Archive for: July, 2013

Hawlgaladii Ugu danbeeyay ee Ciidanka JWXO iyo Dagaalo lagu jabiyay Woyanaha

Hawlgaladii Ugu danbeeyay ee Ciidanka JWXO iyo Dagaalo lagu jabiyay Woyanaha

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadeniya gaar ahaa xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo badan oo lagu jabiyay ciidanka gumaysiga Ethiopia howlgaladii ugu danbeeyayna waxay […]

 
 

Jaaliyadda Edmonton oy wehilyaan madax ka socota JWXO oo ka wada hadlay masuuliyadda jaaliyadda

Jaaliyadda Edmonton oy wehilyaan madax ka socota JWXO oo ka wada hadlay masuuliyadda jaaliyadda

Waxaa shir aad muhiim u ah isugu yimid xubnaha iyo maamulka jaaliyada  magaaladaEdmonton  ee dalkaCanada,shirka oo marti ay ku ahaayeen madax sare oo  kamid ah Jabhada […]

 
 

Abwaan Khadar Colaad Maxuu ka yiri dareenka bulshada ee ku aadan wadahadalka Ethiopia

Abwaan Khadar Colaad Maxuu ka yiri dareenka bulshada ee ku aadan wadahadalka Ethiopia

Daawo Gabaygii Abwaan Khadar Colaad uu kaga hadlay dareenka shacabka ee ku aadan wadahadalada ONLF iyo gumeysiga Ethiopia. Gabaygaan oo aad u xiiso badan. Gabaygan […]

 
 

Wadanka Itoobiya (Ethiopia) oo galay Kaalinta 2aad ee wadamada Aduunka ugu Saboolsan

Wadanka Itoobiya (Ethiopia) oo galay Kaalinta 2aad ee wadamada Aduunka ugu Saboolsan

Wadanka Itoobiya ayaa galay kaalinta labaad ee wadamada Aduunka ugu Faqiirsan, midaas oo aad looga yaabay kadib markii taliska Woyanaha Ethiopia uu caalamka u sheegay […]

 
 

10 Poorest Countries in The World (All in Africa), The African Economist

10 Poorest Countries in The World (All in Africa), The African Economist

You probably heard that Ethiopia has been a fast growing economy in the content recording very high growth rate not just in Africa but the […]

 
 

Ethiopia Maxaa iska badalay Dhimashadi Zenawi Kadib

Ethiopia Maxaa iska badalay Dhimashadi Zenawi Kadib

Mudadii Kaligii taliye Zenawi  baqtiyay kadib. Waxaa Ethiopia la rajeynayay in isbadal siyaasadeed kadihici  doono Ethiopia. Midaas oo wadamada ree galbeedku rajeynayeen iyaga oo u […]

 
 

Ururintii Noora Afgaab – Maqaar Saarka JIGJIGA Maxaaa Kala Haysta?

Ururintii Noora Afgaab – Maqaar Saarka JIGJIGA Maxaaa Kala Haysta?

Kalsooni Ku Xidhan Ciidan Dhibaato Badanaa! Maqaalka Waxan Ku Eegi Doonaa Xaalaada Dhabta Ah Ee Maamulka Jigjiga Iyo Ina Ilay Siduu Ku Cimri Dheereestay iyo […]

 
 

Taliska Woyanaha oo ku guuldareystay ardeyda Ethiopia in balanqaad ku gattaan

Taliska Woyanaha oo ku guuldareystay ardeyda Ethiopia in balanqaad ku gattaan

Collegeka Civil service oo ah heer jaamacadeed ayaa waxaa lagu soo xareeyay ardey kor u dhaafaysa 800 oo ardey oo laga soo aruuriyay jaamacadaha kalagadisan […]

 
 

Bishaaro ” Salaamaha Ciida kusoo dir Radio Xoriyo (raadioxoriyo@yahoo.com)

Bishaaro ” Salaamaha Ciida kusoo dir Radio Xoriyo (raadioxoriyo@yahoo.com)

 Salaamaha Ciida ku haggaaji Radio Xoriyo Email raadioxoriyo@yahoo.com  Bishaaro–Bishaaro–Bishaaro Salaamaha Ciida Barakaysan & Radio Xoriyo Dhammaan dhagaystayaasha sharafta leh ee Radio Xoriyo meel kasta oo […]

 
 

Ogaden Mother and Child Relief Ramadan Appeal

Ogaden Mother and Child Relief Ramadan Appeal

Your Donation will provide urgently needed medicine, food, shelter and Education to the Impoverished and displaced Women and Child of Ogaden. Contact: www.omcrelief.org

 
 

Codsi idiinkaga yimid – Ururka Daryeelka Haweenka iyo Caruurta Ogadenya (Ogaden Mother and Child Relief)

Codsi idiinkaga yimid – Ururka Daryeelka Haweenka iyo Caruurta Ogadenya (Ogaden Mother and Child Relief)

Shaki kuma jiro in dhibaatada ugu weyn ee gumaysiga uu ku hayo shacabka Somalida Ogadenya uu soo gaadhay Haweenka iyo Caruurta yaryar ee u baahnaa […]

 
 

Xasuuq Ka socda deegamada Jarar, Ogadeniya

Xasuuq Ka socda deegamada Jarar, Ogadeniya

Warqad Email ah oo wakaalada Wararka Ogadeniya kasoo gaadhay Gudaha Ogadeniya ayaa lagu sheegay xasuuq ka bilowday deegamo kamid ah gobolka Jarar. Warqadan oo aan […]

 
 

Curadii Malis Zenawi oo lagu qabtay $5 Billion Dollar iyadoo dhiganaysa Bangi kuyaala New York

Curadii Malis Zenawi oo lagu qabtay $5 Billion Dollar iyadoo dhiganaysa Bangi kuyaala New York

Dhiigyacabki dhintay Malis Zenawi gabadhiisa uu ku curtay oo lagu magacaabo Semehal Meles ayaa la sheegay inay dhigatay Bangi lacag gaadhaysay $5 Billion oo Doolarka […]

 
 

Rabshado kasocda Addis Ababa iyo Muslimiin badan oo xabsiga loo taxaabay

Rabshado kasocda Addis Ababa iyo Muslimiin badan oo xabsiga loo taxaabay

Maalinimadi Jimcaha ayaa waxaa ka dhacay  Banaanbaxyo waaweyn iyo iska horimaadyo dhexmaray  muslimiinta Ethiopia iyo ciidamada nabadsugida Woyanaha Addis Ababa. Banaanbaxyadan waxay ka dhaceen magaalada […]

 
 

Odeyaasha iyo Hawlwadeenka JOKA oo shiryeeshay

Odeyaasha iyo Hawlwadeenka JOKA oo shiryeeshay

Port EliZapeth Soth Africa 28/07/2013 Qaar ka mida Odayaasha iyo Cuqaasha Ogadeniya ee Koonfur Africa  iyo Hawl wadenada Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa oo Shirk […]

 
 

Qowmiyada Tigreegu Maxay u Qaxayaan? “Qore C/raxmaan Cabdullaahi

Qowmiyada Tigreegu Maxay u Qaxayaan? “Qore C/raxmaan Cabdullaahi

Ma kawarheysa Qowmiyada Tigreega ee 20 Sanno soo heysatay talada Ethiopia inay ka qaxaan Ethiopia. Maxaa sabab u ah qaxaas? iyo Fikrado kale oo xaqiiq […]

 
 

Dhacdooyinka: Daggaaladi u danbeeyay ee Ciidanka JWXO Qaadeen

Dhacdooyinka: Daggaaladi u danbeeyay ee Ciidanka JWXO Qaadeen

Wararka ka imanaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo badan oo ay N/hurayaasha CWXO gumaysiga kaga sifaynayaan ciida ogadenia dagaaladii […]

 
 

Maxaad ka Ogtahay taarikhda Abwaan Kaadheeri halkan ka daawo

Maxaad ka Ogtahay taarikhda Abwaan Kaadheeri halkan ka daawo

Kobtan ka daawo Abwaanka Weyn ee kamidka ah Abwaaniinta loogu jecelyahay Somaliweyn. Abwaanka ayaa ku dhashay dhulka Somalida Ogadeniya islamarkaasna u sameeyay ruwaayado badan qadiyada […]

 
 

Muslimiinta Ethiopia oo Banaanbaxyo Waaweyn isugu soobaxay Halkan ka daawo Muuqaladi Banaanbaxyadaas

Muslimiinta Ethiopia oo Banaanbaxyo Waaweyn isugu soobaxay Halkan ka daawo Muuqaladi Banaanbaxyadaas

Banaabaxyo aad u xoog badan oo waaweyn ayay maalinimadi 26/07/2013 isugusoo baxeen Muslimiinta Ethiopia hoos ka daawo muuqaladaas iyo sawiro kamid ah. Waxay ku dhawaaqayaan […]

 
 

Ciidamada Luyupolice-ku ma Galaa Mise waa Islaam? Nuura Afgaab

Ciidamada Luyupolice-ku ma Galaa Mise waa Islaam? Nuura Afgaab

Ciidamada Liuyupoliceka ee ka garab dagaalama ciidamada Itoobiya ee jooga Ogadeniya waa Somali jinsi ahaan waxayna ku hadlaan luuqada Somaliga. Dad badan oo aan aqoon […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay