Archive for: April, 2013

Top Secret: safaarada gumeysiga Ethiopia ee London warqado laga helay

Top Secret: safaarada gumeysiga Ethiopia ee London warqado laga helay

Gumeysiga Ethiopia ayaa wada qorsheyaal dhicisoobay balse horaa loo yiri dacawo meel ay macal ugu baratay ayay macaluul ugu baqtida. Gumeysiga Ethiopia ayaa u bartay […]

 
 

Q2aad – Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Q2aad – Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Waxaan ku soo gabagabaynay Qaybtii 1aad ee maqaalkan in mawqifkii uu qaatay Axmad nashaad ee ahaa inuusan xabad dambe ku ridin Itobiya, ka dib markuu […]

 
 

Q2aad – Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Q2aad – Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Qorshan wuxuu ku wajahayn yahay marka ugu horeysaba jaaliyadaha dibadda ee taageera halaganka Gobanimadoon ee ka socda Ogadenya iyo dawladaha caalamka ee la socda qadiyadda […]

 
 

Tobanaan kun oo muslimiin Itobiya ah ayaa 7ba magaalo ka banaanbaxay shalay

Tobanaan kun oo muslimiin Itobiya ah ayaa 7ba magaalo ka banaanbaxay shalay

Tobanaan kun oo muslimiinta Itobiya ah ayaa shalay salaadii Jimcaha ka dib isugu soo baxay masaajidda iyo wadooyinka. Banaabaxa shalay ayaa cinwaan looga dhigay –Cadaalad […]

 
 

Ogaden: Test for Africa’s post colonial era

In his recent book, Ethiopia: The Last Two Frontiers, Prof. John Markakis presents an overarching historical profile and a major hurdle that need to be […]

 
 

Qaybtii 2-aad Gibir, Gidhaash & Gubbo waa erayada gumaysiga Ethiopia laga dhaxlay. W/Q Xarbi Aden

Qaybtii 2-aad Gibir, Gidhaash & Gubbo waa erayada gumaysiga Ethiopia laga dhaxlay. W/Q Xarbi Aden

Shacab marka lagu soo duulo oo la gumaysto, waxaa lagu barbaariyaa inuu ka liito gumaystayaasha, sidaa darteed ayuu shacabkaasi ku dadaalaa inuu barto afka Gumaystaha […]

 
 

Qaybtii 2-aad Gibir, Gidhaash & Gubbo waa erayada gumaysiga Ethiopia laga dhaxlay. W/Q Xarbi Aden

Qaybtii 2-aad Gibir, Gidhaash & Gubbo waa erayada gumaysiga Ethiopia laga dhaxlay. W/Q Xarbi Aden

Sidii aan horay idiin ku ballan qaaday qoraalkan hoose waa qaybtii ugu danbaysay ee maqaalkii uu ciwaankiisu ahaa,  Gibir, Gidhaash & Gubbo waa erayada gumaysiga Ethiopia […]

 
 

Golaha baarlamaanka Gobolka Canfarata oo ku dhawaaqay inuu casilay Cali Seero

Golaha baarlamaanka Gobolka Canfarata oo ku dhawaaqay inuu casilay Cali Seero

Warar lagu kalsoonyahay ayaa waxay sheegayaan inuu golaha baarlamaanka ee gobolka Canfartu ku dhawaaqeen in ay jagadii ka qaadeen Madaxwaynaha gobolka Canfarta Ismaciil Cali Sero. […]

 
 

Warbixinta dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta dhexe ee JWXO

Warbixinta dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta dhexe ee JWXO

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay qaybo kamid ah Dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia gumaysato,Dagaaladaas […]

 
 

World Bank Must End its Support for Human Rights Abuses in Ethiopia – By David Pred

World Bank Must End its Support for Human Rights Abuses in Ethiopia – By David Pred

A multi-billion dollar aid program administered by the World Bank is underwriting systematic human rights abuses in Ethiopia. Last September, Ethiopian victims submitted a complaint […]

 
 

Faaf Reeb II: Taariikhdi oo Marlabaad isqoreysa

Faaf Reeb II: Taariikhdi oo Marlabaad isqoreysa

Najiib.shide@yahoo.com Kuuba ma ilaahay baa,xagey nooga timid iyo War waad danbaabtaye Allaah ka cabso. Waa taariikh nin gabayaa ah iyo saraakiil kamid ahayd dolwadii Soomaliya […]

 
 

Q3xaad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii CirJiidh

Q3xaad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii CirJiidh

Wacan oo wanaagsan akhyaarta qiimaha iyo qaayaha lehoow; waa markale iyo barnaamijkeenii Taariikh halgameedka CWXO. Barnaamijkeenan oo ah qaybtii 3xaad  waxaanu ku soo qaadanaynaa Hawlgalkii loogu […]

 
 

Q3xaad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii CirJiidh

Q3xaad Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Dagaalkii CirJiidh

Ugu horeyn majirin wax aan ku qiimayn karo niyadayda maalinkii nala yidhi dhaqaaqa. Farxada qosolka iyo islawaynada. Kalina kuma ahayn midan ee qof walba oo […]

 
 

Kaaf iyo Kaladheeri – Maan baray iyo Maan Bilaal .. 2ba maqaal oo mudan in la akhriyo

Kaaf iyo Kaladheeri – Maan baray iyo Maan Bilaal .. 2ba maqaal oo mudan in la akhriyo

Laba maqaal oo aad u xiisa badan isla markaana ay ku dhanyihiin xog iyo macluumaad muhiim ah oo tagto iyo joogtaba ah (Past and Present […]

 
 

Why the Federal Minister of Trade of Ethiopian (Abdurahman Sheikh Mohammed) was Sacked by Meles Zenawi? What are the facts and who are the Key Players in this case? By Yakume A.

Why the Federal Minister of Trade of Ethiopian (Abdurahman Sheikh Mohammed) was Sacked by Meles Zenawi?  What are the facts and who are the Key Players in this case? By Yakume A.

In November 2011, Abdurahman Sheikh Mohammed, a 29 year old moron who was the Federal Trade Minister of Ethiopia was sacked and fired, and have […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU faraca San Diego oo ka qaybgalay Ololaha Xasuuqa looga soo horjeedo

Ururka Dhalinyarada OYSU faraca San Diego oo ka qaybgalay Ololaha Xasuuqa looga soo horjeedo

San Diego, California: Waxaa lagu qabtay shalay oy bishu ahayd April 7, 2013 Beerta loo yaqaano Carmel Valley’s Ocean Air Community Park, Ololihii 2aad ee Socodka […]

 
 

OYSU San Diego attended the 2nd annual Walk to End Genocide Campaign

OYSU San Diego attended the 2nd annual Walk to End Genocide Campaign

By Abdirahman Hollywood San Diego, California: The 2nd annual San Diego Walk to End Genocide a worldwide campaign was held on Sunday, April 7, 2013 at the Carmel Valley’s Ocean […]

 
 

Poet by Yusuf Barkhadle, a Young member of OYSU sweden

Poet by Yusuf Barkhadle, a Young member of OYSU sweden

Watch the poem of the young talented members of OYSU Sweden reading poems at the Ogaden community meeting

 
 

Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Waxaan ka helnay qoraalkan nin kula kulmay Axmad nashaad magaalada Doxa oo muddo la sheekeysanayay uu ku ogaaday hadafka uu leeyahay Axmad nashaad iyo arima […]

 
 

Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Axmad Nashaad waa Nin Khatar ah oo Hadaf leh

Marka laga yimaado guuldarada xagga ciidanka ah ee ururkii IAIA (Al-Itixaad Al_islaami) ka soo gaadhay Gudaha Ogadenya iyo qaybo ka mid ah Gobolada Somaliya sida […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay