Archive for: July, 2013

Eleven Prisoners Tortured to Death in Jail Ogaden

Eleven Prisoners Tortured to Death in Jail Ogaden

Our sources in Ogaden have confirmed that at least eleven prisoners have been tortured to death in the infamous Jail Ogaden prison located in Jigjiga, […]

 
 

Warsaxaafadeed Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Soo saartay

Warsaxaafadeed Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya Soo saartay

Ciidamo Gumeysiga Ethiopia Xoog Ku Qoranayaan Si loogu xasuuqo Shacabka Ogadeniya iyo Ethiopia Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay u qaybisay Saxaafada […]

 
 

Shirweyn oo aqoon kororsi ah oo Jaaliyada JOKA ee Port Elizebeth PE isugu timid

Shirweyn oo aqoon kororsi ah oo Jaaliyada JOKA ee Port Elizebeth PE isugu timid

Waxaa maanta Shir Si heer sare ah loo soo agaasimay lagu qabtay  magaalada Port Elizabeth xarunta  gobolka  Eastern Cape  (PE) Shir muhiima oo ay isugu […]

 
 

Ethiopia begins massive conscription and redeployment of Troops to the Nile Dam

Ethiopia begins massive conscription and redeployment of Troops to the Nile Dam

Ogaden National Liberation Front Military Communique. The Ethiopian government has started to redeploy three elite divisions from Ogaden and Somalia on the Sudan border at the […]

 
 

Tacadiyada: Dilal Ciidanka Woyanuhu u geysteen shacabka Ogadeniya

Tacadiyada: Dilal Ciidanka Woyanuhu u geysteen shacabka Ogadeniya

Ciidanka gumaysiga itoobiya ee kucaanbaxay dulmiga iyo dabar jarka ayaa meelo kaladuwan oo wadanka ogadenia ah kuxasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsanin magacyada […]

 
 

11 Qof oo Jidh Dil ugu dhintay Xabsiga Jeel Ogaden

11 Qof oo Jidh Dil ugu dhintay Xabsiga Jeel Ogaden

Jigjiga: Xabsiga aadka u daran ee Jeel Ogaden ayaa waxaa ku dhintay 11 Qof oo isugu jira 2 haween oo ummulo raacay, caruurtoodi yar yara […]

 
 

Haayadaha Xuquuql Insaanka oo Sheegay lacagaha Deeqda ah ee lasiyo Ethiopia inay sii huriyaan Xadgudubyada bani aadamka dowlada Ethiopia ku kacdo

Haayadaha Xuquuql Insaanka oo Sheegay lacagaha Deeqda ah ee lasiyo Ethiopia inay sii huriyaan Xadgudubyada bani aadamka dowlada Ethiopia ku kacdo

Laba war bixinood oo cusub oo ladaabacay bishaan gudaheeda ayaa waxay leeyihiin hormarin  caadi ah (oo saameyn ku keensanayn deegaanka iyo nolosha bani aadanka) oo laga […]

 
 

Warbixinadii weerarada Ramadaanka ay CWXO ku qaadaeen cadawga

Warbixinadii weerarada Ramadaanka ay CWXO ku qaadaeen cadawga

Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ay N/hurayaasha CWXO ku cibaadaysteen bisha barakaysan ee Ramadaanka. Dagaaladii ugu […]

 
 

Banaanbax Caalami ah oo 26 July lagu taageerayo Ilaalinta Xuquuqda Dastuuriga ah ee Muslimiinta Itobiya

Banaanbax Caalami ah oo 26 July lagu taageerayo Ilaalinta Xuquuqda Dastuuriga ah ee Muslimiinta Itobiya

WASHINGTON– Xukuukmadda Itobiya ayaa kula dhaqanto Muslimiinta Itobiya oo ah kala badh shacabka Itobiya siyaabo ka baxsan Cahdiga Caalamiga ah ee qeexaya Xoriyadda Aaminada iyo […]

 
 

Worldwide Rally on July 26 Aims to Preserve Ethiopian Muslims Constitutional Rights

Worldwide Rally on July 26 Aims to Preserve Ethiopian Muslims Constitutional Rights

WASHINGTON, July 23, 2013 /PRNewswire-USNewswire/ — The Ethiopian government is treading in narrow and treacherous waters replete with religious identities. It is breaching international covenants […]

 
 

Shir ay isugu yimaaden Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Dhagaxlay

Shir ay isugu yimaaden Xubnaha Jaaliyada Ogadeniya ee Dhagaxlay

Inkasta oo faraca midnimo ee kahowlgala xerada dhagaxlay ee deegaanka dhadhaab uu kujiro fasax guud oo  loogu talagalay  in shaqooyinka faraca laga nasto mudada lagu guda jiro […]

 
 

Hawl-wadeenada jaaliyada Edmonton oo afur hawleed isugu yimid

Hawl-wadeenada jaaliyada Edmonton oo afur hawleed isugu yimid

Waxaa afur isugu yimid hawlwadeenada jaaliyada magaalada Edmonton, halkaasoo ay arimaha jaaliyadda iyo hawlaha Bisha Ramadaan laga sugayo inay fuliso jaaliyadda ay kaga arinsanayee.  Ugu […]

 
 

Riwaayadii “badbaado” oo luntay iyo Hargeele oo Mudaharad Kusoo dhawaysay Ina Ilay – Nuur Afgaab/Adisababa

Riwaayadii “badbaado” oo luntay iyo Hargeele oo Mudaharad Kusoo dhawaysay Ina Ilay – Nuur Afgaab/Adisababa

Cabdi Iley oo ku safrayay diyaarad ay leeyihiin ciidan ka Ethiopia oo lagu soo kireeyey 5 miln oo birr ayaa dagaal kulul lagalay dhalinyaradii uu […]

 
 

Shir ku dhamaaday Guul iyo Isku-Tashi lagu balamay oo ka dhacay AlXasa/Sacuudiya

Shir ku dhamaaday Guul iyo Isku-Tashi lagu balamay oo ka dhacay AlXasa/Sacuudiya

Taariikhdu  markay  ahayd  20 bisha 7aad 2013ka  ayaa  waxaa  shir  isugu  yimid  jaaliyada S.Ogadenia ee Boqortooyada Sucuudiga  gaar  ahaan  gobalka  Bari  magaala madaxdiisa  Alxasa. Shirkan […]

 
 

Wafdi ay Itobiya u dirtay Edmonton oo guuldarro kala soo noqday

Wafdi ay Itobiya u dirtay Edmonton oo guuldarro kala soo noqday

Waxaa magaalada Edmonton ee dalka Canada yimid wafti ka socday dawlada Itobiya wafdigaa oo doonayey inuu kulan ku qabto loogu uruurinayo dhaqaale Biyo-xidheen ku  sheega […]

 
 

Waafdhuug oo ay CWXO Qabsadeen iyo gudoomiyaha gobolka Doolo oo dhaawac halis ah uu ka soo gaadhay

Waafdhuug oo ay CWXO Qabsadeen iyo gudoomiyaha gobolka Doolo oo dhaawac halis ah uu ka soo gaadhay

Warar naga soo gaadhay gobolka Doolo xaruntiisa Wardheer ayaa naloogu sheegaya inay Ciidan Wadaniga Xoreynta Ogadenya ee JWXO cagta mariyeen dhamaan ciidamada gumaysiga Itoobiya ee […]

 
 

Dad Farabadan oo Xabsiyada loo taxaabaya iyo qaar loo gaystay jidh dil iyo kufsi

Dad Farabadan oo Xabsiyada loo taxaabaya iyo qaar loo gaystay jidh dil iyo kufsi

Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay gumaadka iyo dhibaataynta shacabka biri magaydada ah ee S.Ogadenia ayaa tacadiyada kala duwan ka wada dalka. Dhibaataynta shacabka oo […]

 
 

Ogaden Community Association of Sweden Condemns the Arrest and Torture of Dayib Mohamud

Ogaden Community Association of Sweden Condemns the Arrest and Torture of Dayib Mohamud

Press Release Stockholm 19 July, 2013 The Ogaden Community Association of Sweden (OCAS), who represents the people with Ogaden background in Sweden, strongly condemns the […]

 
 

The Telegraph – Britain ‘turning a blind eye’ to expulsion of Ethiopians from their ancestral lands

The Telegraph – Britain ‘turning a blind eye’ to expulsion of Ethiopians from their ancestral lands

Britain is “turning a blind eye” to the forcible expulsion of people from their ancestral lands in Ethiopia, while giving the country £345 million of […]

 
 

ETHIOPIA: Sad News about Situation of the Children and Women in Ogaden Region: “Ethiopian Soldiers and Liyu Militias (Liyu Police) Raped Teenage Girl in Danod. – By: Aysheshum Yakume

ETHIOPIA: Sad News about Situation of the Children and Women in Ogaden Region: “Ethiopian Soldiers and Liyu Militias (Liyu Police) Raped Teenage Girl in Danod. – By: Aysheshum Yakume

“Protection of women and children in the Ogaden region is a vital humanitarian concern” 1- Overview Woyane Junta blocked food aid and humanitarian operations, and also […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay