Archive for: May, 2013

Shirkii jaaliyad Sacuudig faraca Riyaad oo shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay xubnihii mutaystay

Shirkii jaaliyad Sacuudig faraca Riyaad oo shahaado sharaf lagu gudoonsiiyay xubnihii mutaystay

Waxaa shir isugu timid jaaliyada Ogadeniya ee Sacuudiga faraca Riyaad. Shirka jaaliyadda ayaa isugu jiray doorasho iyo warbixn uu soo jeediyay mudane C/lahi ciraaqi oo […]

 
 

Representatives of Ogaden Community Association of South Africa attend public dialogue meeting in Cape Town, South Africa

Representatives of Ogaden Community Association of South Africa attend public dialogue meeting in Cape Town, South Africa

On the 29th of April 2013, the influential South African Think Tank,  The Center for Conflict Resolution (CCR), organized a public dialogue meeting in Cape Town. […]

 
 

Warbixinadii dagaalada ka socda dalka een ka helnay Xarunta dhexe

Warbixinadii dagaalada ka socda dalka een ka helnay Xarunta dhexe

Wararka nagasoo gaadhay Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegay dagaalo xoogan oo ka dhacay qaybo kamid ah dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia […]

 
 

Filim iyo Sawiro: Warbixinti Waftiga ONLF ee Booqashada ku tagay wadanka Turki (Turkey)

Filim iyo Sawiro: Warbixinti Waftiga ONLF ee Booqashada ku tagay wadanka Turki (Turkey)

Wafti heersare ah oo kasocda Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa booqasho ku tagay wadanka Turkey bishii April 20 illaa 29 April 2013. Waftigan ayaa ka […]

 
 

Q2aad – Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? By Xassan Macallin

Q2aad – Dawlad Horumartay Dadkeedu Ma Qashinkay Cunaan? By Xassan Macallin

Qaybtii 1aad ee maqaalkan wuxuu qoraaga si fiican ugu sharxay macnaha Horumar iyo siday u qeexeen culamada Dhaqaalaha qodobada muujiya inay dawlad horumar samaysay iyo […]

 
 

Q2aad : Dawlad Horumartay dadkeedu ma qashinkay cunaan – By Xassan Macallin

Q2aad : Dawlad Horumartay dadkeedu ma qashinkay cunaan – By Xassan Macallin

Horumarka Kale ee isna la Sheegayo inuu Ogadeniya Kajiro. Arintani dood badan uma baahna ayaad moodaa, mar haddii aynu aragnay siduu dhaqaalaha  wadankii haystay Ogadeniya […]

 
 

Tensions are high in Jigjiga as Abdi Iley accuses members of his cabinet to be ONLF

Tensions are high in Jigjiga as Abdi Iley accuses members of his cabinet to be ONLF

The latest news reaching us from Ogaden confirm that Jigjiga is in turmoil, griped by tension and confusion related to reliable news indicating the expected […]

 
 

Xaaladaha ka aloosan Jigjiga iyo Cabdi Iley oo ku eedeeyay qayb ka mid ah wasiiradiisa ONLF

Xaaladaha ka aloosan Jigjiga iyo Cabdi Iley oo ku eedeeyay qayb ka mid ah wasiiradiisa ONLF

Xasaasi: Waxaan horey idiiinla socodsiinay inaan heyno malafaad badan oo ku saabsan maamulka Jigjiga ee uu gumaysiga ku cadaadiyo dadweynaha Somalida Ogadenya. Malafyadaa waxay isugu […]

 
 

La-taliyaaysha Cabdi iley oo go’aansaday inay khaarijiyaan qaar badan oo ka mid ah Hawaarinta

La-taliyaaysha Cabdi iley oo go’aansaday inay khaarijiyaan qaar badan oo ka mid ah Hawaarinta

Waxaa bilihii la soo dhaafay kala yaacayay maxaysatadii uu Cabdi Iley u abaaulay inuu ku shaqaysto. Arimahaas oon xog fiican idiinkaga hayno ayaan soo galin […]

 
 

Dood-cilmiyeed lagu qabtay Cape Town oy ka qaybgaleen xubna ka socda JOKA iyo OYSU

Dood-cilmiyeed lagu qabtay Cape Town oy ka qaybgaleen xubna ka socda JOKA iyo OYSU

Dood Cilmiyeed ay qabatay Hayàdda lagu magacaabo Centre for Conflict Resolution ayaa Xalay lagu qabtayMagaladaCapetown South Africa Dood Cilmiyeedkan ayaa ciwaankedu waxa uu ahaa Siyaasada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay