Archive for: May, 2013

The Ogaden, Ethiopia and Africa: Fifty Horrendous Years of Oppression and Under-development under AU Banner

The Ogaden, Ethiopia and Africa: Fifty Horrendous Years of Oppression and Under-development under AU Banner

 May 24, 2013 On 25 May 2013, African “countries” will be celebrating the fifth anniversary of the African Union. A celebration with gigantic fanfare and […]

 
 

Xoghayaha Wadanka Mareykanka oo Su’alo shacabku weydin dono ka qeyb qaado

Xoghayaha Wadanka Mareykanka oo Su’alo shacabku weydin dono ka qeyb qaado

BBC Hard talk ugu diriin fariin Emailka ah:hardtalk@bbc.co.uk  si ay u weydiyaan US Secretary John Kerry.  xoghayaha Wadanka mareykanka John Kerry ayaa socdaal ku tagi […]

 
 

Ogaysiis muhiim ah oo kusocda Jaaliyadda Soomaalida Ogadeenya ee Holland

Ogaysiis muhiim ah oo kusocda Jaaliyadda Soomaalida Ogadeenya ee Holland

Waxaa dhamaan shacabka Soomaalida Ogadeenya &  walaalaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Holland iyo nawaaxigiisa, la ogaysiinayaa inuu dhici doono shirwaynihii guud ee Jaaliyadda soomaalida […]

 
 

Shir weynihii OYSU oo maanta si toos San Diego uga furmay

Shir weynihii OYSU oo maanta si toos San Diego uga furmay

Waxaa saaka magaalada San Diego ee gobolka California si toos ah uga furmay shir weynihii ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadenia. Shir weynahan ayaa waxaa […]

 
 

The 3rd Annual OYSU International 2013 Conference is officially underway – By Abdirahman Hollywood

The 3rd Annual OYSU International 2013 Conference is officially underway – By Abdirahman Hollywood

After months of preparation the 3rd Annual OYSU International Conference has officially kicked off this morning in San Diego. In attendance were many members and guests […]

 
 

Amnesty International oo soo bandhigaty tacadiyada gumeysiga Ethiopia geystaan

Amnesty International oo soo bandhigaty tacadiyada gumeysiga Ethiopia geystaan

Haayada caalamiga ah ee Amnesty International oo ah haayad u dooda Xuquuqul insaanka ayaa soo saartay warbixin aad u dheer oo ay kaga waramayso sanadkii […]

 
 

Amnesty International 2013 Annual Report on Ethiopia

Amnesty International 2013 Annual Report on Ethiopia

The state stifled freedom of expression, severely restricting the activities of the independent media, political opposition parties and human rights organizations. Dissent was not tolerated […]

 
 

Shirar kasocda South Afrika iyo Ogeysiis ku socda Jaaliyadaha JOKA ee koonfur afrika

Shirar kasocda South Afrika iyo Ogeysiis ku socda Jaaliyadaha JOKA ee koonfur afrika

Gudida fulinta ee jaaliyada ogaadeeniya ee koonfur afrika ayaa shir ku qaatay xaafiiska JOKA shirkan oo socday 9 saacadood ayaa lagu lafa-guray hawlo badan oo […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay ee CWXO ay ku qaadeen ciidamada gumaysiga Itobiya

Dagaaladii ugu dambeeyay ee CWXO ay ku qaadeen ciidamada gumaysiga Itobiya

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO iyo guud ahaan dalka Ogaadeeniya ee Itobiya gumaysato ayaa sheegaya dagaalo dhawr ah oo ka dhacay deegaano […]

 
 

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo Gud. ku xigeenka JWXO oo gaadhay San Diego

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo Gud. ku xigeenka JWXO oo gaadhay San Diego

San Diego: Waxaa caawa gagidda dayuuradaha ee magaaladaSan Diego kasoo dagay wafti balaadhan oo uu hoggaaminayo guddomiye ku xigeenka Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia mudane Maxamed Ismaciil […]

 
 

Ciidanka Itobiya oo ku laayay dad shacab ah meel Galaalshe u dhow

Ciidanka Itobiya oo ku laayay dad shacab ah meel Galaalshe u dhow

Ciidanka Itobiya oy wehliyaan maxaysato Hawaarin ah (Liyu Police) ayaa shalay oy taariikhdu ahayd 21ka May 2013 ku laayay toban qof oo ahaa qoys  beeralay […]

 
 

Ethiopian Army Massacre Civilians near Galashe Town

Ethiopian Army Massacre Civilians near Galashe Town

On May 21,2013, acontingent of the Ethiopian Army accompanied by the Liyu Police massacred ten members of an agro-pastoralist family near the town of Galashe. […]

 
 

Wafti Heersare ah oo kabaxay Wadanka UK oo kaqeyb gali doona shirweynaha OYSU

Wafti Heersare ah oo kabaxay Wadanka UK oo kaqeyb gali doona shirweynaha OYSU

Waxaa eega ka duulay magaalada London wafti heersare ah oo kasocda Ururka dhalinyarada OYSU UK. Waftigaas oo u kicitamay dhinaca qaarada America oo uu ka […]

 
 

Dhalinyarada Gobolka Western Cape ee Koonfur Afrika oo ka qabgalay shir ay ugu codeeyeen xog hayaha guud ee OYSU

Dhalinyarada Gobolka Western Cape ee Koonfur Afrika oo ka qabgalay shir ay ugu codeeyeen xog hayaha guud ee OYSU

Waxaa xalay la soo gabagabeeyay shir ay ka soo qayb galeen dhamaan xubnaha faraca OYSU ee  gobolka Western Cape ee xaruntiisu tahay magalada Cape Town. […]

 
 

Ergooyinka iyo xubnihii shir weynaha ururka OYSU oo ku soo qulqulaya magaalada San Diego

Ergooyinka iyo xubnihii shir weynaha ururka OYSU oo ku soo qulqulaya magaalada San Diego

Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia ayaa wuxuu toddobaadkan qabanayaa shir weynihii sannadka oo lagu qabanayo magaalada San Diego ee gobolka California iyada oo uu […]

 
 

Waxqabadkii Urur-Waynaha OYSU Mudadii uu Dhisnaa

Waxqabadkii Urur-Waynaha OYSU Mudadii uu Dhisnaa

  Halganka Ogadenia lagu xoraynayo waa mid soo jireen ah kaasoo dabasocda halgamadii kahoreeyay. Waa halganka qori isu dhiib ah oo lagu Xoraynayo Dalka & […]

 
 

SOCDAALKAYGII OGAADEENYA – Mudane Maxamad Shariif

SOCDAALKAYGII OGAADEENYA – Mudane Maxamad Shariif

Waxaa ka soo laabtay socdaal hawleed uu ku tagay Ogadenya Gud.Ku-Xigeenka Hogaanka Warfaafinta JWXO mudane M. Shariif. Intuu la joogay CWXO ama uu dhex socday […]

 
 

SOCDAALKAYGII OGAADEENYA – Mudane Maxamad Shariif

SOCDAALKAYGII OGAADEENYA – Mudane Maxamad Shariif

Waxay ahayd dhamaadkii June ee sanadkii 2012 markii aan gaadhay gudaha Ogaadeenya. Waxaan ugu tagay kulan ay lahaayeen qaybta Heegan kaas oo aan la kawsaday.  Intii […]

 
 

Delegates of OYSU arrive early at the 3rd Annual International Conference in San Diego – By Abdirahman Hollywood

Delegates of OYSU arrive early at the 3rd Annual International Conference in San Diego – By Abdirahman Hollywood

Ogaden Youth & Student Union (OYSU) will be holding its 3rd annual International Conference this week in San Diego, California starting on May 22nd. Over 100 […]

 
 

OYSU-Kenya oo shir isugu yimid xarunta Nairobi iyo xerada qaxootiga Kakuma ay ugu codeynayaan Xoghayaha guud ee ururka

OYSU-Kenya oo shir isugu yimid xarunta Nairobi iyo xerada qaxootiga Kakuma ay ugu codeynayaan Xoghayaha guud ee ururka

Doorashada oo ahady mid siwayn loo so abaabulay ayaa waxaa ka soo qeyb galay dadkii loogu talagalay oo halkaasi ka dhiibtay cod bixin toodii si […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay