Archive for: May, 2013

War deg deg ah: Wasiir & Xubno ka tirsan Taliska Itoobiya oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo wasiirkii Garsoorka oo la eryay!

War deg deg ah: Wasiir & Xubno ka tirsan Taliska Itoobiya oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo wasiirkii Garsoorka oo la eryay!

Waxaa maanta xabsiga weyn ee magaalaa Addis Ababa loo taxaabay madax dhawr iyo toban ah oo uu kujiro Wasiirkii Dakhliga & Canshuuraadka Itoobiya Mr. Melaku […]

 
 

Mudaharaad Wadajira oo kadhacay wadanka South Afrika oo Woyanaha looga soo horjeedo

Mudaharaad Wadajira oo kadhacay wadanka South Afrika oo Woyanaha looga soo horjeedo

 10ka May 2013 waxaa banaanbaxwayn isugu soobaxay dhamaaan bulshada ku hoos dulman gumaysiga Tigrayga oo ay horkacayso Jaaliyada Ogadenia ee koonfur afrika xafiiskeeda Gauteng. Mudaharaadkan […]

 
 

Marnaba iloobi mayno Geesiyadii naga dhintay

Marnaba iloobi mayno Geesiyadii naga dhintay

Jaaliyadda Sidama ee waddanka Ingriiska (The Sidama Community in UK (S.C.UK) ayaa maalinta 24-05-2013 isugu iman doona xuskii 11aad ee dadkoodii sida naxariisdarada ah ay […]

 
 

We Remember Our Fallen Heroes

We Remember Our Fallen Heroes

The Sidama Community in UK (S.C.UK) commemorates the 11th anniversary of the 115 courageous Sidama men, women and children who were massacred in cold blood […]

 
 

Qaxootiga xearada Kharaz oo ku banaabaxay xafiiska UNHCR

Qaxootiga xearada Kharaz oo ku banaabaxay xafiiska UNHCR

Ugu yaraan 2oo oo qoys oo ku ahaa qaxooti Xerada Kharaz ee dalka Yemen ayaa saaka ilaa waqtigan xaadirka ah hordhooban xafiiska UNHCR-ta ay ku […]

 
 

Dagaal culus oo shalay ka qarxay duleedka Qabridahare

Dagaal culus oo shalay ka qarxay duleedka Qabridahare

Waxaa shalayoy taariikhda ahayd 9/5/13 dagaal adag uu ka dhacay afaafka magaalada Qabridahare goobta caanka ah ee loo yaqaano Cilmi iyo Magan. N/hurayaasha CWXO oo […]

 
 

The turmoil in Jigjiga continues – Members of the local police force are rounded up and thrown into jail

The turmoil in Jigjiga continues – Members of the local police force are rounded up and thrown into jail

As we’ve reported last week the turmoil and confusion which has engulfed the Jigjiga administration is still continuing. This time the top brass of the […]

 
 

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Waxaa laga soo daayay ESAT cajalad cusub oo muujinaya hadafka ay Wayaanaha ugu talagaleen Cabdi iley. Tv-ga ESAT ee ka soo baxa Amsterdam ayaa laga […]

 
 

“Horumarka ka jira Ogadeniya waa Been” sidaas waxaa yiri Cabdi UBO Filiman daawo

“Horumarka ka jira Ogadeniya waa Been” sidaas waxaa yiri Cabdi UBO Filiman daawo

Ninka Masuulka uga ah dhulka Ogadeniya gumeysiga Ethiopia, Cabdi Ilay oo dadka qaarkiisna u yaqaanin Cabdi UBO ayaa waxaa dhowaanahan soo baxay siro badan oo […]

 
 

Ciidanka Dalka Ethiopia oo hal qowmiyad heysato Baadhitaan Sir ah oo ay heshay ONA

Ciidanka Dalka Ethiopia oo hal qowmiyad heysato Baadhitaan Sir ah oo ay heshay ONA

Dalka Ethiopia oo la sheego inay daganyihiin qowmiyado aad u tiro badan islamarkaasna sida gumeystaha uu sheegto ay kajiraan 9 kilil oo kala ah Kililka […]

 
 

Shirwaynihii doorashada faraca Faafan ee Jaaliyada Kenya

Shirwaynihii doorashada faraca Faafan ee Jaaliyada Kenya

Waxaa shir isugu yimid maamulka iyo xubnaha jaaliyadda S.Ogadneya ee Kenya. Shirkan oo looga arinsanayo arima quseeya jaaliyadda oy ka mid tahay doorashada maamul cusub […]

 
 

OGEYSIIS: Xarunta UN-ta Pretoria South Afrika banaanbax ka dhacaya Bari 10/05/2013

OGEYSIIS: Xarunta UN-ta Pretoria South Afrika banaanbax ka dhacaya Bari 10/05/2013

waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool wadanka koonfur Afrika in uu dhacayo mudaharaad aad u wayn barito subaxdii oo ah 10/05/2013. Mudaharaadkaas […]

 
 

Booliskii caadiga ahaa oy ku socoto Bahdil, Xadhig iyo Eri + Xogo kaloo muhiim ah

Booliskii caadiga ahaa oy ku socoto Bahdil, Xadhig iyo Eri + Xogo kaloo muhiim ah

Jahawareer badan oo dadka nooga soo waramay ay ku tilmaameen duufaan ayaa hareeyay Jigjiga, arimahaa oo dadka sida aadka ugu guurgala dhaq-dhaqaaqa gumaysiga ay ku […]

 
 

Semayawi Party (Xisbiga Bluuga) oo ugu baaqaya shacabka Itobiya banaanbax 25ka May

Semayawi Party (Xisbiga Bluuga) oo ugu baaqaya shacabka Itobiya banaanbax 25ka May

Xisbiga la magac baxay Semayawi Party (Xisbiga Bluuga),  oo ah xisbi dhalinyarada iyo haweenka Itobiya ay isla unkeen ayaa ugu baaqay shacabka dagan Adisababa inay […]

 
 

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya ( Oysu ) oo farac ka dhisay Alberta/Canada hogaana doortay .

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya ( Oysu ) oo farac ka dhisay Alberta/Canada hogaana doortay .

Waxaa  maailntii Axada ahayd shir aad looga soo shaqeeyey lagu qabtay magaaladaEdmontonkaas oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogaadeeniya, shirkaas  oo lagaga wada […]

 
 

Dhoodaan- the legacy of a fallen hero – By Abdirahman Hollywood

Dhoodaan- the legacy of a fallen hero – By Abdirahman Hollywood

On Friday April 26, 2013 a well-known Somali poet Abdullahi Mo’alin Ahmed “Dhoodaan” passed away at the age of 72 in the city of Harar. […]

 
 

Waa Guri aan lahayn albaab laga baxo

Waa Guri aan lahayn albaab laga baxo

Waxaan weydiinay Faysal C/wali oo ka mid ahaa saraakiisha ka soo goostay maxaysatada Hawaarinta oo hadda ku sugan mid ka mid ah dalalka dariska ah […]

 
 

Ogaysiis – Jaaliyadda Finland

Ogaysiis – Jaaliyadda Finland

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan xubnaha iyo hawladeennada jaaliyadda Soomaalida Ogadeniya ee ku dhaqan dalkan Finland inuu shirkii jaaliyadda dhici doona maalinta Axada ee taariikhdu tahay 12.5.2013 […]

 
 

Kitaabkii (Ogaden – Ignored Genocide) oo la daabacay.

Kitaabkii (Ogaden – Ignored Genocide) oo la daabacay.

HCBQ- Waxaa ugu dambayntii soo baxay kitaab ka hadlaya xaqiiqada dulmiga Isir-tirtirida ah ee ay dawaladda Itoobiya ku hayso shacbiga Ogaadeenya. Dulimiga lagu hayo shacabka […]

 
 

Dagaal xoogan oo ka dhacay Sandhooleey/Marsin iyo nimankii ugu sareeyay amniga oo la tuuray

Dagaal xoogan ayaa lagu qaaday xero ciidan oo ku taalay tuulada layidhaahdo Sandhooleey oo hoos timaada degmada Marsin. Dagaalkaa ayaa wararka hordhaca ah ay sheegayaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay