Archive for: May, 2013

Ogeysiis ku socda Jaaliyada Minnesota iyo shirka Barito 1 June 2013

Ogeysiis ku socda Jaaliyada Minnesota iyo shirka Barito 1 June 2013
 
 

Gudiga fulinta JOKA oo shir ku qabtay Xafiiska faraca East London ee Jaaliyada Ogadeniya ee Konfur Afrika

Gudiga fulinta JOKA oo shir ku qabtay Xafiiska faraca East London ee Jaaliyada Ogadeniya ee Konfur Afrika

Faraca Jaaliyadda Ogadeniya ee magaalada  East London ee gobolka Eastern Cape iyo wafdi ka socday gudiga fulinta Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa oo uu hogaaminaayay […]

 
 

Africa Union: Is it a Union of brutal tyrants or the people of African? by Teshome Debalke

Africa Union: Is it a Union of brutal tyrants or the people of African? by Teshome Debalke

Imagine in today’s Africa finding a leader capable of forming a regional organization like OAU. Imagine a leader that stand out as role model for […]

 
 

Damaashaadka sanadguurada 50aad ee Midwga Afrika iyo taariikhda gumaysi ee Itobiya

Damaashaadka sanadguurada 50aad ee Midwga Afrika iyo taariikhda gumaysi ee Itobiya

Qoraaga Teshome Debalke maqaalka xiisa leh ee cinwaanka uu uga dhigay; – Africa Union: Is it aUnion of brutal tyrants or the people of African? […]

 
 

Kulan wadatashi oo ay isugu yimaadeen Odeyaasha Ogadeniya Koonfur Africa ku nool

Kulan wadatashi oo ay isugu yimaadeen Odeyaasha Ogadeniya Koonfur Africa ku nool

Odayaasha iyo Cuqaasha Ogadeniya ee magaalada Korsten iyo Hawl wadenada Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa oo Kulmay. Qaar ka mida Odayaasha iyo Cuqaasha Somaalida Ogadeniya […]

 
 

Banaanbaxyada lagaga soo horjeedo Ismaaciil Cumar Geele oo sii kordhaya

Banaanbaxyada lagaga soo horjeedo Ismaaciil Cumar Geele oo sii kordhaya

Shir ay wadajir u soo abaabuleen Haya’adaha Xuquuqda Aadanaha ee (International Federation for Human Rights (FIDH) iyo haya’adda Xuquuqul Insaanka Jabuuti (DjiboutiLeague for Human Rights […]

 
 

Shirweynihii Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya oo Go’aamo Dhaxalgal ah ay ka soo baxeen

Shirweynihii Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya oo Go’aamo Dhaxalgal ah ay ka soo baxeen

Waxaa ka socday magaalada San diego ee carliga Maraykan shirwaynihii labaad ee Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya “Ogaden Youth & Students Union” (OYSU). Waxaa […]

 
 

Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa oo Kulan isuguyimid

Jaaliyadda  Ogadeniya ee Koonfur Africa oo Kulan isuguyimid

Waxaa kadhacay magaalada Port Elizabeth ee xarunta gobolka Eastern Cape Shirkii Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa Shirkanoo ahaa Shir ay kasoo qaybgaleen dhamaan Xunbaha […]

 
 

Shir ka dhacay Xagardheer oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Ogadeniya ee Dhadhaab

Shir ka dhacay Xagardheer oo ay isugu yimaadeen Jaaliyada Ogadeniya ee Dhadhaab

Maalinimadi Sabtida 26/5/13 waxaa xerada xagar dheere ee deegaanka dhadhaab kadhacay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen faracyada jaaliyada ogadenia ee kahowlgala woqooyi bari […]

 
 

Shirweynihii OYSU oo lagu soo gabagabeeyey San Diego

Shirweynihii OYSU oo lagu soo gabagabeeyey San Diego

Waxaa caawa magaalada San Diego ee gobolka California, lagu soo gabagabeeyey shirweynihii ururka OYSU. Shirkan ayaa waxaa sannadkan martigaliyey OYSU San Diego, waxaana kasoo qaybgalay […]

 
 

The Sidama Nation Globally Commemorates the 11th Anniversary of its Fallen Heroes of May 24, 2002

The Sidama Nation Globally Commemorates the 11th Anniversary of its Fallen Heroes of May 24, 2002

Sidama Community United Kingdom, May 25, 2013 London, On a very bright morning in Sidama land, on May 24, 2002, between 10:30 and 11:00am local […]

 
 

Weerar ay CWXO ku qaadeen garoonka Qabridahre oy shirk ku lahaayeen ciidamada cadawga iyo warbixinadii dagaalada

Weerar ay CWXO ku qaadeen garoonka Qabridahre oy shirk ku lahaayeen ciidamada cadawga iyo warbixinadii dagaalada

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya inay dhaceen maalmihii la soo dhaafay dagaalo dhowr ah oo cadawga lagu naafeeyay. Dagaaladan oo […]

 
 

Gudomiyaha JWXO oo la kulmay Maamulada Jaaliyadaha UK iyo Ururada Bulshada UK

Gudomiyaha JWXO oo la kulmay Maamulada Jaaliyadaha UK iyo Ururada Bulshada UK

Gudomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa kulan la yeeshay Maamulada Jaaliyadaha Ogadeniya ee wadanka UK iyo Ururada bulshada gaar ahaan Ururka […]

 
 

Waa Kuma Mudane Mujaahid Shekh Ibrahim Cabdalla oo markale Loodoortay Xoghayaha Guud ee OYSU?

Waa Kuma Mudane Mujaahid Shekh Ibrahim Cabdalla oo markale Loodoortay Xoghayaha Guud ee OYSU?

Mudane Mujaahid Shekh Ibrahim Cabdalla oo markale loo doortay inuu siihayo xilka Xoghayaha Guud ee urur-waynaha Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia ee OYSU sadaxda sano […]

 
 

Xadgudubka xuquuqda aadanaha ay iska kaashanayaan Gumaysiga Itobiya iyo maamulka Waqooyiga Somaliya (Somaliland)

Xadgudubka xuquuqda aadanaha ay iska kaashanayaan Gumaysiga Itobiya iyo maamulka Waqooyiga Somaliya (Somaliland)

Waxaa bishan 20keedii 2013 ay afduubeen maamulka ka dhisan waqooyiga Somaliya ee SomaliLand Cabdiraxmaan Xassan Cabdulaahi oo ah muwaadin Ogadenya u dhashay oo maritaan ku […]

 
 

Fanaanka Kooxda Danab Abdiqani ”Qalbi” oo lagu soo Dhaweeyey Norway. (Wareysi)

Fanaanka Kooxda Danab Abdiqani ”Qalbi” oo lagu soo Dhaweeyey Norway. (Wareysi)

Oslo: Waxaa caawa fiidkii Xafiiska Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya ee dalka  Norway  lagu soo dhaweeyey fanaanka caanka ah ee ka tirsanaa kooxda wadaniga  Bariga Africa ee […]

 
 

Ogaden Community UK Solidarity with Sidama People “Looqe Massacre”

Ogaden Community UK Solidarity with Sidama People “Looqe Massacre”

Today we are here to mark the anniversary of Looqe Massacre in which many brothers and sisters have been perished in Hawasa, the capital city […]

 
 

Jaaliyada Ogaden Community UK (OYSU UK) oo kaqeyb galay xuska Xasuuqa Sidama

Jaaliyada Ogaden Community UK (OYSU UK) oo kaqeyb galay xuska Xasuuqa Sidama

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka UK ayaa ka qeyb gashay xuska Xasuuqa Looqe ee qowmiyada Sidama loo geystay sanadkii 2002. Xuskan oo ka dhacay magaalada London […]

 
 

Crimes against Humanity Perpetrated by the Somaliland Administration and the Ethiopian Regime

Crimes against Humanity Perpetrated by the Somaliland Administration and the Ethiopian Regime

On 20 May 2013 the self-proclaimed Somaliland Administration Abducted Abdirahman Hassan Abdullahi, a Somali from the Ogaden who was in transit at Berbera Airport to […]

 
 

Norway: Xuska Sanad-guurada Africa oo loo diiday Qunsulka Itoobiya, laguna Marti qaaday Jaaliyadda Ogaadeenya!

Norway: Xuska Sanad-guurada Africa oo loo diiday Qunsulka Itoobiya, laguna Marti qaaday Jaaliyadda Ogaadeenya!

Oslo: Waxaa caawa fiidkii caasimadda Norway lagu qabtay xaflad lagu xusayay sanad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay, goortii la aas-aasay Ururka isku-tagga Africa ee dhawaanta loo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay