Archive for: July, 2013

Alex Martinez Ethiopia iyo Hayadaha Gargaarka ee ka shaqeyna Maxuu kusoo arkay

Alex Martinez Ethiopia iyo Hayadaha Gargaarka ee ka shaqeyna Maxuu kusoo arkay

Waligay oo danbe dib ugu noqon maayo Addis Ababa iyo Ethiopia oo danbena la iga maqli maayo waxaa sidaas yiri wiil jaamacada Stanford University ka […]

Daggaaladi u danbeeyay ee dhaxmara Ciidanka ONLF iyo kuwa gumeysiga

Daggaaladi u danbeeyay ee dhaxmara Ciidanka ONLF iyo kuwa gumeysiga

Daggaalo Lagu Jabiyay Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo ka dhacay gudaha Ogadeniya. Daggaaladaas ayaa waxa lagu beegsaday gaadiid ay lahaayeen ciidamada gumeysiga sidoo kale waxaa daggaalo […]

Murdering a Sheik in bid to incriminate peaceful Muslim Protestors? By Nasrudin Osman

Murdering a Sheik in bid to incriminate peaceful Muslim Protestors? By Nasrudin Osman

“We have no reason to kill but a cause to die for.” – Ahmedin Jebel The Ethiopian government’s intelligence services have resorted to the most […]

Xoghayaha Guud ee OYSU oo Gudigiisii Fulinta Magacaabay

Xoghayaha Guud ee OYSU oo Gudigiisii Fulinta Magacaabay

Ramadaan Kariim dhamaan Bulshada Somalida Ogadenia meel kastood joogtaanba. Kadib kalfadhigii ururka Midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia (OYSU) ee magaalada San Diego ee wadanka Maraykanka […]

Boqolaal loo taxabay xabsiyada Jigjiga xagee lageeyey,yaase kamid ah dadkaa la xidhay?

Boqolaal loo taxabay xabsiyada Jigjiga xagee lageeyey,yaase kamid ah dadkaa la xidhay?

Inta aynaan u galin dulucda warka ku saabsan dadka la xidhay Todobaadyadan, war dag dag ah oo goor dhaweyd naga soo gaadhay Jigjiga ayaa ahaa […]

War deh-deg ah – Suuqa Jigjiga oo la xidhay galabta ilaa haddana xidhan

War deh-deg ah – Suuqa Jigjiga oo la xidhay galabta ilaa haddana xidhan

War deg deg ah oo wariyaha qarsoon ee jigjiga uu noo soo gudbiyay goor dhaweyd ayuu noogu sheegay in caawa suuqa iyo magaaladaba laga dhigay […]

50,000 oo banaanbaxyo isugu soo baxay Waqooyiga Ethiopia

50,000 oo banaanbaxyo isugu soo baxay Waqooyiga Ethiopia

Waxaa maalmihi lasoo dhaafay socday mudaharaadyo xoogan oo ka dhacayay caasimada magaalada Adis Ababa. Kuwo lamid ah mudaharaadyadan ayaa mucaarakda Itoobiya waxay ku qabteen gobolada […]

Siyaasi Somali kamid ah Xisbiyada Wadanka Sweden oo lagu jidh dilay Gudaha Ogadeniya

Siyaasi Somali kamid ah Xisbiyada Wadanka Sweden oo lagu jidh dilay Gudaha Ogadeniya

Qurba Joogti Nabada Loo sheegay oo Ogadeniya lagu Jidh dilayo  markay tagaan. Beenti Gumeysiga oo soo afjarantay. Qurba joogta lageeyo Ogadeniya looma ogola inay dhaafaan […]

A Gothenburg Politician arrested in Ethiopia

A Gothenburg Politician arrested in Ethiopia

STOCKHOLM. A local politician (MP) from Gothenburg, of Ethiopian origin, was arrested and severely beaten at the weekend in the Ogaden during a trip to […]

“Shacabka Ogadeniya” Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee Ilays TV

“Shacabka Ogadeniya” Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee Ilays TV

“Odeyaasha Ree Ogadeniya si qasab ah ayaa lagu kaxeystaa kadibna shirar ku sheeg ayay ka qeyb galaan iyaga oo odeyashaas qaarna la xidho kuwo kalena […]

Dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe oo ka warbixinaya khasaare xoogan oo cadawga loo gaystay

Dagaaladii ugu dambeeyay een ka helnay Xarunta Dhexe oo ka warbixinaya khasaare xoogan oo cadawga loo gaystay

Wararka nagasoo gaadhaya Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo gudaha wadanka Ogadenia ku dhexmaray Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenia iyo kuwa gumaysiga […]

Taalada Sayid Maxamad Cabdille Xassan looga taagayo Jigjiga waxay la mid tahay Calankii ONLF ee Jigjiga laga lulay

Taalada Sayid Maxamad Cabdille Xassan looga taagayo Jigjiga waxay la mid tahay Calankii ONLF ee Jigjiga laga lulay

Maahmaaha badan oo macnaha iyo ujeedada laga leeyahay uu caalamka ka midaysan yahay ayaa jira inkastoo siyaab kala duwan loo dhaho. Waxaa ka mid ah […]

Jigjiga Biyo lacabo malaha, ”socodaalka Ina Ilay Waa Tuug dhabarku banaan yahay – Zuber/Adis Ababa

Jigjiga Biyo lacabo malaha, ”socodaalka Ina Ilay Waa Tuug dhabarku banaan yahay – Zuber/Adis Ababa

Qormo Googoos Ah Gobolka soomalida Ogadeniya Kolkaad maqasho waxaad Xasuusan Marxalado La faca Tirsaday Gobolka,Salka Dhibaatadaasi Waa Gumaysiga Qodobada Hogaamiyaana waxay Kala yahiin;- -Xasuuq Wadareed […]

Dagaalo culus oo cadawga lagu qaaday iyo Gulufyadii Ramadaanka oo bilowday

Dagaalo culus oo cadawga lagu qaaday iyo Gulufyadii Ramadaanka oo bilowday

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo dhowr ah oo ciidamada gumaysiga lagunaafeeyay dagaaladan oo kadhacay meelo kaladuwan […]

Gudiga dhexe ee Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa oo Shir 3-Bari Socday u Soo Xidhmay

Gudiga dhexe ee Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa  oo Shir 3-Bari Socday u Soo Xidhmay

Shirkii Gudiga dhexe ee Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Port Elizabeth ee Xarunta gobolka Eastern Cape halkaas oo uu […]

Soo dhoweyn Diirran Yaa Ramadaan (Marxab Marxab Yaa ramadaan) – Xaaji Maxamad

Soo dhoweyn Diirran Yaa Ramadaan (Marxab Marxab Yaa ramadaan) – Xaaji Maxamad

Maalmuhu iyo billooyinkuba waxay soo laablaabtaan-ba waxaa inoo bilaabatay bishii kheyrka badneyd ee Ramadaan. Waa hubaal inuu yahay marti culus oo aad u qiimo badan. […]

Jaaliyadda Swizerland oo qiimeyn ku sameeyay waxqabadkoodii

Jaaliyadda Swizerland oo qiimeyn ku sameeyay waxqabadkoodii

Switzrland bilihii tagay ee sanadkan iyo qorshe hoowleedka inta sanadkan ka dhimay ayeey masuuliyiinta jaaliyadu isugu yimaadeen Axadii tagtay. Maamulka jaaliyada iyo ururka OYSU ayaa […]

Agoonteenii iyo Bisha Ramadaan – Ninkii Khayr doonayow u dagdag.

Agoonteenii iyo Bisha Ramadaan – Ninkii Khayr doonayow u dagdag.

Rasuulka CS wuxuu yidhi; Guri waxaa ugu khayr badan midka agoon laga karaameeyo, waxaana ugu shar badan midka agoon lagu dhibo. Ilaahayna wuxuu ugu jecelyahay […]

Tacadiyada: Dil, Kufsi, xidhay iyo dhaawac baahsan oo kadhacay Ogadeniya

Tacadiyada: Dil, Kufsi, xidhay iyo dhaawac baahsan oo kadhacay Ogadeniya

Ciidanka gumaysiga ethiopia ayaa meelo kaladuwan oo ogadenia kamid ah tacadiyo ugugaystay dadka shacabka ah ee Somalida ogadenia waxayna tacadiyadu ukaladhaceen sidan. 1/7/13 Heeladheere oo Garbo […]

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay