Archive for: June, 2013

Ogaysiis – Xubnaha Jaaliyadda Sweden oo loogu baaqayo ka soo qaybgalka shir muhiim ah

Ogaysiis – Xubnaha Jaaliyadda Sweden oo loogu baaqayo ka soo qaybgalka shir muhiim ah

Waxaa loogu baaqayaa Xubnaha Jaaliyadda Sweden inay ka soo qaybgalaan shirkan muhiimka ah oo looga arinsan doono arima badan oo quseeya arimaha jaaliyadda iyo taageerada […]

 
 

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo barnaamij qiimi badan kaga qaybgalay munaasabadda MQA ee Kenya

Guddiga Qaxootiga Ogadenya oo barnaamij qiimi badan kaga qaybgalay munaasabadda MQA ee Kenya

Munaasabad lagu maamuusayey Maalinta Qaxootiga Aduunka 20 June (World Refugee Day 20th June) ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya. Munaasabadan oo ay […]

 
 

For World Refugee Day “Help your people in Need project” – Kharaz Refugee Camp

For World Refugee Day “Help your people in Need project” – Kharaz Refugee Camp

Thank you for your interest and care for Somali Ogaden refugees. You are one among a growing “Help your people in Need project ”  people across […]

 
 

Biyo Gacmahaagaa Lagaga Dhargaa – Help Your People In Need Project – Mashruuca Caawi Dadkaaga kuu Baahan

Biyo Gacmahaagaa Lagaga Dhargaa – Help Your People In Need Project – Mashruuca Caawi Dadkaaga kuu Baahan

Waxaa maanta looga dabaaldagay meela kala duwan oo caalamka ah – Maalinta Qaxootiga Aduunka –. Maalintan ayuu caalamka ugu talagalaa in lagu xasuusto dhibaatada haysata […]

 
 

OYSU/KA oo ka qaybgalay xuska Maalinta Qaxootiga Aduunka ee Koonfur Afrika

OYSU/KA oo ka qaybgalay xuska Maalinta Qaxootiga Aduunka ee Koonfur Afrika

Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Port Elizabeth ee Xarunta gobolka Eastern Cape munaasabad balaadhan oo lagu xusaayay maalinta Qoxootiga Aduunka loo aqoonsaday ee ku aadan […]

 
 

Waraysi uu la yeeshay Radiyowga SEIFE NEBELBA Mudane Xassan Macallin.

Waraysi uu la yeeshay Radiyowga  SEIFE NEBELBA Mudane Xassan Macallin.

Idaacada SEIFE NEBELBA oo ah idaacad ay leeyihiin mucaaradka Oromada oo ku hadasha afka Amxaariga saldhigeeduna yahay Maraykanka ayaa waraysi dheer oo meela badan taabanaya […]

 
 

Dil, xidhay iyo Dhac hantiyeed oo Woyanuhu ka geystay Deegano kamid ah Ogadeniya

Dil, xidhay iyo Dhac hantiyeed oo Woyanuhu ka geystay Deegano kamid ah Ogadeniya

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa meela kaladuwan oo kamida dhulka Ogadeniya ugugeystay dhibaatooyin dad rayida. 09/6/13 Ceelay oo Wardheer katirsan waxay ciidamada gumaysigu dil iyo dhac ugu […]

 
 

Ogeysiis: “OYSU Open Day Birmingham” oo dhacaya 22 June 2013

Ogeysiis: “OYSU Open Day Birmingham” oo dhacaya 22 June 2013

Ururka OYSU UK ayaa Ogeysiinaya dhalinyarada Somalida Ogadeniya ee ku nool magaalada Birmingham inay kasoo qeyb galaan Barnaamij ururku ku qaban doono Magaalada Birmingham. Barnaamijka […]

 
 

Xarunta Dhexe ee Ciidanka ONLF oo soo gaadhsiisay ONA 15 daggaal oo dhacay 2-dii todobaade u danbeysay

Xarunta Dhexe ee Ciidanka ONLF oo soo gaadhsiisay ONA 15 daggaal oo dhacay 2-dii todobaade  u danbeysay

Gaashaandhiga Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya JWXO ayaa soo gaadhsiiyay Wakaalada Wararka Ogadeniya s daggaalo ay la galeen ciidanka gumeysiga Ethiopia labadi todobadaad ee lasoo dhaafay […]

 
 

Liyuu Police Officers Handed themselves over to Ogaden National Liberation Army

Liyuu Police Officers Handed themselves over to Ogaden National Liberation Army

Last week a unit of Liyuu Police officers deserted the enemy and handed themselves over to Ogaden National Liberation Army (ONLA). ONLA commanders on the […]

 
 

Kamerada ONA oo Saaka Lawaabariisatay Unug kamida Ciidanka JWXO ee Gor’Gor

Kamerada ONA oo Saaka Lawaabariisatay Unug kamida Ciidanka JWXO ee Gor’Gor

Kaamerada wakaalada wararka Ogadeniya (ONA) ayaa saaka la waabariistay Unug kamid ah Ciidanka Gorgor ee Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya. Muuqalkan kore waxaad arkaysa Ciidanka JWXO […]

 
 

Mudnaanta ma Qurbajoogbaa leh, Mise Muwaadiniinta Ogadenya? By Rooble Mohamed

Mudnaanta ma Qurbajoogbaa leh, Mise Muwaadiniinta Ogadenya? By Rooble Mohamed

Maqaalka Todobaadkan oo aan Jeclaystay inaan Diirada kusaaro Xaqiiqda dhabta ah ee kajirta Ogadenia & Mala awaalka habow maraarinta ah ee Guumaysigu ujeexday shaxdeeda Qurbajoogta […]

 
 

OYSU UK oo Speaker Corner ka qudbadeeyay Warqadona ka qeybiyay Magaalada London

OYSU UK oo Speaker Corner ka qudbadeeyay Warqadona ka qeybiyay Magaalada London

Ururka Dhalinyarada OYSU UK ayaa u baxay olole ay ku tageen Bartamaha magaalada London maalinimadi Sabtida 15/04/2013.  Ololahan waxaa soo fuliyay laba kooxood oo kamid […]

 
 

Ciidamo kasoo goostay Liyuu Poliska Ciidanka Gumeysiga Itoobiya

Ciidamo kasoo goostay Liyuu Poliska Ciidanka Gumeysiga Itoobiya

Baxsiga ciidamada Liyuu polsika ayaa noqday mid maalinla ah kadib markii jabhada wadaniga xoreynta Ogadeniya ay siisay cafis qofkasta oo kamid ah ciidamada Somalida ah […]

 
 

Alosane Hamlet transformed into a forest ghost-town after its inhabitants were forcibly removed

Alosane Hamlet transformed into a forest ghost-town after its inhabitants were forcibly removed

We have reported numerous times in the past that Ethiopian occupation troops in Ogaden emptied many towns, villages and hamlets of their inhabitants through a […]

 
 

Dhaxal Weeye Xornimee u Dhigo Abaal – Riwaayad ay dhigeen kooxda Horseed ee jaaliyadda Yemen (Daawo)

Dhaxal Weeye Xornimee u Dhigo Abaal – Riwaayad ay dhigeen kooxda Horseed ee jaaliyadda Yemen (Daawo)

Waxay jaaliyada S.Ogaadeeniya ee dalka Yemen gaar ahaan caasimadda Sanca lagu daawaday riwaayad aad u xiisa badan oo lamacag baxday; Dhaxal Weeye Xornimee u Dhigo […]

 
 

Tuulada Aloosane ee Degmada Fiiq Maxaa u Danbeeyay Muuqalkan Naxdinta leh Daawo

Tuulada Aloosane ee Degmada Fiiq Maxaa u Danbeeyay Muuqalkan Naxdinta leh Daawo

Waxaa inbadan wakaalada Wararka Ogadeniya ay soo tabinaysay deegaamo badan oo kamid ah dhulka Ogadeniya oo lagubay, ama labaro kiciyay dadkii iyo duunyadii ku dhaqneydba. […]

 
 

OGEYSIIS: Bandhiga Carwada Hiddaha Iyo Dhaqanka Ogadeniya OYSU Norwey

OGEYSIIS: Bandhiga Carwada Hiddaha Iyo Dhaqanka Ogadeniya OYSU Norwey

ururka OYSU Norwey oo looga bartay in sanad walba ay sameeyaan Carwo aad u weyn oo ay kusoo bandhigaan hiddaha iyo dhaqanka Somalida Ogadeniya, ayaa […]

 
 

Wabiga Nile iyo dacaayad siyaasdeed ee Itobiya iyo Masar

Wabiga Nile iyo dacaayad siyaasdeed ee Itobiya iyo Masar

Waxaa maalmahan ka dhex socday Masar iyo Itobiya dagaal saxaafadeed oo ka bilowday markay Itobiya ku dhawaqday inay bilowday leexinta marinkii wabiba Blue Nile oo […]

 
 

Gudiga Fulinta JOKA oo Shir balaadhan Ku qabtay Queenstown

Gudiga Fulinta JOKA oo Shir balaadhan Ku qabtay Queenstown

Qaar kamida Bulshada Somaliyeed  ee ku nool  magaalada Queenstown ee gobolka Eastern Cape iyo wafdigii Kormeer ee ka socday gudiga fulinta Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay