Archive for: August, 2013

Jaaliyadda Sanca oo la kulmay masuul ka tirsan JWXO (Daawo dhaantadii ugu dambaysay ee kooxda jaaliyadda)

Jaaliyadda Sanca oo la kulmay masuul ka tirsan JWXO (Daawo dhaantadii ugu dambaysay ee kooxda jaaliyadda)

Hawlwadeena jaaliyada S.ogadenia ee dalka Yemen ayaa kulan hawleed la qaatay masuul sare oo katirsan Jabahada wadaniga Xoraynta Ogadenia J.W.X.O oo socdaal gaaban ugu yimid. Mudane […]

 
 

Ku-titri Ku-teen iyo ma maqashay !!

Ku-titri Ku-teen iyo ma maqashay !!

Inkastoo halgamaaga JWXO iyo inbadan oo ka mid ah shacbkeena ay la socdaan xogta dhabta ah ee dalka iyo dadka, hadana ku dagaalanka gumaysiga ishaacaadka […]

 
 

Daawo Sawiro: Xafladii sanad guurada 29aad ee Greater Manchester UK

Daawo Sawiro: Xafladii sanad guurada 29aad ee Greater Manchester UK

Abwaan Jaango oo Heeso Halgameed Qaadaya- Sanadguradi 29aad (manchester) Xafladan qiimiga Badan ay jaaliyada Ogadeniya ee Mancheter soo qaban qaabisay waxaa ka hadlay xubno aad […]

 
 

17-26 August Dagaalo ka dhacay Ogadeniya oo lagu jabiyay Woyanaha

17-26 August Dagaalo ka dhacay Ogadeniya oo lagu jabiyay Woyanaha

Wararka naga soogaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo CWXO kuqaadeen ciidamada gumaysiga Itoobiya khasaare badana kugaadhsiiyeen […]

 
 

xidhay baahsan iyo dad biiro ugu dhintay ceelal aan mudo fog la isticmaalin

xidhay baahsan iyo dad biiro ugu dhintay ceelal aan mudo fog la isticmaalin

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee bahalka ah ayaa meelo kala duwan oo Ogadenia ah waxay kagaysteen tacadiyo ay ugaystayn dadka shacabka ah ee Somalida ogadenia . […]

 
 

Jaliyada JOKA iyo Dr Maxamed Ismaciil oo Khadka Teleefanka ku kulmay

Jaliyada JOKA iyo Dr Maxamed Ismaciil oo Khadka Teleefanka ku kulmay

Magaalada East London ee gobolka eastern cape ayaa jaaliyada ogaadeeniya faraceeda Ilays uu kuqabtay kulan ay isgu yimaadeen odayaasha iyo wax garadka kasoo jeeda ogaadeeniya […]

 
 

Ururka OYSU capetown oo ka qeyb galay shir lagu marti qaaday oo looga hadlay Nabadeynta Africa

Ururka OYSU capetown oo ka qeyb galay shir lagu marti qaaday oo looga hadlay Nabadeynta Africa

Ururka midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya  OYSU ee wadanka  South Africa gaar ahaan Faraciisa magaalada Cape Town ee  Xarunta Gobolka western Cape ayaa Xalay ka […]

 
 

Arimihii ugu mudnaa in aan idinla wadaago iyo qayba ka mid ah dhagaysi

Arimihii ugu mudnaa in aan idinla wadaago iyo qayba ka mid ah dhagaysi

Si guud hadaan uga waramo Kal-fadhigii 6xaad ee golaha dhexe waxaan ku tilmaami karaa inuu ahaa mid guul ku soo dhamaaday. Ugu horeyn waxaa soo […]

 
 

Wadanka Sweden oo Siwanaagsan Looga Xusay Sanad Guuradii 29aad ee JWXO

Wadanka Sweden oo Siwanaagsan Looga Xusay Sanad Guuradii 29aad ee JWXO

Xuskii 29 aad ee  ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay Jabahada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya ee JWXO oo lagu qabtay Sweden. Munaasabadan oo sanad kasta […]

 
 

Communique of the 6th Plenary Session of the ONLF Central Committee

Communique of the 6th Plenary Session of the ONLF Central Committee

  The 6th plenary session of the Central Committee of the Ogaden National liberation Front (ONLF) was held between august 15, 2013 to August 23, […]

 
 

African Oil Corporation oo Jaaliyadaha Ogadeniya ee North America ku mudaharadeen: sawiro iyo Filim

African Oil Corporation oo Jaaliyadaha Ogadeniya ee North America ku mudaharadeen: sawiro iyo Filim

Waxaa maalintii isniinta ee ay taariikhdu ahayd 26 August mudaharaad balaadhan ka sameeyey xarunta shirkada shidaalka ee loo yaqaano Africa oil corp oo ku taala […]

 
 

Dilal Naxariis Darro ah oo Loogaystay Dad Rayad ah

Dilal Naxariis Darro ah oo Loogaystay Dad Rayad ah

Ciidanka gumaysiga Itoobiya ee loocarbiyay gumaadka iyo waxyeelada dadka shacabka ah ee aan waxba galabsanin ee Somalida Ogadenia ayaa meelo kala duwan oo Ogadenia ah […]

 
 

Magaalada Manchester oo lagu qabtay Sanad guuradi Aasaaski 29aad ee ONLF (Sawiro Filo)

Magaalada Manchester oo lagu qabtay Sanad guuradi Aasaaski 29aad ee ONLF (Sawiro Filo)

Jaaliyada Ogadeniya ee Machester ayaa qabatay xaflad aad u balaadhan oo ay kasoo qeyb galeen dhamaanba qeybaha bulshada somalida Ogadeniya ee wadanka UK. Xafladan oo […]

 
 

Tacadiyada Loogaysto Shacabka Somalida Ogadenia oo Siibadanaya

Tacadiyada Loogaysto Shacabka Somalida Ogadenia oo Siibadanaya

Wararka nagasoogaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo aan kala joogsi lahayn oo loo gaysanayo dadka shacabka ah ee Somalida Ogadenia oo uu dulmiga kuhayo gumaysiga […]

 
 

22 Dagaal oo Lagu Qaaday Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa Khasaare laxaad leh loogu Gaystay Ciidanka Wayaanaha

22 Dagaal oo Lagu Qaaday Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ayaa Khasaare laxaad leh loogu Gaystay Ciidanka Wayaanaha

Wararka naga soogadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaallo aad ubadan oo kor  udhaafaya 22 dagaal  oo ciidanka gumaysiga Itoobiya lagu wiiqay  dagaaladii […]

 
 

CapeTown dabaal daga Sanad guurada 29aad oo lagu qabtay South Africa

CapeTown  dabaal daga Sanad guurada 29aad oo lagu qabtay  South Africa

Jaaliyada Ogadeniya ee South Africa oo u dabbaal dagtay sanad guuradii 29aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Jabhadda wadaniga xoreynta Ogadeniya. Waxaa  Xalay lagu  qabtay […]

 
 

Jaaliyada Denmark oo Kulantay

Jaaliyada Denmark oo Kulantay

Waxaa maanta lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir heer sare ah  ooy sooqaban qaabisay Jaaliyada Somalida Ogadenia ee kudhaqan wadanka Denmark. Shirkan ooy […]

 
 

Shirkii Sanadlaha ahaa ee Arimaha Geeska Africa oo Shalay Magaalada Lund ee Wadanka Sweden Lagu soogabagabeeyay

Shirkii Sanadlaha ahaa ee Arimaha Geeska Africa oo Shalay Magaalada Lund ee Wadanka Sweden Lagu soogabagabeeyay

Shir sanadle ah oo laguqabto magaalada Lund ee wadanka Sweden ayaa,shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Lund. shirkan ayaa,  lagaga hadlayay arimaha Geeska Afrika, ee murugsan […]

 
 

Xuskii Sanad Guurada JWXO oo Nairobi Siwanagsan Looga Xusay

Xuskii Sanad Guurada JWXO oo Nairobi Siwanagsan Looga Xusay

Waxaa Magaalada Nairobi manta lagu dhigay xuskii sanad guurada JWXO kaasoo ay kasoo qayb galeen boqolaaldadwaynaha  kunool caasimada waddanka  Kenya ee Nairobi waxaa shirka goob […]

 
 

Jaaliyada Galbeedka Australia oo Shirtay

Jaaliyada Galbeedka Australia oo Shirtay

 Maanta ooy taariikhdu tahay 25/8/2013 ayaa jaaliyda Galbeedka Australia waxay isugu yimaadeen shirkoodii billaha ahaa kaasoo lagaga wada hadlayay waxqabadka jaaliyda bishii lasoo dhaafay, sidookale […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay