Archive for: June, 2013

Gudomiyaha JWXO iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaadhey wadanka Netherlands.

Gudomiyaha JWXO iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaadhey wadanka Netherlands.

07/04/2013 Wafti uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa ka dagay garoonka caalamiga ah ee schiphol airport  ee wadanka Holland. Gudomiyaha ayaa socdaalkan waxaa ku […]

 
 

Barakicinta shacabka Gambella oo Mr. O. uu Dacwad ku soo oogay Haya’adda Ingriiska ee DFID

Barakicinta shacabka Gambella oo Mr. O. uu Dacwad ku soo oogay Haya’adda Ingriiska ee DFID

15 saacadood markaad ka socoto Adisababa adigoo sii dhex maraya beeraha qaxwada iyo duur ay dhex joogaan dad lo’lay ah ayaad gaadhi gobbolka Gambela oo […]

 
 

Ethiopia: Are these ‘land grabs’ or progress? – By William Davison, CSM

Ethiopia: Are these ‘land grabs’ or progress? – By William Davison, CSM

15-hour drive west from Ethiopia’s capital past coffee forests and jigsaw fields brimming with cattle and people, the road leaves the high country and enters […]

 
 

Xidhiidhka Masar iyo Itobiya iyo Arimaha wabiga Nile

Xidhiidhka Masar iyo Itobiya iyo Arimaha wabiga Nile

Laba qodob ayaa asaas u ah marka laga hadlaayo xidhiidhka ka dhexeeya Masar iyo Itobiya. 1- Wabiga Nile. 2- Diinta Masiixga. Hadaan ku horeeyo Q2aad […]

 
 

Fulinta JOKA iyo Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Durban oo Kulmay

Fulinta JOKA  iyo Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya  ee Durban oo Kulmay

Xubnaha  Jaaliyada  Ogadeniya ee Koonfur  Africa  gaar ahaan Xubnaha Jaaliyada ee ku Sugan  magaalada  Durban ee gobolka  Kwazulu-natal  iyo  wafdi ka socday Xarunta  Jaaliyada  ee […]

 
 

Halgame Muktar Ibrahim oo matalayay jaaliyadda iyo OYSU Melbourne oo ka qaybgalay shirka qawmiyadaha

Halgame Muktar Ibrahim oo matalayay jaaliyadda iyo OYSU Melbourne oo ka qaybgalay shirka qawmiyadaha

4 June 2013, Waxaa magalada  Melbourne ee dalka Australia kadhacay shir caalami ah ey soo agaasimeen hay’adaha xaququl insaanka u dooda. Shirkaan ayaa waxaa lagu […]

 
 

Ilaahay Ma Badbaadin Doonaa Itobiya – Thomas L. Friedman

Ilaahay Ma Badbaadin Doonaa Itobiya – Thomas L. Friedman

Maqaal gaaban hasa ahaatee ay ku dhan yihiin tusaalayn farabadan ayuu qoraaga caanka ka ah Mareykanka Mr. Thamas Friedman ku soo qoray NYT oo ah […]

 
 

Jaaliyadda guud ee Victoria oo shirkii caadiga ahaa isugu yimid magaalada Melbourne

Jaaliyadda guud ee Victoria oo shirkii caadiga ahaa isugu yimid magaalada Melbourne

Shirkan ay ka soo qeybgalay bulshada qeybaheeda kala duwan sida dhalinyarada hoyooyinka, odayasha iyo wax garadka ayaa lagu qabtay magaaladaMelbourne. Shirkan oo si fiican loo […]

 
 

Banaanbaxya balaadhan oo gilgilay maanta magaalada Adisababa

Banaanbaxya balaadhan oo gilgilay maanta magaalada Adisababa

Kumanaan Itobiyaan ah ayaa si lama filaan ah isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Adisababa iyagoo ku dhawaaqaya waxaan rabnaa xoriyad iyo hala soo daayo […]

 
 

HanqadhNews – Itoobiya oo Hadii Sidan Ku Socoto Burbur Qarka Usaaran.

HanqadhNews – Itoobiya oo Hadii Sidan Ku Socoto Burbur Qarka Usaaran.

HN – Warar naga soo gaaraya ilo kala duwan ayaa sheegaya in Dowlada itoobiya qarka U saaran In ay kala dhaqaaqdo,arintan oo walaac aad U […]

 
 

Maamulka Jaaliyada Ogadeniya ee Birmingham oo la kulmay OYSU London.

Maamulka Jaaliyada Ogadeniya ee Birmingham oo la kulmay OYSU London.

Birmingham 01/06/2013 Ururka OYSU London ayaa maanta hawl shaqo ku tagay gobolka Midlandka gaar ahaan Jaaliyada Ogadeniya ee Birmingham halkaas oo ay kula kulmeen maamulka […]

 
 

Jaaliyadda iyo Ururka Dhalinyarada OYSU Melbourne oo shirka Haweenka qowmiyadaha lagu martiqaaday

Jaaliyadda iyo Ururka Dhalinyarada OYSU Melbourne oo shirka Haweenka qowmiyadaha lagu martiqaaday

1 June 2013,  Xubna kasocda jaaliyada Melbourne Iyo ururka OYSU Melbourne ayaa 1 June ka qeybqaatay shirkii bilaha ee hawenka qomiyaadka kala duwan oo la qabto […]

 
 

Itobiya waa Shacab Khuraafaad la aaminsiiyay

Itobiya waa Shacab Khuraafaad la aaminsiiyay

Xidhiidhka iyo wada-noolaashaha shucuubta kala jaadka ah ee dariska ah waxaa asaas u ah is-qadarin iyo in la aamino xuquuqda shacab walba uu u leeyahay […]

 
 

Jaaliyadda JOKA oo wada dhaq-dhaqaaq wargalin iyo abaaul ah ayaa la kulantay ..

Waxaa kula yeeshay Odayaasha iyo waxgaradka Ogadeniya ee magaalada East London iyo wafdi ka socday gudiga Fulinta ee Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa , kulankaasoo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay