Archive for: June, 2013

Kooxda Kubada Cagta ee OYSU Ifo oo Ciyaar wanaag ay ku badisay latimid

Kooxda Kubada Cagta ee OYSU Ifo oo Ciyaar wanaag ay ku badisay latimid

Shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 11/05/13 waxaa xerada dhagaxlay ee deegaanka dhadhaab kadhacday ciyaarta kubada cagta oo dhexmartay OYSU ifo iyo koox kadhisan xerada dhagaxlay. […]

 
 

Tacadiyada Ogadeniya; 30 Maalmood Liistada 3aad

Tacadiyada Ogadeniya; 30 Maalmood Liistada 3aad

Wakaalada Wararka Ogadeniya ayaa soo arruurisay Tacadiyada ka dhacay dhulka Ogadeniya 30 maalmood ee laso dhaafay. Halkan waxaan idiinku soo gudbinayna liistada qeybti sadexaad ee […]

 
 

Daggaalka Cusub ee Biyaha Nile oo Cirka iskusii shareeraya aduunkuna isha ku hayo

Daggaalka Cusub ee Biyaha Nile oo Cirka iskusii shareeraya aduunkuna isha ku hayo

Madaxweynaha Wadanka Masar Madaxweyne Mursi ayaa mar uu la hadlayay shacabweynaha muslimiinta ah ee wadanka Masar waxa uu u sheegay, “In Wabiga Niil uu yahay […]

 
 

Daawo Safiirka Ethiopia ee Wadanka USA oo Woyne woyne ku barooranaya

Daawo Safiirka Ethiopia ee Wadanka USA oo Woyne woyne ku barooranaya

Shir ka burburay Gumeysiga Ethiopia maalinimadi Axada 09/06/2013 Calgery USA, Waxaa magaalada Calgary ee wadanka Mareykanka ku mudaharaaday boqolaaldad ah oo kasoo horjeeda gumeysiga Ethiopia. […]

 
 

Gubbo keen, Gidhaaj U dhaqaaq, Gibir Bixi, Gan-Game U soo bax & Gabankaaga Soo qabo; Gayigay Kajirtaa Soo Ogadenya maha? Qore : Rooble Maxamed

Gubbo keen, Gidhaaj U dhaqaaq, Gibir Bixi, Gan-Game U soo bax & Gabankaaga Soo qabo; Gayigay Kajirtaa Soo Ogadenya maha? Qore : Rooble Maxamed

Sidaan Lawada socono Waxaa kajira Gayiga Ogadenia Dhibaatooyin aad u fara badan oo isugu jira Dil, Tacadi, Kufsi, Xabsi danbi la’aan ah & nolol cidhiidhi […]

 
 

Genocide Watch oo sheegtay in Xasuuqa Ogadeniya marayo marxlada 7aad ee xasuuqa (Stage 7 of 8 Stages of genicide)

Genocide Watch oo sheegtay in Xasuuqa Ogadeniya marayo marxlada  7aad ee xasuuqa (Stage 7 of 8 Stages of genicide)

Haayada xuquuql insaanka Genocide Watch oo ah urur  ku taqasusay ka hortaga xasuuqa afka qalaad lagu yidhaado Genocide ayaa shaacisay in Xasuuqa ka socda Ogadeniya […]

 
 

Ciidamada Itoobiya oo ku dilay laba nin Suuqa Xoolaha ee magaalada Caado

Ciidamada Itoobiya oo ku dilay laba nin Suuqa Xoolaha ee magaalada Caado

wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Gobolka wardheer ayaa shegaya in laba nin oo shacab ah ciidamada  nacabka gumeysiga Itoobiya kudileen magaalada Caado […]

 
 

Tacadiyada Ogadeniya: 30 Maalmood- Liistada 2aad

Tacadiyada Ogadeniya: 30 Maalmood- Liistada 2aad

Wakaalada Wararka Ogadeniya oo soo aruurisay liistada dadkii laguwaxyeeleeyay gudaha Ogadeniya 30 maalmood ee laso dhaafay waxaa kamid ah Xidhay baahsan oo ka dhacay gudaha […]

 
 

Baxsigi Ciidamada Hawaarinta iyo Ethiopia oo maareyn kariweyday

Baxsigi Ciidamada Hawaarinta iyo Ethiopia oo maareyn kariweyday

Saraakiil kasocota Dowlada Dhexe Ethiopia oo Baadhitano ku heysa Baxsiga Liyu Poliska iyo Cidi lagu eedeyn lahaa ee Maamulka Kililka  Ciidamadi Liyu Polsika ee Qomandaha […]

 
 

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo Kufsiga & Bahdilida haweenka u adeegsada Ladagaalanka Shacabka Ogadeniya

Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo Kufsiga & Bahdilida haweenka u adeegsada Ladagaalanka Shacabka Ogadeniya

Wararka Ogaden News Agency ay kasoo arruurisay 30 maalmood ee u danbeyay tacidyadi gumeysiga Ethiopia ka geysteen dhulka Ogadeniya waxaa kamid ah kufsi ay ciidamada […]

 
 

Tacadiyada Ogadeniya: 30 maalmood

Tacadiyada Ogadeniya: 30 maalmood

Ciidamada nacabka ah ee gumaysiga itoobiya ayaa tacadiyo  ugaystay shacabka biri magaydada ah ee Somalida ogadenia. Tacadiyadan ayaa wakaalada Wararka Ogadeniya soo aruurisay intii u dhaxeysay […]

 
 

Qorshihii Wayaanaha wuu fashilmay, Banaanbaxyo midaysan ayaa ka bilowday Adisababa

Qorshihii Wayaanaha wuu fashilmay, Banaanbaxyo midaysan ayaa ka bilowday Adisababa

Waxaa Jimcihii gilgilay Adisababa banaabax aan horey uga dhicin oo laga soo abaabulay masjidka caanka ku noqday banaabaxyada ee Anwar. Banaabaxyada muslimiinta ay dhigayaan ayaa […]

 
 

Ogaden Refugees Fleeing Government Persecution: Voices From Dadaab. By Graham Peebles

Ogaden Refugees Fleeing Government Persecution: Voices From Dadaab. By Graham Peebles

June 7, 2013- The Ethiopian military and paramilitary forces, operating in the Ogaden region of Ethiopia, are, it is alleged, carrying out extra judicial killings […]

 
 

Maamul goboleedka Somaliland oo ganacsato u dhashay Ogadeniya u dhiibay gumeysiga Ethiopia

Maamul goboleedka Somaliland oo ganacsato u dhashay Ogadeniya u dhiibay gumeysiga Ethiopia

Jeelka Qoomanadaha ee Magaalada Jigjiga ayaa waxaa la keenay laba nin oo ganacsato ah oo u dhashay Dhulka Somalida Ogadeniya. Labada ganacsato ayaa lagasoo qabtay […]

 
 

Kulanki Madaxda iyo Jaaliyada Netherland oo Guul kuso dhamaday

Kulanki Madaxda iyo Jaaliyada Netherland oo Guul kuso dhamaday

Shir Balaaran oo ay soo agaasimeen Jaaliyadda Ogadeniya ee Wadanka Netherlands oo marka magaceeda lasoo gaaabiyo loo Yaqaano SORON oo lagu qabtay Magaalada Rotterdaam ee […]

 
 

Gabadh ku umul raacday Jeel Ogaden

Gabadh ku umul raacday Jeel Ogaden

Jeelka aan buuxsamin ee loo yaqaano jeel ogaden ayaa waxaa ku umul raacday gabadh ree Ogadeniya ah taariikhdu markay ahayd 6/June/2013. Gabadha jeelkan fooshu ku […]

 
 

Sawiro: Jaaliyada Ogadeniya ee London oo ka qeyb gashay ololaha IF ee lagu dabar goynayo Macaluusha ka jirta Adduunka

Sawiro: Jaaliyada Ogadeniya ee London oo ka qeyb gashay ololaha IF ee lagu dabar goynayo Macaluusha ka jirta Adduunka

Waxaa maanta ka dhacay barnaamij ay soo qaban qaabisay ololaha IF oo ah ururweyne ayku bahoobeen in kabadan 170 Urur si loo dabar gooyo macaluusha […]

 
 

Daawo Muuqaladi Gudomiye Ku Xigeenka JWXO oo la kulmay Jaaliyada Ogadeniya ee London

Daawo Muuqaladi Gudomiye Ku Xigeenka JWXO oo la kulmay Jaaliyada Ogadeniya ee London

Warbixinta oo dhameys tiran Dib ka filo. ONA

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyey

Dagaaladii ugu dambeeyay ee cadawga lagu naafeeyey

Wararka ka imanaya dalka Ogadenya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO waxay sheegayaan in dagaaladii ugu dambeeyay ee ciidamada gumaysiga ee halkaa ku sugan khasaare […]

 
 

Wareegii 2aad ee dhismaha Biya-xidheenka Masar waa lagaga adkaaday – Daawo doodan Al-Jazeera Inside Story

Wareegii 2aad ee dhismaha Biya-xidheenka Masar waa lagaga adkaaday – Daawo doodan Al-Jazeera Inside Story

Sida aad ku arki doontaan doodan, Masaarida tala ma hayaan aan ka ahayn inay cuskadaan Heshiis la dajiyay Qarnigii uu Ingriiska gumaysanayay dalkooda, taasoo ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay