Archive for: April, 2013

Norway: Xubnaha Jaaliyadda Norway oo isugu yimid kulan hawleed muhiim ah

Norway: Xubnaha Jaaliyadda Norway oo isugu yimid kulan hawleed muhiim ah

Oslo: Waxaa maanta oo Sabti ah ka dhacay wadanka Norwey caasimadiisaOslo shirkii xubnaha Jaaliyadda Somalida Ogadenya ee ku dhaqanOslo iyo nawaaxigeeda. Shirkan oo ahaa kii billaha […]

 
 

Shirkii Dhalinyarta OYSU London Maxuu ku saabsana? Open Day 13 April 2013!

Shirkii Dhalinyarta OYSU London Maxuu ku saabsana? Open Day 13 April 2013!

Ururka dhalinyarada OYSU London ayaa dadaalo aad u xoog badan ka bilaabay caasimada London. Ururka ayaa maanta isugu yimid shir balaadhan oo lagu qiimeynayay qorshe […]

 
 

Kulankii Qawmiyadaha oo Ururka Haweenka S.Ogadenya lagu martiqaaday

Kulankii Qawmiyadaha oo Ururka Haweenka S.Ogadenya lagu martiqaaday

Waxaa maanta oo bisha tahay 6 April 2013 Jaaliyada S/Ogadenia ee Victoria ka qeyb galeen kulan dumarka qow-miyaadka kala duwan ee ku nool magaalada Melbourne ay iskugu […]

 
 

San Diego Union Tribune oo ka hadlay munaasabadda ka qay-qaadashada OYSU munaasabadda “Walk to end genocide”

San Diego Union Tribune oo ka hadlay munaasabadda ka qay-qaadashada OYSU munaasabadda  “Walk to end genocide”

San Diego: (04-05-2013) Waxaa maalinta axadda ee taariikhdu tahay bisha April 7, 2013 haddii alle idmo lagu qabanayaa magalaada San Diego ee gobolka California munaasabadda […]

 
 

Qubanaha Wararka Ethiopia

Qubanaha Wararka Ethiopia

  Waxaa jagadii baarlamaanka Ethiopia iska casishay haweenaydii uu Kaligii Taliye Meles Zinawi ka bakhtiyay, taasoo isu diyaarinaysa inay isu sharaxdo duqa (Mayor) magaalada Addis […]

 
 

Dhalinyaradii Hawaarinta (Liyu Police) deegaanka Ogaadeenia oo ku soo qulqulaya .. By Axmad Cabdi

Dhalinyaradii Hawaarinta (Liyu Police) deegaanka Ogaadeenia oo ku soo qulqulaya .. By Axmad Cabdi

Waxaan maanta halkan idiinku haynaa warbixin iyo wareysi laga qaaday dhlinyaradii ka soo carartay maxaysatada Hawaarin oo soo gaadhay dalalka dariska midkood oo halkaa ugu […]

 
 

Dhalinyaradii Hawaarinta (Liyu Police) deegaanka Ogaadeenia oo ku soo qulqulaya ..

Dhalinyaradii Hawaarinta (Liyu Police) deegaanka Ogaadeenia oo ku soo qulqulaya ..

Liyu Police-ka (Hawaarin ) oo Gumaystaha Itoobiya u taba-baray in uu ku gumaado shacabka aan hubaysnayn ee maatida ah kuwaasoo tirada ku buuxi loogu laayo […]

 
 

Daa’uud iyo Cabd iley waxay fulinayeen siyaasadda EPRDF ee gobolka – Faysal M. Cabdiweli

Daa’uud iyo Cabd iley waxay fulinayeen siyaasadda EPRDF ee gobolka – Faysal M. Cabdiweli

Qoraaga maqaalkan wuxuu horey uga tirsanaan jiray maxaysatada Liyu-police-ka ee loo yaqaano Hawaarin. Wuxuuna ka mid ahaa siduu maqaalakiisi hore ku sheegay kooxdii ama regiment-gii […]

 
 

Ogeysiis; Taageer Ururka OYSU oo ka qeyb qaadanaya Orodka lagu takoorayo Xasuuqa 7 April 2013 Minneapolis

Ogeysiis; Taageer Ururka OYSU oo ka qeyb qaadanaya Orodka lagu takoorayo Xasuuqa 7 April 2013 Minneapolis

Ururka dhalinyarada OYSU Minneapolis ee wadanka mareykanka ayaa ku jira dadaal dheer oo caalamka lagu ogeysiinayo Xasuuqa kasocda Ogadeniya. Ururka oo ka faa ideysanaya maalinta […]

 
 

“Ogadeniya Waa Gaza” Waxaa laga sheegay Kulankii Muslimiinta Australia

“Ogadeniya Waa Gaza” Waxaa laga sheegay Kulankii Muslimiinta Australia

02/04/2013 Sydney, Australia Iyadoo ay maalmihii khamiista ilaa sabtida ay magaalada Melbourne ee wadanka Australia ay ka dhacayeen bandhigyo ay muslimiinta dalka Australia isugu soo […]

 
 

Ururka haweenka soomaalida Ogadeniya ee ku dhaqan dalka finland ayaa doortay maamul cusub

Ururka haweenka soomaalida Ogadeniya ee ku dhaqan dalka finland ayaa doortay maamul cusub

shir si heersare ah loosoo agaasimay in muddo ahna lagasoo shaqaynayey ayey Haweenka soomaalida Ogadeniya ee dalka finland ku qabsadeen magaalada Helsinki ee caasimada dalka […]

 
 

shirwaynihii faraca Gauteng South Africa oo guul kusoodhamaaday

shirwaynihii faraca Gauteng South Africa oo guul kusoodhamaaday

“HAWSHII ZABAN-HORE LOOMA KALAHADHIN” Pretoria, South Africa 31/03/2013 waxaa magaala madaxda dalka south Africa ee Pretoria kuqabsoomay shirkii sanadlaha ahaa ee jaaliyada ogadeniya faraceeda Gauteng. […]

 
 

Nusdariiqa iyo Awaare oo Ciidamada gumeysigu dilal ka geysteen todobaadki laso dhafay

Nusdariiqa iyo Awaare oo Ciidamada gumeysigu dilal ka geysteen todobaadki laso dhafay

Xukuumada gabalkeedu sii dhacayo ee gumaysiga Ethiopia ayaa Askarteeda mooraalka jabsan waxa ay Ogaadeeniya kawadaan Tacadiyo ay kula kacayaan dadka shacabka ah kadib markii si […]

 
 

Daggaalo lagu naafeeyay ciidamada Woyanaha ee Gumeysiga Ethiopia oo kadhacay gudaha Ogadeniya

Daggaalo lagu naafeeyay ciidamada Woyanaha ee Gumeysiga Ethiopia oo kadhacay gudaha Ogadeniya

Wararka naga soo gadhaya wadanka Ogaadeeniya Gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya Dagaalo ka dhacay qaybo kamid ah Dalka Ogaadeeniya, Dagaaladaasi oo u […]

 
 

Shirweynihi Jaaliyadaha Pacific oo maanta guul kusoo xidhmay.

Shirweynihi Jaaliyadaha Pacific oo maanta guul kusoo xidhmay.

Shirkii Jaaliyadaha Somalida Ogadeniya ee Pacifig oo socday muddo laba maalmood ah 30-31 March ayaa maanta si guul ah ugu soo xidhmay magaalada Melbourn ee […]

 
 

Daba-Qoodhi Waa Kuma? W/Q Cabdiraxmaan Hollywood

Daba-Qoodhi Waa Kuma? W/Q Cabdiraxmaan Hollywood

Dad badan oy isaga murugsanayd ereyga Daba-Qoodhi iyo qofka loo nisbayn karo inuu yahay Daba-Qoodhi ayaa maqaalkan markuu akhriyo si fiican uga bogsoon doona. Si […]

 
 

Daba-Qoodhi Waa Kuma? W/Q Cabdiraxmaan Hollywood

Daba-Qoodhi Waa Kuma? W/Q Cabdiraxmaan Hollywood

Ereyga dabaqoodhi ayaa baryahan dambe noqotay mid aan xad lahayn, oo sidii la doono loo istimaalo (misused and abused). Waxaa jira shaqsiyaad farabadan oo aan garaneyn cidda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay