Archive for: April, 2013

Ciidamada gumaysiga oo lagu naafeeyay dagaalada socda iyo roobabkii Guga oo waxyeelo ka gaystay meelaha qaarkood

Ciidamada gumaysiga oo lagu naafeeyay dagaalada socda iyo roobabkii Guga oo waxyeelo ka gaystay meelaha qaarkood

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in dagaalo badan ay ka socdaan qaybo kamid ah dalka Ogaadeeniya ee […]

 
 

Kulan Heersare ah oo Kadhacay Xafiiska Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark

Kulan Heersare ah oo Kadhacay Xafiiska Jaaliyada S.Ogadenya ee Denmark

Waxaa 28 April 2013, lagu qabtay xafiiska Jaaliyada Somalida Ogadenia ay kuleedahay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir heer sare ah ooy kasoo qayb galeen […]

 
 

Norway: Shir qarsoodi ahaa oo Safiiradda Woyaanuhu qaban Lahayd oo fashilmay!!

Norway: Shir qarsoodi ahaa oo Safiiradda Woyaanuhu qaban Lahayd oo fashilmay!!

Oslo: Waxaa gelinkii dambe ee maanta barxadda hore ee Hoteelka SAS Blue Radisson marqudha is-qabsaday mudaaharaad ballaadhan oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal qof oo […]

 
 

Abwaan Cabdullaahi Macalin Axmed Dhoodaan

Abwaan Cabdullaahi Macalin  Axmed Dhoodaan

Abwaan cabdullaahi Macalin Axmed Dhoodaan ayaa kugeeriyoday magaalada Harar taarikhdu markay aheyd 26 April 2013. Allaah ha u naxariiste Abwaanka ayaa da’diisa lagu qiyaasay innuu […]

 
 

OYSU Ifo oo qabatay munaasabada OgadenNight iyo Guddi odayaasha dhaqanka ay iska doorteen

OYSU Ifo oo qabatay munaasabada OgadenNight iyo Guddi odayaasha dhaqanka ay iska doorteen

Shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 27/04/2013 waxaa xerada Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay munaasabada Ogaden Night Habeenka Ogaadeeniya oo ay qabteen Ururka Hhalinyarada iyo […]

 
 

Wararkii ugu dambeeyay ee Hawaarinta iyo arimaha Jigjiga

Wararkii ugu dambeeyay ee Hawaarinta iyo arimaha Jigjiga

Dhimashadii gacan-ku-dhiigle Meles Zanawi waxay ku noqotay dambiilayaasha Jigjiga gabi ku soo dumay. Baroortii la aamuseen waayay Cabdi iley iyo taalooyinka uu uga taagay Jigjiga […]

 
 

Jaaliyadda Yemen oo gudoonsiiyay shahaada sharaf xubnihii mutaystay

Jaaliyadda Yemen oo gudoonsiiyay shahaada sharaf xubnihii mutaystay

Waxay jaaliyada dalka Yaman oo shir aad u wayn maanta isugu timid abaal marin ku gudoon siisay xubno aad iyo aad u tirabad oo abaalmarintaas […]

 
 

Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? – By Hassan Moalin

Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? – By Hassan Moalin

Xafiisyada suuqa weyn ku dhex leh dunida 3xaad waxaa ka mid ah kuwa u sameeya sumcadda xukuumadaha cadaadiska iyo xadgudubka ku dhisan. Xafiisyadaasi waxay siwalba […]

 
 

Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? – By Hassan Moalin

Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? – By Hassan Moalin

”Everything in the world now is so delicate, which is merely another way of saying that nobody seems to have any real understanding of how […]

 
 

Weerar lagu qaaday fadhiisin uu cadawga ku lahaa Masaara

Weerar lagu qaaday fadhiisin uu cadawga ku lahaa Masaara

CWXO ayaa 11/04/2013 weerar mir ah ku qaaday fadhiisin ay ciidamada gumaysiga Itobiya ku lahaayeen deegaanka lagu magacaabo Masaara oo Dannood katirsan waxaana weerarkaas mirta […]

 
 

Jaaliyadda JOKA oo loogu baaqayo ka soo qaybgal shir muhiim ah

Jaaliyadda JOKA oo loogu baaqayo ka soo qaybgal shir muhiim ah

Dhamaan xubnaha jaaliyada Ogaadeeniya ee Koonfur Afirka gaar ahaan Xarunta ayaa waxaa la ogaysiinayaa inuu jiro Shir Muhiim ah oo dhamaan xunbaha laga codsanyo in ay […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU-Minneapolis oo isu diyaarinaya ka qaybgalka Dhoolatuska Mayday Parade

Ururka Dhalinyarada OYSU-Minneapolis oo isu diyaarinaya ka qaybgalka Dhoolatuska Mayday Parade

Bisha May 5teeda ayaa socdaal dhoolatus ah oo loogu magacdaray Mayday Parade lagu qabtaa sanadwalba goobta Bloomington Avenue halkaasoo ay shucuubta kala duwan ee ku […]

 
 

Shir-hawleedkii jaaliyada magaalada Edmonton oo lagu soo dhaweeyay Dr. Xoriyo guulna ku dhamaaday

Shir-hawleedkii jaaliyada magaalada Edmonton oo lagu soo dhaweeyay Dr. Xoriyo guulna ku dhamaaday

Hawlwadeenada jaaliyada magaaladaEdmontonayaa waxay isugu yimaadeen shir aad muhiim u ah oo ay kaga arin sanayeen geedi socodka halganka hubaysan ee ay JWXO hormoodka ka tahay, […]

 
 

Ethiopia faces uncertain future in Somali Ogaden region – By Mohammed Awad

Ethiopia faces uncertain future in Somali Ogaden region – By Mohammed Awad

ADDIS ABABA: The ongoing violence in the Eastern Ogaden region near the Somalia border has many in Ethiopia worried over the future of the rebellious […]

 
 

Fadeexadi soo gaadhay gumeysiga ethiopia oo lagusoo saaray journalada wadanka Norwey

Fadeexadi soo gaadhay gumeysiga ethiopia oo lagusoo saaray journalada wadanka Norwey

(Muqalkan guji si aad u aragto qoraalka wargeyska) Wargeyska weyn ee aftenbladet oo ah wargeysyada ugu afka dheer wadanka Norwey ayaa ka faalooday ceebti iyo fadeexadi […]

 
 

Qadiyada Ogadeniya oo looga hadlay Munaasabadi kulanka Turkida UK

Qadiyada Ogadeniya oo looga hadlay Munaasabadi kulanka Turkida UK

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa maanta ka qeyb gashay Munaasabad ay soo qaban qaabisay Jaaliyada Turkida ee ku dhaqan wadanka UK. Munaasabadan oo Jaaliyada […]

 
 

Daawo Qunsuulka Ethiopia iyo Jawaasiis la caydhsanayo magaalada Oslo Norwey

Daawo Qunsuulka  Ethiopia iyo Jawaasiis  la caydhsanayo magaalada Oslo Norwey

Safiirka gumeysiga Ethiopia u fadhiya wadamada Scandenevianka ayaa damcay innuu shir ku qabto magaalada Oslo ee wadanka Norwey, halkaas ayaa waxaa shirkii isasoo xaadiriyay 300 […]

 
 

John Kerry oo booqan doona Itobiya, kala hadli doona Shirweynaha AU Xuquuqda Aadanaha

John Kerry oo booqan doona Itobiya, kala hadli doona Shirweynaha AU Xuquuqda Aadanaha

Xoghayaha Arimaha Dibadda Mareykanka ayaa sheegay inuu ka qaybgali doono xuska sanadguurada Midowga Afrika oo lagu qabanayo Xarunta MA ee Adisababa. Dawladda Mareykanka ayaa doonaysa […]

 
 

Shirwaynihii faraca Muftaaxul Xoriya oo lagu qabtay xerada Ifo

Shirwaynihii faraca Muftaaxul Xoriya oo lagu qabtay xerada Ifo

Maalinnimadii ay taariikhdu kubeegnayd 19/04/2013 waxaa xerada ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay shirwaynihii faraca Muftaaxul xoriya ee ka howlgala xerada Ifo. Shirkan oo ah […]

 
 

Ururka OYSU-Norway oo kulan muhiim ah yeeshay.

Ururka OYSU-Norway oo kulan muhiim ah yeeshay.

Oslo:Waxaa caasimaddaOsloee dalka Norway, caawa fiidkii lagu soo gabagabeeyey, kulan si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay yeesheen Ururka Dhalinyaradda iyo Ardayda Ogadeenya (OYSU-Norway), laguna […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay