Abraha : Wiil baad tahay “wedhi-now” ,, markale ayaan is arkaynaa.

Abraha : Wiil baad tahay “wedhi-now” ,, markale ayaan is arkaynaa.

Waxaan soo galay goor ay 2dii duhurnimo tahay Boostada Godey oo koox wayaane ahi haysato. Ma gali kartid ayay dheheen, waan gali baan ku idhi […]

 
 

Block Party: The Ethiopian Regime’s Outmoded Strategy to Silence Independent Media

Block Party: The Ethiopian Regime’s Outmoded Strategy to Silence Independent Media

Ogaden Online editorial: The Qatari-based Aljazeera News Network has recently reported that Ethiopian authorities are blocking its services in Ethiopia. According to Aljazeera, the Ethiopian […]

 
 

Madaxweynaha Germany oo Booqasho ku tagay Ethiopia islamarkaasna ka hadlay Xuquuqda Aadamaha ee Dadyowga ku hoos Nool Ethiopia

Madaxweynaha Germany oo Booqasho ku tagay Ethiopia islamarkaasna ka hadlay Xuquuqda Aadamaha ee Dadyowga ku hoos Nool Ethiopia

Madaxweynaha Wadanka germany Joachim Gauck ayaa booqasho ku tagay wadanka Ethiopia socon doonta 4 maalmood. Waxa uu booqashadan kula kulmay Raisal wasaaraha Cusub ee Ethiopia […]

 
 

Daggaal Xoogan oo ka dhacay Kinisad ay ku tukadan Ethiopianka oo ku tala London

Daggaal Xoogan oo ka dhacay Kinisad ay ku tukadan Ethiopianka oo ku tala London

Gumeysiga Ethiopia oo Masaajida iyo Kiniisadaha ku yaala Dibadaha ka bilaabay olole siyaasadeed Maxaa ku dhacay Culumadi Somaliyeed / Bal nala eega Qeysaska Ethiopia Shacabka […]

 
 

The Guardian reports “World Bank told to investigate links to Ethiopia ‘villagisation’ project”

The Guardian reports “World Bank told to investigate links to Ethiopia ‘villagisation’ project”

An independent panel has called for an investigation into a World Bank-funded project in Ethiopia following accusations from refugees that the bank is funding a programme that forced […]

 
 

Wafti kasocda Midowga Yurub oo gaadhay Ethiopia iyo qorshayaal badan oo fashilmay oo laguso saaray wargeyska Guardian

Wafti kasocda Midowga Yurub oo gaadhay Ethiopia iyo qorshayaal badan oo fashilmay oo laguso saaray wargeyska Guardian

Wafti ka socda Midowga Yurub ayaa booqasho kormeer ah ku tagay wadanka Ethiopia si ay usoo baadhaan tacadiyada kajira ee haayadaha xuquuql insaanku soo saareen […]

 
 

Ogeysiis Shirweynaha Ogadeniya ee Pacific-ga oo lagu qabanayo Melbourn Australia 31 March 2013

Ogeysiis Shirweynaha Ogadeniya ee Pacific-ga oo lagu qabanayo Melbourn Australia 31 March 2013
 
 

Saxaafadda Itobiya iyo Sacuudiga oo weerar isku haya maxay ku dambayn?

Saxaafadda Itobiya iyo Sacuudiga oo weerar isku haya maxay ku dambayn?

Sacuudiga wuxuu ka mid ahaa dalalka sida weyn u maalgahaday dalka Itobiya, kumana imaanin arintaa daraasad xaqqa dhaqaalaha iyo suuqa ee waxay ahayd arin ay […]

 
 

Jaaliyadda Edmonton oo shir ay ku doorteen maamul cusub isugu yimid

Jaaliyadda Edmonton oo shir ay ku doorteen maamul cusub isugu yimid

Waxaa shir aad u balaadhan isugu yimid hawlwadeenada jaaliyada magaalada Edmonton kaas oo lagaga arinsanayey sidii loo dooran lahaa maamul cusub oo badala maamulkii hore […]

 
 

Weeraradii ugu dambeeyay ay qaadeen CWXO iyo shacabka xoola dhaqatada ah oo diiday canshuurtii Gibirka

Weeraradii ugu dambeeyay ay qaadeen CWXO iyo shacabka xoola dhaqatada ah oo diiday canshuurtii Gibirka

Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa na soo gaadhsiiyay warbixintii  dagaalo  ka dhacay wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan deegaano ka tiran Garbo ku waasi oo lagu dilay tiro […]

 
 

Shirweynihii Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa oo ku soo dhamaaday guul

Shirweynihii Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa oo ku soo dhamaaday guul

Waxaa sinabad galya ah ku soo gabagaboobay  Shirwaynihii Jaaliyada Ogadenia ee Koonfur Africa oo 4 maal mood ka socday xarunta Jaaliyada JOKA ee Port Elizabeth. […]

 
 

Taariikh Halganeedka CWXO (ee Daaha laga rogay )

Taariikh Halganeedka CWXO (ee Daaha laga rogay )

Waxaan idiin soo xuli doonaa halgankii CWXO qaybaha Daaha laga rogay (Un-classified) saad ula socotaan heerarkii ay ka soo gudbeen N/hurayaasha. Waxaa na soo gaadhsiiyay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay