Archive for: March, 2013

Taariikh Halganeedka CWXO (ee Daaha laga rogay )

Taariikh Halganeedka CWXO (ee Daaha laga rogay )

Aroor Sabti ah Salaaddii Subax baan ku tukannay Duleedka harta Harada Gurracan. Goobtaas oon ku soo uruurinnay dhaawac iyo bukto afar iyo toban isku ah. […]

 
 

The Ethiopian Regime carries on a campaign to starve villagers for submission – By Ahmad Abdi

The Ethiopian Regime carries on a campaign to starve villagers for submission – By Ahmad Abdi

Thousands of people have fled from Ogaden Region after the Ethiopian regime unleashed a crackdown and collective punishment campaign against the civilian population in its […]

 
 

Oslo: Kulan ay yeesheen xubnaha Jaaliyadda Norway.

Oslo: Kulan ay yeesheen xubnaha Jaaliyadda Norway.

17.March.13- Waxaa lagu soo gabagabeeyey caasimada Norway ee Oslo, shirkii xubnaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia oo la qabto bishii ba hal mar.Shirkan oo ahaa mid si […]

 
 

sawiradi kulanki OYSU London halkan ka daawo

sawiradi kulanki OYSU London halkan ka daawo
 
 

Koorsadii Alifle oo lagu soo gabagabeeyay xerada Dhagaxlay iyo Wareysi ka hadlaya qaxootiga soo gala xeryaha

Koorsadii Alifle oo lagu soo gabagabeeyay xerada Dhagaxlay iyo Wareysi ka hadlaya qaxootiga soo gala xeryaha

Maalinimadii ay taariikhdu ku beegnayd 16-03-13 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu soo gabagabeeyay korsada Alifle qaybta maamulka. Koorso halgameedka Alifle ayaa ah […]

 
 

Shirweynihii JOKA oo hakiisii ka sii socda soona bandhigay arimo ku cusub hawlaha jaaliyadaha

Shirweynihii JOKA oo hakiisii ka sii socda soona bandhigay arimo ku cusub hawlaha jaaliyadaha

“Shalay waxaan is lahaa waxba laysuma dhaafin maantase waxaan is dhahay shalay  waxba laysuma sheegin” “Waxaa markale inoo furmay shirkeenii Q2aad” ayuu cod waafi ah […]

 
 

Uururka Haweenka S.Ogadenya ee dalka Sweden oo ku qabtay shir balaadhan magaalada Stockholm

Uururka Haweenka S.Ogadenya ee dalka Sweden oo ku qabtay shir balaadhan magaalada Stockholm

Ururka Haweenka ree Ogadenya ee dalka Sweden ayaa 16 kii bishan March shir si aad ah loo soo abaabulay ku qabtay magaalada stockholm ee dalka […]

 
 

Finland oo laga xusay Maalinta Xasuusqa Ogadenia

Finland oo laga xusay Maalinta Xasuusqa Ogadenia

 Waxaaa lagu qabtay magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland xuskii Maalinta Xasuuuqa Ogadeniya, taaso abaarihii 4:00 galabnimo si rasmi ah loogu bilaabay aayado qur’aan ah oo loo akhriyay shuhadadii iyo dhamaan dadkii […]

 
 

Maamul Cusub oo loo Doortay OYSU London-

Maamul Cusub oo loo Doortay OYSU London-

Sawiraan dib ayaa kaso galin doona. Ururka dhalinyarada iyo Ardeyda ee OYSU London ayaa maanta isugu yimid shir aad u heersareeya shirkaas oo howlo badan […]

 
 

Shir waynihii jaaliya JOKA oo sirasmi ah uga furmay Port Elizabeth : “Nin maqnaana wuu yimid Nin yaraana waynaa”

Shir waynihii jaaliya JOKA oo sirasmi ah uga furmay Port Elizabeth : “Nin maqnaana wuu yimid Nin yaraana waynaa”

Nin maqnaana wuu yimid Nin yaraana waynaa Iyadoo 2dii maalmood ee lasoodhaafay ay socdeen shirar goo goos ah oo loogu diyaar garoobayay shirwaynahan islamarkaana ay […]

 
 

Jaaliyadda Riyad oo shir balaadhan ku go’aansaday in halganka loo midoobo

Jaaliyadda Riyad oo shir balaadhan ku go’aansaday in halganka loo midoobo

Waxaa shir aad  ubalaadhan  isugu yimid  faraca  jaliyada Riyaad ee dalka Scauudiga Carabta. Shir kan oo dhamaan bulshada Riyaadh iyo nawaaxigeeda   la’saga yimid    ayaa […]

 
 

Banaabaxii ugu weynaa ayay muslimiinta Adisababa isugu soo baxeen maanta

Banaabaxii ugu weynaa ayay muslimiinta Adisababa isugu soo baxeen maanta

Banaanbixii ugu balaadhnaa ayay maanta isugo soo baxeen muslimiinta Itobiya, halkaasoo ay 10naan kun oo muslimiinta Itobiya ay buux haafiyiin wadooyinka Piaasa. Banaabxan oo ka […]

 
 

halkan ka daawo sawiro cirka Ogadeniya oo daruuro hadheeyeen roobkii Gu’ga.

halkan ka daawo sawiro cirka Ogadeniya oo daruuro hadheeyeen roobkii Gu’ga.
 
 

Tacadiyo isugu jira kufsi, jidh dil, xadhig iyo boob hantiyeed oo dhacay inti u dhaxeysay 1 March – 10 March 2013

Tacadiyo isugu jira kufsi, jidh dil, xadhig iyo boob hantiyeed oo dhacay inti u dhaxeysay 1 March – 10 March 2013

Gumeysiga Ethiopia ayaa sii laba jibaaray tacadigii uu u geysanayay shacabka somalida Ogadaneiya. Wakaalada wararka Ogadeniya ayaa soo aruurisay dhacdooyinka foosha xun ee gumeysigu kula […]

 
 

Roobabki Gu’ga oo ka curtay Ogadeniya iyo togagi oo soo rogmaday

Roobabki Gu’ga oo ka curtay Ogadeniya iyo togagi oo soo rogmaday

Wararka nagasoo gaadhaya Ogaadeenya ayaa sheegaya in roobkii Guga oo siweyn Dadka iyo Duunyaduba ugu baahi qabeen uu dhulka Ogaadeenya Gobollo ka mid ah ka […]

 
 

Afar Saldhig oo ciidamada gumaysiga ay ka daganaayeen Godey oo weerar qorshaysan lala beegsaday

Afar Saldhig oo ciidamada gumaysiga ay ka daganaayeen Godey oo weerar qorshaysan lala beegsaday

Wararkii ugu dambeeyey ee saakay nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegay dagaalo xoogan oo khasaare farabadan loogu gaystay askarta gumaysiga Ethiopia oo ka […]

 
 

Shirkii Gudiga Dhexe & Kaadirka Jaaliyadaha JOKA oo Port Elizabeth lagu qabtay

Shirkii Gudiga Dhexe & Kaadirka Jaaliyadaha JOKA oo Port Elizabeth lagu qabtay

Shirkii Gudiga  Fulinta & Kaadirka  Jaaliyada  Somalida  Ogadeniya  ee Koonfur Africa ayaa  maanta Ka dhacay magaalada  Port Elizabeth ee  Xarunta Gobolka  Eastern Cape  gaar ahaan  […]

 
 

Gumeysiga Ethiopia oo lagu cadeeyay inay Jaajusaan shacabkeeda internetka isticmaala oo ay ku talaalaan Virus isgaadhsiinta

Gumeysiga Ethiopia oo lagu cadeeyay inay Jaajusaan shacabkeeda internetka isticmaala oo ay ku talaalaan Virus  isgaadhsiinta

Wali ma ka shakiday in Computarkaaga qofkale kula isticmaalo, Emaiadaada ma ka shakiday, ma u maleysay in teleefankaaga dad ku dhex jiraan kale. Hadaba hala […]

 
 

Tacadiyo xidhay, dhac iyo boob hanti iyo xoolo noolba isugu jira oo ka dhacay deegaamo kamid ah Ogadeniya

Tacadiyo xidhay, dhac iyo boob hanti iyo xoolo noolba isugu jira oo ka dhacay deegaamo kamid ah Ogadeniya

08/03/2013 Magaalada Farmadow waxay ciidamda gumaysiga Ethiopia dhac iyo xidhay isugu dareen Qoyska nin lagu magacaabo Cali cabdulaahi bisle 4sano ku xidhan Jeel Ogaadeen waxayna […]

 
 

Ogeysiis: Toos uga daawo Ilays TV oo ka qeyb qaado Jimcada 15/03/2013 @ 20:00 GMT ogadennet.com

Ogeysiis: Toos uga daawo Ilays TV oo ka qeyb qaado Jimcada 15/03/2013 @ 20:00 GMT ogadennet.com

Waxaa la ogeysiinaya bulshada inay Habeenimada Jimcaha ay ka qeyb qaataan Dood wadaag ka dhici doonta Ilays TV 15/03/2013 saacada 8 fiidnimo ee waqtiga UK […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay