Archive for: March, 2013

Weerar xalay lagu qaaday Xerada Kafladoorka Qabridahare oo saraakiil gudaha ku shireysay lagu laayay

Weerar xalay lagu qaaday Xerada Kafladoorka Qabridahare oo saraakiil gudaha ku shireysay lagu laayay

  Thu. 07 March 2013 (ONA)-War goor dhawayd naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya weerar iyo duqayn xoogan oo xalay saqadii dhexe […]

 
 

Q2aad – Cabdi Illay .. Xarunta dhexe natus? Hebel .. Geedkan hoostiisa ayaan ku ogaa

Q2aad – Cabdi Illay .. Xarunta dhexe natus?  Hebel .. Geedkan hoostiisa ayaan ku ogaa

Tababarkii Cabdi ilay lasiiyay oo ka koobnaa habka qurbajoogta ay tahay inuu ula hadlo oo ay TPLF-tu xooga saaraysay in ay ku khaldaan wixii ay […]

 
 

Q2aad – Cabdi Illay .. Xarunta dhexe natus? Hebel .. Geedkan hoostiisa ayaan ku ogaa ..

Q2aad – Cabdi Illay .. Xarunta dhexe natus?  Hebel .. Geedkan hoostiisa ayaan ku ogaa ..

Tababarkii Cabdi illay lasiiyay oo ka koobnaa habka qurbajoogta ay tahay inuu ula hadlo oo ay TPLF-tu xooga saaraysay in ay ku khaldaan wixii ay […]

 
 

Halkan ka dhagayso wareysi qiimi badan oo ICDS ay la yeelatay Gudoomiyaha Iyo Xoghayaha – Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU)

Halkan ka dhagayso wareysi qiimi badan oo ICDS ay la yeelatay Gudoomiyaha Iyo Xoghayaha – Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU)

Waxaa weli noo socda wareysiyadii ay ICDS la yeelatay xubna ka mid ah ururka iyo qaybaha bulshada. Wareysiyadaa taariikhiga ah ayaan maanta ku soo qaadanaynaa […]

 
 

Waxaa la Wadaagi Karaa Dheefta Xoriyadda, Dhibka xoriyadda loomarose lama Wadaagi karo

Waxaa la Wadaagi Karaa Dheefta Xoriyadda, Dhibka xoriyadda loomarose lama Wadaagi karo

Waxaan horey idiinku soo bandhignay maqaalkii ay ka qoreen Kooxda Karamardha (Karamardha Group) wadahadlkii fashilmay. Waxaan qoraalkaa ku xusnay in aan si gaar ah uga […]

 
 

Waxaa la Wadaagi Karaa Dheefta Xoriyadda, Dhibka xoriyadda loomarose lama Wadaagi karo

Waxaa la Wadaagi Karaa Dheefta Xoriyadda, Dhibka xoriyadda loomarose lama Wadaagi karo

Ku: Kooxda Karamardha (The Karamardha Group). Waxaa hubaal ah qof caqli leh inuusan diidi karin odhaahda aan cinwaanka uga dhignay maqaalka, sababtoo ah taariikhdana way […]

 
 

Ethiopia should stop organized displacement in the pastoralists areas; Ogaden region

Ethiopia should stop organized displacement in the pastoralists areas; Ogaden region

By Yakume: The 2013 Humanitarian Requirements Document (HRD) ( Ethiopia HRD_Jan_June 2013 (1) ) covering the first half of the year (Jan-June) was launched on 28 […]

 
 

Dad shacab ah oo ku biirooday ceel ay ka qodanayeen wabiyar oo katirsan Qabridahar

Dad shacab ah oo ku biirooday ceel ay ka qodanayeen wabiyar oo katirsan Qabridahar

2 nin oo ku dhintay  Ceelasha xoolaha lagawaraabsado. #Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahar ee Xarunta Gobolk Qoraxay ayaa sheegaya kadib markii ay Askarta gumaysiga […]

 
 

Cabdi Illay .. Xarunta dhexe natus? Hebel .. Geedkan hoostiisa ayaan ku ogaa .. Qore/Cabdulaahi Xuseen.

Cabdi Illay .. Xarunta dhexe natus?  Hebel .. Geedkan hoostiisa ayaan ku ogaa .. Qore/Cabdulaahi Xuseen.

Guud ahaan wadanka Itoobiya waxaa cadaadis ba’an ku haya kooxda lagu magacaabo TPLF, gaar ahaan dhulka Soomaalida Ogadenia kooxdaasi waxay ku haysaa guumaysi aad u […]

 
 

7ba urur oo JWXO ay ka mid tahay oo isugu yimid shir wada-tashi

7ba urur oo JWXO ay ka mid tahay oo isugu yimid shir wada-tashi

Horaantii todobaadkan waxaa shir wada tashi ah isugu yimid 6 urur oo ka mida ururada  la dagaalama Xukuumada dhiig miiratada ah ee Gumaysiga Itoobiya iyo […]

 
 

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo lagu qabtay xerada Dhagaxlay

Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo lagu qabtay xerada Dhagaxlay

Maanta oo ay taariikhdu ku beegnayd 03-03-2013 waxaa xerada Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab laga xusay Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo ah maalin shacabka S.Ogadenia ayka xusaan […]

 
 

Ethiopian Army (EA) and Associated Militia occupy Ogaden Water wells During the Dry season

Ethiopian Army (EA) and Associated Militia occupy Ogaden Water wells During the Dry season

ONLF Press Release March 3, 2013 Since mid-February, the Ethiopian Army and its Associated militia-the Liyu Police has occupied most of Ogaden well during the […]

 
 

Ogeysiis Shirkii Jaaliyadaha Scandenevianka- 9/03/2013 Sweden Goteborg

Ogeysiis Shirkii Jaaliyadaha Scandenevianka- 9/03/2013 Sweden Goteborg

Ogaysiis: Waxaa  dhamaan la ogaysiinayaa jaaliyadaha rer Ogadenia ee Skandenevianka in 9/3-2013 dhici doono shirkii jaaliyadaha Skandanevianka abaaraha 1:00pm duhurnimo, Shirku waxuu ka dhici doonaa […]

 
 

Maamulka guud ee jaaliyaada S/Ogadenia ee Sweden oo shir wada tashi ah la yeshay hawl-wadeenada unugyada jaaliyadaha.

Maamulka guud ee jaaliyaada S/Ogadenia ee Sweden oo shir wada tashi ah la yeshay hawl-wadeenada unugyada  jaaliyadaha.

Waxaa kulan xog waran iyo kobcin hawl shaqeed  ah ku yeeshay magaalda Eskilstuna ee gobalka Södermanland qaar ka mid hawl wadeenada unugyada Jaaliyada Sweden ay […]

 
 

Warbixintii ugu dambaysay een ka helnay xarunta dhexe oo faafaahin dheeraad ah ka bixiyay …

Warbixintii ugu dambaysay een ka helnay xarunta dhexe oo faafaahin dheeraad ah ka bixiyay …

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay Ogaadeeniya oo askarta gumaysiga Ethiopia lagu jabiyey. Dagaaladaasi ayaa waxay u dhaceen sidan […]

 
 

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda JOKA

Ogaysiis – Shirweynihii Jaaliyadda JOKA

 Waxaa la ogaysiinayaa    dhamaan Xubnaha Jaaliyada  Ogadeniya  ee Koonfur Africa  in la gaadhay  wakhtigii  uu dhici jiray Shirweynihii Jaaliya Ogadeniya ee Koonfur Africa. Waxaa lagu […]

 
 

Weerar xoogan oo lagu qaaday Kaam-Daawadiid oo cadawga lagu jabiyay

Weerar xoogan oo lagu qaaday Kaam-Daawadiid oo cadawga lagu jabiyay

Wararka naga soo gaadhay wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunt Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegaano kamid ah Dalka Ogaadeenia dagaaladaasi oo khasaare […]

 
 

Jigjiga Nin Dal dheer Jooga Daawashada ku deeqday kii Daganaana Darxumo ku deeqday

Jigjiga Nin Dal dheer Jooga Daawashada ku deeqday kii Daganaana Darxumo ku deeqday

Waxaa Qoray Xarbi Aden: Af-Soomaaliga qoraalkiisa oo dhawaa & Xadaarada Soomaalida ee dhanka Saxaafada oo aan durugsanayn iyadoo ay jirto, waxii ka danbeeyay1999 waxaa saaxada […]

 
 

Dhaanta cusub oo lagu mataaneyn doono dhaantadii -Jecliyaayee jamaal dhulka hooyo jecliyaa –

Dhaanta cusub oo lagu mataaneyn doono dhaantadii -Jecliyaayee jamaal dhulka hooyo jecliyaa –

Waxaan la soconay in dhaantadii – Jecliyaayee jamaalka dhulka hooyo jecliyaa – jecliyaayee xornimo aan ku joogo – inay noqotay dhaanto qaran oo dhamaan munaasabadaha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay