Archive for: June, 2013

Ururka OYSU-Denmark oo Shir Balaadhan Qabtay

Ururka OYSU-Denmark oo Shir Balaadhan Qabtay

Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 29/6/2013, laguqabtay magaalada Odense ee wadanka Denmark shirwayne ay siwanaagsan usoo abaabuleen Ururka Midowga Dhaliyrada iyo Ardayda Ogaadeeniya ee OYSU […]

 
 

Xisbiga OPDO/EPRDF oo dagaalo iyo colaad ka hurinaya xuduudaha u dhexeeya 2da shacab

Xisbiga OPDO/EPRDF oo dagaalo iyo colaad ka hurinaya xuduudaha u dhexeeya 2da shacab

Gumaysiga Itoobiya oo ku caan baxay inuu dagaalo ka dhex huriyo shucuubta dariska ah ayaa shir xuduudaha ah ku qabtay magaalada Baabili shirkaas oo loo […]

 
 

Jaaliyadda Riyadh ee Sacuudiga oo shirkoodii isugu yimid

Jaaliyadda Riyadh ee Sacuudiga oo shirkoodii isugu yimid

Maanta  ooy  taariikhdu  tahay  28/6/  2013 ayaa waxa  shir  isugu  yimid  jaaliyada  qiimaha badan ee Sucuudi  Carabiya  faraceeda  Riyaad. Shirkaa   oo  ay  ka soo qaybgaleen  […]

 
 

Sanadguuradii 3aad ee urur waynaha OYSU oo lagu qabtay xerada dhagaxlay

Sanadguuradii 3aad ee urur waynaha OYSU oo lagu qabtay xerada dhagaxlay

Maalinimadii ay taariikhdu kubeegnayd 28/06/2013 waxaa xerada qoxootiga ee dhagaxlay lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagumaamuusayay sanad guurada 3aad ee ururka OYSU xafladan oo ahayd […]

 
 

Shirkii Golaha Fulinta JWXO uu ku lahaa Stanbuul oo soo dhamaaday iyo Bayaankii ka soo baxay

Shirkii Golaha Fulinta JWXO uu ku lahaa Stanbuul oo soo dhamaaday iyo Bayaankii ka soo baxay

Waxaa shir muhiim ah ku lahaa caasimadda dalka Turkiya ee Stanbuul Golaha Fulinta ee Jabahdda Wadaniga Xoreynta Ogadenya. Shirka oo bilowday 24kii bishan June ayaa […]

 
 

Xafiiska WFFO oo diyaariyay Cajalad muuqaal ah oo gudaha Ogadenya laga soo duubay

Xafiiska WFFO oo diyaariyay Cajalad muuqaal ah oo gudaha Ogadenya laga soo duubay

Xafiiska Wakaaladda Fanka Iyo Filamada Ogadenya ee Bariga Afrika ayaa ku guulaystay inuu dhamaystiro cajalad aad u qiima badan oo ka daawan doontaan maqal iyo […]

 
 

Kamerada ONA oo saaka la waabariisatay Ciidanka JWXO 27/06/2013 daawo-

Kamerada ONA oo saaka la waabariisatay Ciidanka JWXO 27/06/2013 daawo-

halkan waxaad ku arki doonta kamerada Wakaalada Wararka Ogadeniya oo saaka la waabariisatay Ciidanka wadaniga xoreynta Ogadniya. Halkaas waxaad ku arki doontaan xubno kamid ah […]

 
 

Kulan 4 maalmood socday oo Golahadhexe ee jabhada ugusoo xidhmay gudaha Ogadeniya

Kulan 4 maalmood socday oo Golahadhexe ee jabhada ugusoo xidhmay gudaha Ogadeniya

Kulan howleed ay isugu yimaadeen xubnaha galaha dhexe ee gudaha Ogaadeeniya oo ka dhacay xarunta dhex ee jwxo kaasi oo socday mudo Afar cisho ah […]

 
 

Ururka Dhalinta Ogaden ee Canada Festival 2013

Ururka Dhalinta Ogaden ee Canada Festival 2013

Ururka dhalinyarada OYSU ee Kitchener ayaa ka qaybgalay Canada Festival 2013. Waxayana soo bandhigeen ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka sidoo kale waxay qabiyeen waraaqo ay dadka […]

 
 

Ogeysiis: OYSU Greater Manchester oo qabanaysa Xaflad Hiddo iyo Dhaqan

Ogeysiis: OYSU Greater Manchester oo qabanaysa Xaflad Hiddo iyo Dhaqan

Waxaa la ogeysiinaya dhamaan bulsha weynta Somaliyeed ee ku nool wadanka UK gaar ahaan Gobolka Greater Manchester inay kasoo qeyb galaan xaflad balaadhan oo ururuku […]

 
 

Jaaliyadda Edmonton oo shir isugu yimid ay ku falanqeeyeen arima badan

Jaaliyadda Edmonton oo shir isugu yimid ay ku falanqeeyeen arima badan

Waxaa shir aad u balaadhan isugu yimid xubnaha jaaliyada magaalada Edmonton kaasoo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin sare oo ay kamid ahaayeen mudane Maxamed […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyey ee cadawga lagu naafeeyey

Dagaaladii ugu dambeeyey ee cadawga lagu naafeeyey

Wararka ka imanaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidamada cadawga lagu jabiyay. Dagaaladaa oo meela kala […]

 
 

Ethiopia: talks on Nile in colonial context, which speeds up Ogaden Issue as an Independent State! by Yakume

Ethiopia: talks on Nile in colonial context, which speeds up Ogaden Issue as an Independent State! by Yakume

Ethiopia talks on Nile through colonial context, but the discussions and talks shouldn’t be in colonial context. African Experts think that, it was important that, […]

 
 

Cududda Ciidanka JWXO Caalamkaa Qiroo Cidna Kama Qarsoona – Rooble Maxamad

Cududda Ciidanka JWXO Caalamkaa Qiroo Cidna Kama Qarsoona – Rooble Maxamad

Maqaalka todobaadkan oon Jeclaystay inaan jaleeco, waa Awoodda Ciidanka Qaranka Ogadenia ee ONLA & Hadal haynta aan xadidnayn  ee Guumaysigu ku hadaaqayo habeeen & maalin, midaas […]

 
 

Siminaar Saxaafadeed oo ka dhacay Xafiiska ILays Studio London UK

Siminaar Saxaafadeed oo ka dhacay Xafiiska ILays Studio London UK

Axad 23/06/2013 London UK Xafiiska Ilays Studio ayaa maanta waxaa ka dhacay tababar ku aadan siminaar uu soo diyaariyay hoggaanka Warfaafinta JWXO oo loo qabtay […]

 
 

Sawiradi Bandhigii Jaaliyada Ogaden Norwey ay soo bandhigtay “East African Festival Culture Norwey”

Sawiradi Bandhigii Jaaliyada Ogaden Norwey ay soo bandhigtay “East African Festival Culture Norwey”

Oslo: Barxadda weyn ee badhtamaha magaaladda Oslo (Grøndland), waxaa si aad u qurux badan, maanta oo sabti ah loogu qabtay bandhig-faneedka Geeska Africa, oo sanadkii […]

 
 

Barnaamij lagu magacaabo -Walking Together – oo lagu xusay munaasabadda Maalinta Qaxootiga Aduunka

Barnaamij lagu magacaabo -Walking Together – oo lagu xusay munaasabadda Maalinta Qaxootiga Aduunka

Maanta oo ay taarikhtdu ahayd 22-06-2013 ayaa waxaa laga xusay oo looga dabaaldagay waddanka Australiya Maalintii Qoxootiga Aduunka. Munaasbaddan ayaa waxaa loogu magac baxshay, – […]

 
 

Abwaan Kaadheeri oo idaacadda RX siiyay wareysi xiisa leh

Abwaan Kaadheeri oo idaacadda RX siiyay wareysi xiisa leh

Idaacadda qaranka ee Radio Xoriyo ayaa la yeelatay wareysi qiimi badan Abwaanka weyn ee Ogadenya Abwaan Kaadheeri iyagoo ka waraystay suugaantiisa guud gaar ahaana midda […]

 
 

Ururka Dhalinyaradda OYSU ee magaalada Kitchener Ontario oo ka qayb galay kitchener festivals 2013

Ururka Dhalinyaradda OYSU ee magaalada Kitchener Ontario oo ka qayb galay kitchener festivals 2013

Ururka dhalinyarada Ogadeniya ee OYSU Kitchener Ontario ayaa ka qayb galay xaflad sanad kasta lagu qabto magaaladda Kitchener Ontario ee wadanka Canada. Ururka OYSU ayaa […]

 
 

Shaahid Mooyee Sheeku Kuma Cabiri Karo

Shaahid Mooyee Sheeku Kuma Cabiri Karo

Siyaad Macalin Qorane waa dhibane mudo ku xidhnaa Jeel Ogaden. Sida aynu wada ognahay wadanka Ogaadeeniya waxaa kajira dagaal taariikhi ah oo illaa haad socda. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay