Archive for: July, 2013

Walking From The Ogaden In Ethiopia: Seeking Peace In Dadaab – By Graham Peebles

Walking From The Ogaden In Ethiopia: Seeking Peace In Dadaab – By Graham Peebles

I like it here in Dadaab, “it’s peaceful”, seven year-old Khandra Abdi told me. Do you have lots of friends? “No, what would I do […]

 
 

Seminaaradii u socday Dhalinta OYSU Finland iyo Sweden oo la soo gabagabeeyay

Seminaaradii u socday Dhalinta OYSU Finland iyo Sweden oo la soo gabagabeeyay

Waxaa shalay soo gabagaboobey  casharadii sida wadajirka ah ay u qabteen urur hoosaadyada OysuFinland iyo OysuSwedensiminaarandan iyo casharadan  oo socdey muddo todobaad  ah ayaa shalay soo […]

 
 

Ethiopian National Transitional Council Confrence

Ethiopian National Transitional Council Confrence

Mr. Hassen Moalin Head of the Ethiopian Affairs Desk of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) Foreign Affairs Bureau participated through Telecom the Ethiopian Transitional […]

 
 

Shirar balaadhan oo lagu qabtay xeryaha Dhagaxlay iyo Xagardheere

Shirar balaadhan oo lagu qabtay xeryaha Dhagaxlay iyo Xagardheere

Sida aan lawada socono waxaa xeryaha Dhadhaab ee gobolka Woqooyi Bari Kenya ka howl gala jaaliyad aad u balaadhan oo tiro iyo tayoba leh oo […]

 
 

Sir culus – Wadatashiga Xubna Dabaqodhiga Minnesota iyo California iyo Xabiib oo hawlgalinaya (dhagayso)

Sir culus – Wadatashiga Xubna Dabaqodhiga Minnesota iyo California iyo Xabiib oo hawlgalinaya  (dhagayso)

Waxaa wakaalada wararka ee ONA soo gadha akhbaaraha daba-qoodhiga doolka ah ay dibadaha ka wadaan iyo qorshayaasha uu cadawga uu soo dhiibo qaar safaaradaha gumaysiga […]

 
 

Dagaalo lagu jabiyay Ciidamada Gumeyisiga Ethiopia

Dagaalo lagu jabiyay Ciidamada Gumeyisiga Ethiopia

Wararka ka imanaya ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO) ayaa sheegaya dagaalo badan oo dhexmaray Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (CWXO) […]

 
 

Shirkii bilaha ahaa ee jaaliyada Ogadenia ee Victoria (JOVIC) oo go’aano muhiim ah ay ka soo baxeen

Shirkii bilaha ahaa ee jaaliyada Ogadenia ee Victoria (JOVIC) oo go’aano muhiim ah ay ka soo baxeen

Maamulka Jaaliyada S. Ogadenia ee Victoriya ayaa maanta shirkoodii ay qabsan jireen bil kastaba isugu yimid. Shirkan oo ahaa midkii ay xubnaha gabi ahaanba ay […]

 
 

Heerarka cadownimada ee fog ee cadowgeenu abuuray inaan ka guulaysanno – Qudbadii mudane Xassan Macallin

Heerarka cadownimada ee fog ee cadowgeenu abuuray inaan ka guulaysanno – Qudbadii mudane Xassan Macallin

Marka hore anigoo ku hadlaya magaca JWXO waxaan usoo jeedinayaa mahad guddiga qabanqaabada ee golaha qaranka Ethiopia ee kumeel gaadhka ah ee soo qabanqaabiyay shirkan. […]

 
 

Cabdi iley iyo koox la socota oo dayaarad ciidan ugu kicitimay Fiiq iyo warar kale

Cabdi iley iyo koox la socota oo dayaarad ciidan ugu kicitimay Fiiq iyo warar kale

Saaka aroornimadii ayaa waxaa magaalada Jigjiga ka baxay gacan-kudhiigle ina Ileey iyo qaar kamid ah odayaal waayadan ugu xaraysnaa Jigjiga iyo koox kamid ah waxay […]

 
 

Gacan-kudhiigle Weydhalaali oo is-maxkamadeeyay iyo dadkii waalnaa oo lagu laynayo Jigjiga

Gacan-kudhiigle Weydhalaali oo is-maxkamadeeyay iyo dadkii waalnaa oo lagu laynayo Jigjiga

Waxaa todobaadkii la soo dhaafay dhaawac culus uu ka soo gaadhay shil baabuur oo si ulakac ah uu ku doonayay inuu isugu khaarijiyo gudoomiyihii degmada […]

 
 

Warbixinadii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO

Warbixinadii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO

Wararka naga soogaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa nalagu soo gaadhsiiyay dagaalo farabadan oo dhamaantood cadawga lagu jabiyay waxayna howlgaladaasu u […]

 
 

Da’Yarta Ogadenia Madabooshay Doorkii uu Halgankoodu Kulahaa? By Rooble Maxamed.

Da’Yarta Ogadenia Madabooshay Doorkii uu Halgankoodu Kulahaa? By Rooble Maxamed.

Dhalinyarada OGADENIA, ayaa dhamaan Gaadhsiisay Dhibaatada lagu hayo dadkooda, Albaabkastana hordhigay dacwado kadhan ah Xasuuqa Qarsoon ee lagu hayo Shacbiga OGADENYA. ________________________________________________________ Maqaalka todobaadkan, waxaan […]

 
 

Safar dheer iyo xeedhada salkeeda. Sawirka Jigjiga iyo nolasha taala. Q 2aad. Qore/ Daahsoone (undercover)

Safar dheer iyo xeedhada salkeeda. Sawirka Jigjiga iyo nolasha taala. Q 2aad.  Qore/ Daahsoone (undercover)

Sidii aan horay usoo gudbiyay waxaan wali ku sugnahay waadanka ogaadeeniya gudihiisa. Qormadii hore (Halkan Ka Akhri) waxaan ku soo qaadanay isbadalka wadanka ku soo […]

 
 

ESAT TV oo wareysatay Xidhiidhiyaha OYSU UK Mudane Mustafe Diirane

ESAT TV oo wareysatay Xidhiidhiyaha OYSU UK Mudane Mustafe Diirane

ESAT TV iyo OYSU UK oo kawada shaqeyay Barnaamijyo looga hadlay Ogadeniya TV-ga Caalamiga ah ee ESAT oo ah TV ku hadla codka Shacabka isbadal […]

 
 

Shirwaynihii Mucaarad Itoobiya oo Washington Kadhacay & ONLF oo Kaqaybgashay

Shirwaynihii Mucaarad Itoobiya oo Washington Kadhacay & ONLF oo Kaqaybgashay

Waxaa 2-3 July 2013, lagu qabtay Sheraton Hotel, Silver Spring Maryland oo kuyaala caasimada Wadanka Maraykanka ee Washington Shirwaynihii Mucaaradka Ethiopia iyo Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Kulamo iyo siminaaro si rasmi ah ugu furmay dhalinyarada OYSU Finlad iyo Sweden

Kulamo iyo siminaaro si rasmi ah ugu furmay dhalinyarada OYSU Finlad iyo Sweden

Waxaa saaka abaarihii 10:00subaxnimo ka furmay seminaarkii urur hoosaadyada oysu Finland iyo Sweden. Semniraadan oo socon doona ilaa isniinta ay taariikhdu ku beegantahay 8.7.2013 ayaa […]

 
 

Jaaliyadda iyo ururka Dhalinyarada OYSU Yemen oo xusay sanadguurada asaaska OYSU

Jaaliyadda iyo ururka Dhalinyarada OYSU Yemen oo xusay sanadguurada asaaska OYSU

Ururuka Ardayda & midawga Dhalinyarada S.Ogadenia (OYSU) fariciisa dalkaYemenayaa shie is fiican loo soo Agaasimay ku qabtay Dalka Caasimada Sana’a .  Munaasabadan ayaa waxaa lagu maamuusayay sanad guuradii 3xaad […]

 
 

Xaflad ay dhigtay Haya’dda Crises Hub/ Brotherhood oo Jaaliyadda Victoria lagu martiqaaday

Xaflad ay dhigtay Haya’dda Crises Hub/ Brotherhood oo Jaaliyadda Victoria lagu martiqaaday

Jaaliyada Ogadenia iyo ururka OYSU eeVictoria ayaa waxaa maanta lagu marti-qaaday xalfad ay soo qaban qaabisay haya’adda Crisis Hub/Brotherhood. Xalfadaan ayaa waxay aheyd mid lagu […]

 
 

Warbixintii Hawlgalada CWXO ee Xarunta Dhexe aan ka helnay

Warbixintii Hawlgalada CWXO ee Xarunta Dhexe aan ka helnay

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka OgadenYa gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya inay socdaan dagaalo badan oo lagu naafeeyay ciidamada dulmiga kujooga ciida Ogadenia […]

 
 

1da Luulyo Waa Munaasabad Somaliyeed oo JWXO ay ugu hambalyaynayso umadda

1da Luulyo Waa Munaasabad Somaliyeed oo JWXO ay ugu hambalyaynayso umadda

Inkastoo jabka ku dhacay umadda Somaliyeed uu hadheeyay xuska 1da Luulyo, inkastoo cadawga umadda Somaliyeed uu ku talagalay in 1da Luulyo loo ekeysiiyo maalin u […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay