Archive for: May, 2013

Maamulka Jaaliyada Denmark oo Shir Qabsaday

Maamulka Jaaliyada Denmark oo Shir Qabsaday

Waxaa maalinimadii Axada ahayd  taariikhduna kubeegnayd 19/05/2013, kadhacay xafiiska Jaaliyada Somalida Ogadenia ee caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen kulan heer saro ah ooy kasoo wada qaybgaleen […]

 
 

Norway: Kulankii Afraad ee Xubnaha Jaaliyadda oo qabsoomay

Norway: Kulankii Afraad ee Xubnaha Jaaliyadda oo qabsoomay

Oslo: Waxaa maanta oo Sabti ah ka dhacay wadanka Norwey caasimadiisa Oslo, shirkii xubnaha Jaaliyadda Soomalida Ogaadenya ee ku dhaqan Oslo iyo nawaaxigeeda. Shirkan oo ahaa […]

 
 

Ben Bella – Abaalmarintii Farasiiska waxay noqotay Xasuuqii Qalma iyo Sadiif

Ben Bella – Abaalmarintii Farasiiska waxay noqotay Xasuuqii Qalma iyo Sadiif

Taariikhda shucuubta caalamka iyo halganada ay soo mareen waxaa laga korosadaa cibro iyo aqoon. Waxaad ku garanaysaa ahmiyadda Taariikhda sida Quraanka Eebe uu Ilaahay ugaga […]

 
 

Dilal Qorshaysan oo ka bilowday Jigjiga

Dilal Qorshaysan oo ka bilowday Jigjiga

Waxaa ka bilowday Jigjiga dilal qorshaysan oo sida uu noo soo sheegay wariyaheena goobta aan la garanaynin cida ka dambaysa. Dilalkaa qorshaysan ayaa inta badan […]

 
 

Muxaadaro diini ah oo lagu qabtay xerada Dhagaxlay – Hoos ka dhagayso

Muxaadaro diini ah oo lagu qabtay xerada Dhagaxlay – Hoos ka dhagayso

Maalintii shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 16/05/2013 waxaa xerada qoxootiga dhagaxlay ee deegaanka dhadhaab lagu qabtay muxaadaro aad u qiima badan oo ay qabteen ururka […]

 
 

Weeraradii lagu qaaday cadawga iyo gawaadhi lagaga gubay kamiin loo dhigay

Weeraradii lagu qaaday cadawga iyo gawaadhi lagaga gubay kamiin loo dhigay

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegano kamid ah dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia […]

 
 

Jaaliayadaha Ogadenya ee Yurub oo ka qaybgalay banaanbax looga soo horjeedo taliska Itobiya

Jaaliayadaha Ogadenya ee Yurub oo ka qaybgalay banaanbax looga soo horjeedo taliska Itobiya

Banaanbaxan balaadhan ayaa lagu hordhigay Xarunta Midawga Yurub. Banaanabaxan oy soo qaban-qaabiyeen mucaaradka Itobiya iyo shucuubta ay Itobiya gumaysato ayaa waxaa lagaga cabanayay xadgudubyada ay […]

 
 

Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Q3xaad ee Hawlgalkii CirJiidh

Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Q3xaad ee Hawlgalkii CirJiidh

Qaybtii 1aad iyo 2aad ee barnaamijkan waxaan kaga soo sheekaynay Hawlgalka Cirjiidh habkii loo abaabulay iyo siduu ku bilowday, waxayna qaybtii 2aad inoogu joogtay:- Shaahii […]

 
 

Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Q3xaad ee Hawlgalkii CirJiidh

Taariikh Halganeedka CWXO – iyo Q3xaad ee Hawlgalkii CirJiidh

Xaalada cadaw ee markaasi ku hareeraysnayd Qaybtan kamidka ah CWXO ee fulinaya hawlgalka Cirjiidh ee ku sugnaa deegaankan Cadalay amaba Xudur ayle markaan intaasi kaga […]

 
 

Halganka Ogaadeenya iyo Xumaanta Guumaysiga Xabashida

Halganka Ogaadeenya iyo Xumaanta Guumaysiga Xabashida

HCBQ – “Waxaan ku noolahay duni taariikh cusub ay qormayso, taariikhdii horena ay duugoobayso ama la dafirayo. Waxaan ku noolahay duni cidii tabar yar ama la […]

 
 

Development for a propaganda tool

Development for a propaganda tool

It is mind-boggling when someone whose mental capacity is normal argues that the Ethiopian regime is indeed developing the Ogaden. If, however, we look from […]

 
 

Hailemariam Desalegn ma yeelan doonaa shaqsiyad u gaar ah sidii Anwar sadat

Hailemariam Desalegn ma yeelan doonaa shaqsiyad u gaar ah sidii Anwar sadat

Siyaasiga ugu nasiibka daran waa midka si kadis ah oon la filaynin ugu fadhiista kursigii uu ku fadhiisan jiray shaqsi taariikh ku leh dalka ama […]

 
 

Norway: Shir Saddex maalmood soconaya oo ku saabsan Wax wada-qabsiga ururada Yurub & Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya oo lagu marti-qaaday

Norway: Shir Saddex maalmood soconaya oo ku saabsan Wax wada-qabsiga ururada Yurub & Jaaliyadda Soomaalida Ogaadeenya oo lagu marti-qaaday

Oslo: Waxaa gelinkii dambe ee maanta caasimaddaOslo eeNorway, ka bilaabmay shir balaadhan oo ay kasoo qeyb galeen Madax Norwegiyaan ah, mas’uuliyiin kasocda  ururada kajiraNorway, aqoon […]

 
 

Shir muhiim ah oo lagu qabtay xerada qaxootiga Dhagaxlay

Shir muhiim ah oo lagu qabtay xerada qaxootiga Dhagaxlay

Maalintii ay taariikhdu ku beegnayd 13/05/13 ayaa waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ka dhacay shir aad muhiim ugu ah qoxootiga ree ogadenia ee kudhaqan dhadhaab shirkan […]

 
 

OYSU Melbourn oo Maamul Cusub Doortay

OYSU Melbourn oo Maamul Cusub Doortay

Ururka OYSU Melbourn ayaa isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa oo bil kasta mar ururku isugu yimaado. Kulanakan ayaa waxaa gudoominaysay Marwo Luul Cabdi waxaana kasoo […]

 
 

Jaaliyadda Finland oo kulan hawleed isugu yimid

Jaaliyadda Finland oo kulan hawleed isugu yimid

Waxaa maanta gelinkii danbe lagu qabtay Xarunta jaaliyadda ee magaalada Helsinki caasimadda dalka Finland kulan ay isugu yimaadeen dhamaan xubnaha iyo hawlwadeenedda Jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya […]

 
 

Jaliyada Ogadenia iyo jaaliyadda Oromiya oo kulan uu ku dhexmaray xafiiska jaliyada ogadenia

Jaliyada Ogadenia iyo jaaliyadda Oromiya oo kulan uu ku dhexmaray xafiiska jaliyada ogadenia

Waxaa Kulan uu ku dhex maray maamulka faraca jaliyada S.Ogadenia ee Western Cape iyo maamulka jaliyada Orimiya ee Western Cape. Shirkan ayaa wuxuu ku sabsanaa […]

 
 

Horumarin dacaayad loogu talagaly iyo in Dalka lagu dhoco – Fiiri

Horumarin dacaayad loogu talagaly iyo in Dalka lagu dhoco – Fiiri

Waxaa aad wax loola yaaba ah markaad aragto qof caqli leh oo casrigan nool oo kugula doodaya horumar ayaa lagaadhay ama ay Itobiya u wadaa […]

 
 

Cawayska Nairobi iyo Bandhig loogu magacdaray “Haka hadhin hidaha halgankiyo bulshada” iyo Kooxda Danab

Cawayska Nairobi iyo Bandhig loogu magacdaray “Haka hadhin hidaha halgankiyo bulshada” iyo Kooxda Danab

Kooxda Faneedka Danaba oo kamid ah kooxaha Xidigaha Fanka iyo Suugaanta jaaliyada soomaaliya Ogaadeeniya ee Dalka Kenya ayaa xalay oo habayn Axada ah ka dhigay […]

 
 

Guddiga jaaliyada S.Ogadenia ee dalka Sweden oo shirk ku qabtay magaalada Flen

Guddiga jaaliyada S.Ogadenia ee dalka Sweden oo shirk ku qabtay magaalada Flen

Shir si heersare loo soo agaasimay ayaa shalay oo Sabti ahay tariikhduna ahayd 11ka May – 2013  lagu qabtay magaalada Flen ee dalka Sweden. Shirkan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay