Ogaden: Refugees’ Asylum Space Attacked!
18/08/2013 Ogaden: Refugees’ Asylum Space Attacked! In mid of the first quarter of the 21st century, Ogaden conflict incinerates its third century as it started […]
18/08/2013 Ogaden: Refugees’ Asylum Space Attacked! In mid of the first quarter of the 21st century, Ogaden conflict incinerates its third century as it started […]
/ News in English /
Waxaa Degmada St. Cloud lagu qabtay shir ay soo abaabushay jaaliyada Ogadeniya ee St. Cloud ee Gobolka Minnesota, shirkan oo ay kasoo qeyb galeen dhamaanba […]
/ Warar /
Gabaygan Khatarta ah waxaa tiriyay Abwaanka weyn ee Halgame Kaldeeq Muuse Ibraahim oo ka mid ah Jaaliyada Ogadeniya ee Pacifica (Australia) Abwaanku waxa uu kamid […]
/ Warar /
hay’ada Daryeelka Agoonta oo Deeg gaadhsiisay agoonta iyo Danyarta soomaalida ogadeenya ee Dhadhaab. hay’ada lagu magacaabo horn of Africa Orphan relief Organization ayaa deeq gaadhsiisay […]
/ Warar /
Sanad guuradii 29aad ee aas aaska JWXO kasoo wareegtay oo laga xusay xerada dhagaxlay. Maalinimadii ay taariikhdu ku beegnayd 15/08/2013 waxaa xerada qoxootiga dhagaxlay ee […]
/ Warar /
Halkan ka dhageyso Gabayga Abwaanada Rooda Afjano ay ugu talo gashay Sanad guurada JWXO… [ca_audio url_mp3=”http://www.ogaadeenya.com/sanadguuro15-08-06.mp3″ url_ogg=”http://www.ogaadeenya.com/sanadguuro15-08-06.mp3″ align=”none”]
Gudiga fulinta iyo gudi hoosaadka Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Africa ayaa maanta kulan muhiima isugu yimid kulankan ayaa ka dhacay magaalada Port Elizabeth ee Xarunta […]
/ Warar /
Gabayo, Dhaantooyin, Heeso halgan, Qudbado, Taariikhda halganka iyo guubaabo ayaa lagusoo bandhigay xafladi sanad guurada JWXO ee lagu qabtay wadanka Carabta. Halkaas oo ay isugu […]
/ Warar /
Ururka dhalinyarada iyo Ardayda Ogadeniya OYSU ee Magaalada Cape Town ayaa Waxay qayb wayn kaqaateen qoraalka iyo soo shaacbixinta Buuga ay qortay hayada Trauma centre […]
/ Warar /
Ciidamo kamid ah Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa maanta dhoolo tus kusameeyay Duleedka Magaalada Qabri dahar. Ciidankan ayaa kulankoodan ku aadana wacyi galin loo sameyay […]
/ Warar /
Past and Present by Abdurahman MAHDI 1. Background The Ogaden Somali territory lies between Oromia to the west, Afar to the north-west, the Republic of […]
/ News in English /
Similar to China’s ‘Tank Man,’ Ethiopia’s ‘Salat Man’ could prove to be a memorable symbolic icon. Last Modified: 14 Aug 2013 12:33 Mohammed Ademo Mohammed Ademo […]
/ News in English /
Waxaa khadka social Media ee shacabweynaha ku hoos nool gumeysiga Ethiopia ay waayadan baafinayeen nin Muslim ah oo Salaada Ciidi Ciidul-fitriga ku hor tukanayay kaligiis […]
/ Warar /
Waxaa maalinnimadii shalay lagu martiqaaday xarunta baarlamaanka wadankan Finland midowga dhalinyada iyo ardayda Ogadeniya. Booqashada ay dhalintu ku tagtay xarunta golaha shacabka ayaa ku saab […]
/ Warar /
Gabaygan hoose waxa uu nagasoo gaadhay Halgame Cali Yare oo kusugan Wadamada Carabta, Halgamuhu waxa uu gabaygan fikirkiisa ku cabiraya Ciidamada Woyanaha ee dhumaaleysiga ku […]
Gumeysiga Woyanaha ah ee Ethiopia ayaa bilaabay sidii shacabka uu u gaadhsiin lahaa dhaawac xoogan isaga oo kala daggaalamaya waxyaalaha noloshooda aasasiga u ah. Shacabka […]
/ Warar /
Ciidanka gumaysiga Ethiopia ayaa sare uqaaday tacadiyadii ay kuhayeen shacabka biri magaydada ah ee Somalida Ogadeniya ciidanka gumaysiga ayaa xiliyada dagaalada badan lagu qaado laguna […]
/ Warar /
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo dhaqankii halganeed ee Jabhaddii Xoreynta Soomaali galbeed (WSLF), ayaa waxaa […]
/ Warar /
Jaaliyada S/Ogadenia & Ururka OYSU, Sweden waxay Ogaysiinayaan dhamaan Umadda Soomaaliyeed & Kuwa Soomaalida Ogadenia ee Daggan wadanka Sweden inay Kasoo qayb galaan, SANAD-GUURADII 29aad […]
/ Warar /
WAA BAA INOO BARYEY: SANAD-GUURADA 29aad ee JABHADDA ONLF. Goorta: Sabti 17 August 2013, Saacada 16:00 – 19:30 Goobta: Xafiiska Jaaliyada Ogadeniya ee OSLO, […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)