Archive for: March, 2013

OOL – Judging Dr. Mohamed Abas with his own Words : Nuradin Jilani

OOL – Judging Dr. Mohamed Abas with his own Words : Nuradin Jilani

The Somali political commentator Dr. Mohamed Abas has recently penned an article entitled “Jigjiga Has Shown Its Warm Hospitality to Mogadishu” published in several websites. […]

 
 

Ogeysiis kusocda Finland: Xusid loo qabanayo Xasuuqi Ogadeniya ee 1994 oo ay qabanayaan ururka OYSU Finland

Ogeysiis kusocda Finland: Xusid loo qabanayo Xasuuqi Ogadeniya ee 1994 oo ay qabanayaan ururka OYSU Finland

Ogeysiis: Jaaliyada Finland Dhamaan Bulshada Somaliyeed ee ku nool wadanka Finaland gaar ahaan Somalida Ogadeniya waxaa lalasocodsiinaya innuu dhaci doono kulan aad u weyn oo […]

 
 

Ogeysiis Shirka Ururka OYSU oo ka dhacaya Mineapolis 16 march 2013

Ogeysiis Shirka Ururka OYSU oo ka dhacaya Mineapolis 16 march 2013

OGAYSIIS OGAYSIIS!!! Waxaa dhamaan bulsha waynta iyo dhalinyarada ku dhaqan gobalka Minneapolis sida ururada OYSU Rochester, OYSU Willmar, OYSU Stcloud iyo OYSU Faribult la ogaysiinayaa […]

 
 

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo weeraradii ugu dambeeyay ee na soo gaadhay

Warbixintii Xarunta Dhexe ee JWXO iyo weeraradii ugu dambeeyay ee na soo gaadhay

Wararka nagasoo gaadhaya Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay dalka Ogaadeeniya kuwaasi oo askata gumaysiga Ethopia lagaga dilay tiro […]

 
 

Wafdigii ugu horeeyay ee jaaliyadaha JOKA oo soo gaadhay Xarunta Gobolka Eastern Cape

Wafdigii ugu horeeyay ee jaaliyadaha JOKA oo soo gaadhay Xarunta  Gobolka Eastern Cape

Waxaa  maanta Soo gaadhay  magaalada Port Elizabeth ee Xarunta  Gobolka Eastern Cape Wafdigii ugu Horeeyay ee Ka qayb galilahaa Shirweynaha Jaaliyada Ogadeniya  ee Koonfur Africa. […]

 
 

Aljazeera oo soobandhigtay Gumeysiga Ethiopia cabdudhiska uu ku hayo Ogadeniya iyo saxaafada Ethiopia

Aljazeera oo soobandhigtay Gumeysiga Ethiopia cabdudhiska uu ku hayo Ogadeniya iyo saxaafada Ethiopia

Saxaafada Aljazeera ayaa soo diyaarisay barnaamij xiiso badan oo ay ku soo saarayaan cabduhinta saxaafada ee ka jirta Ogadeniya iyo Ethiopia. Waxaa ay sheegeen in […]

 
 

2ba dhambaal oy caalamka kala gaadhsiiyeen Dr. M. Cabaas iyo Shaambal Faysal ..

2ba dhambaal oy caalamka kala gaadhsiiyeen Dr. M. Cabaas iyo Shaambal Faysal ..

Inta aanan dulucda qoraalka bilaabin, 2ba maqaal oon akhriyay oy kala qoreen Dr. Maxamad Cabaas iyo Shambaal Faysal Cabdiweli ayaa waxay isoo xasuusiyeen markii Rasuulka […]

 
 

Hoggaanka Arrimaha Dibedda ee Jwxo oo shir ku qabsaday Prague

Hoggaanka Arrimaha Dibedda ee Jwxo  oo shir ku qabsaday Prague

Masuuliyiinta Hoggaanka Arrimaha Dibedda ee Jwxo ayaa shir muhim ah isugu yimid magaalada Prague ee dalka Czeck Republik , shirkaa oo socday 8 mars ilaa […]

 
 

Qayb ka mid ah sawirada shirkii maamulada Jaaliyadaha Waqooyiga Yurub

Qayb ka mid ah sawirada shirkii maamulada Jaaliyadaha Waqooyiga Yurub

Shir sanadeedka Jaaliyadka Soomalida Ogadeenya ee Waqooyiga Yurub ama wadamada Scandenevianka ayaa waxaa sanad waliba lagu qabtaa Wadanka Sweden gaar ahaan magaalo madaxdiisa labaad ee […]

 
 

Dagaalo ka dhacay Ogadeniya 05 illaa 08 March 2013.

Dagaalo ka dhacay Ogadeniya 05 illaa 08 March 2013.

07/03/2013 Dagaal ka dhacay duleedka magaalada Fiiq waxaaa Askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 2Askari waxaana lagaga dhaawacay 5kale 06/03/2013 kaam-daawadiid oo dhuxun ka tiran waxaa […]

 
 

OYSU oo kaqaybgalay Dood Lagu Qabtay Jaamacada Aalborg ee Denmark

OYSU oo kaqaybgalay Dood Lagu Qabtay Jaamacada Aalborg ee Denmark

OYSU oo kaqaybgalay Dood Lagu Qabtay Jaamacada Aalborg ee Denmark Waxaa maalintii Jumcada  taariikhdu kubeegnayd 08/03/2013, lagu qabtay jaamacada Aalborg oo kutaala caasimada Copenhagen ee […]

 
 

Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Waqooyiga Europe Warbixinti iyo Goamadi kasoo baxay

Shirkii Jaaliyadaha Ogadeniya ee Waqooyiga Europe Warbixinti iyo Goamadi kasoo baxay

Shir sanadeedka Jaaliyadka Soomalida Ogadeenya ee Waqooyiga yurub ama wadamada Scandenevianka   ayaa waxaa sanad waliba lagu qabtaa Wadanka Sweden gaar ahaan magaalo madaxdiisa labaad  ee […]

 
 

Shacab lagu Xasuuqay Mayu oo ka tirasan Raqay, Deegaanka Gobolka Fiiq.

Shacab lagu Xasuuqay Mayu oo ka tirasan Raqay, Deegaanka Gobolka Fiiq.

Askarta gumaysiga Ethiopi ayaa waxay sii wadaan dibaatada iyo xasuuqa ay ku hayaan dadka shacabka ah ee aan iska difaaci karin waxayna xasuuqeen Deegaan katirsan […]

 
 

Faah Faahin Dheeraad ah oo kasoo baxay Weerarkii Xerada Ciidanka Gumeysiga ee Qabridahare 07 March 2013.

Faah Faahin Dheeraad ah oo kasoo baxay Weerarkii Xerada Ciidanka Gumeysiga ee Qabridahare 07 March 2013.

Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa khasaaraha ka dhashay weerarkii Qorshaysnaa ee ay NH/CWXO ku qaadeen haybanimadii 07 March 2013 xerada kifladoorka iyo gudaha […]

 
 

Ururka Dhalinyarada & Ardayda (OYSU) Fariciisa Dalka Yemen oo soo gabagabeeyay siminaar

Ururka Dhalinyarada & Ardayda  (OYSU) Fariciisa Dalka Yemen oo soo gabagabeeyay siminaar

Ururka Dhalinyarada & Ardayda  (OYSU) Fariciisa Dalka Yemen -Sana’a  ayaa waxay wadeen maalmihii lasoo dhaafay shirar iyo Abaabul isdaba jooga, kaas oo isugu jiray siminaaro lagu […]

 
 

In commemoration of the International Women’s Day – The Jazeera Interview with Mrs. Fawzia

In commemoration of the International Women’s Day – The Jazeera Interview with Mrs. Fawzia

In commemoration of the International Women’s Day we will refresh the last Interview of Al-Jazeera English with Mts. Fawzia Abdulkadir about the the Ethiopian army […]

 
 

Waxaan ku xusuusanaynaa Maalinta Caalamiga ee Haweenka wareysigii Al-Jazeera ay la yeelatay marwo Fawziya Cabdiqaadir

Waxaan ku xusuusanaynaa Maalinta Caalamiga ee Haweenka wareysigii Al-Jazeera ay la yeelatay marwo Fawziya Cabdiqaadir

Wareysigii ay martidii Jazeera English ay kaga doodeen dhibaatada ay ku hayaan ciidamada Itobiya shacabka S.Ogadenya waxay ku tilmaameen inay Ogadenya tahay Darfuur-ta 2aad ee […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo ee xerada Qaxootiga Dhadhaab oo lagu qabtay Dhagaxley

Shirkii Faraca Midnimo ee xerada Qaxootiga Dhadhaab oo lagu qabtay Dhagaxley

Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 08-03-2013 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shirwaynihii faraca Midnimo ee kahowlgala xerada Dhagaxlay. Shirwaynahan oo ah mid sanadkiiba […]

 
 

8da Maars – Maalinta Caalamiga ee Haweenka (International Women’s Day)

8da Maars – Maalinta Caalamiga ee Haweenka (International Women’s Day)

Dalal badan oo caalamka ka mid ah ayaa maanta looga dabaadagayaa 8da March oo caalamka u aqoonsaday inay noqoto maalin la xuso dhibaatada lagu hayo […]

 
 

UNPO – Illegal Tax Imposed On Ogaden Population

UNPO – Illegal Tax Imposed On Ogaden Population

Militias have been threatening the local Ogaden population to pay a “head tax” on both the civilians as well as on their livestock Since many […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay