Archive for: August, 2013

Ogeysiis: Sanad Guurada JWXO iyo Jaaliyada Ogadeniya ee UK

Ogeysiis: Sanad Guurada JWXO iyo Jaaliyada Ogadeniya ee UK

Waxaa la ogeysiinaya dhamaan shacabweynaha Ogadeniya ee ku sugan wadanka UK inay kasoo qeyb galaan xaflada Sanad guurada Aasaaskii JWXO oo ka dhici doonta magaalada […]

 
 

Ethiopian Development Destroying Lives by GRAHAM PEEBLES

Consequences of Globalization Ethiopian Development Destroying Lives by GRAHAM PEEBLES In many parts of the world development has become an invisible cloak under which all […]

 
 

Daggaaladi ugu danbeeyay ee Bisha Ramadaan Naftood Hurayaashu qaadeen

Daggaaladi ugu danbeeyay ee Bisha Ramadaan Naftood Hurayaashu qaadeen

Iyadoo  dagaalada ay CWXO kuqaadayaan ciidanka gumaysiga ay aad ubadan yihiin ayaa waxaa aad u kordhay bishii  ramadaan howlgalada ay N/hurayaashu fuliyeen kuwaas oo ay kulaayeen […]

 
 

40 dhalinyaro dibada wax ka baranaysay oo Ethiopiana oo iska dhiibay South Korea

40 dhalinyaro dibada wax ka baranaysay oo Ethiopiana oo iska dhiibay South Korea

40 dhalinyaro Ethiopian ah oo isugu jira 30 raga iyo 10 haween ah ayaa iska dhiibay wadanka South Korea. Dhalinyaradan ayaa ahaa arday wax ka […]

 
 

Shirkii faracyada G/woqooyi bari kenya oo dhagaxlay kadhacaycay

Shirkii faracyada G/woqooyi bari kenya oo dhagaxlay kadhacaycay

Shalay oo ay taariikhdu kubeegnay 11/8/13 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab ka dhacay shirkii 2 biloodlaha ahaa ee ay galijireen faracyada kahowl gala […]

 
 

Muuqaal Warbixinti Sanadguurada ONLF ee Al Axsaa halkan ka daawo

Muuqaal Warbixinti Sanadguurada ONLF ee Al Axsaa halkan ka daawo

Jaaliyada tayada badan ee Sacuudi Carabiya farxadi ay muujiyeen xuska sanad guurada JWXO hoos ka daawo..waa warbixin laga soo daayay  Kalsantv. ONA

 
 

Ciida Ciid Wanaagsan!!! Farxaddii Murugada Dhashay!!

Ciida Ciid Wanaagsan!!! Farxaddii Murugada Dhashay!!

Qalinkii Axmed Yaasin Cabdi. Qormadan waxa uu qoraagu qoray sanadkii 2010, Waxayna ku jirtay keydka ONA. Sheekadan Murugada iyo Farxada Ciideed leh ayaan jecelnahay inaan […]

 
 

Labada wariye ee Muslimiinta ah ee lagu xidhay Ethiopia oo CPJ ku eedeysay Ethiopia

Labada wariye ee Muslimiinta ah ee lagu xidhay Ethiopia oo CPJ ku eedeysay Ethiopia

CPJ ayaa ku eedeysay xidhayga labada wariye taliska Ethiopia oo ay ku sheegeen in Ethiopia tahay meesha ugu daran caalamka ee wariyaasha lagu xidho laguna […]

 
 

sawiradi Sanadguurada JWXO ee Al Xasa

sawiradi Sanadguurada JWXO ee Al Xasa

Halkan ka daawo Hoose

 
 

Hees Cajiib ah “Xornimooy Xageed iga jirtaa” Waxa sameyay halgame C/raxmaan fanax

Hees Cajiib ah “Xornimooy Xageed iga jirtaa” Waxa sameyay halgame C/raxmaan fanax

Ilays TV Studiahiisa Wadanka South Afrika ee Jaaliyada JOKA ayaa idiin soo diyaarisay Hees Cajiib ah oo ka hadlaysa Dhibaatada Shacabka Somalida Ogadeniya kasoo gaadha […]

 
 

Sanad guuradi 29aad ee JWXO oo lagu qabtay Wadanka Sacuudi Carabiya

Sanad guuradi 29aad ee JWXO oo lagu qabtay Wadanka Sacuudi Carabiya

Waxaa habeenkii xalay wacdaro ka dhaceen magaalada Al-Xasa ee ku taala barriga boqortooyada sacuudi Carabiya, halkaas oo dholo tus awood sheegasho ah ay ku soo […]

 
 

Abwaan Khadar Colaad iyo Gabaygiisa Munasabada Ciida Al Fidr Daawo

Abwaan Khadar Colaad iyo Gabaygiisa Munasabada Ciida Al Fidr Daawo

Wakaalada ONA ee Xajiiska Jaaliyada Ogadeniya ee South Afrika (JOKA) waxay idiin soo gudbinaysaa gabay uu tiriyay Abwaan Khadar Colaad oo ku aadan Munaasabada Ciida […]

 
 

Salaamaha Ciid-ul-Fidri Ciidanka JWXO Qeybta Birjeex Daawo.

Salaamaha Ciid-ul-Fidri Ciidanka JWXO Qeybta Birjeex Daawo.

Qeybta Birjeex ee Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa soo gaadhsiisay Salamaha Ciid-ul-fitriga Ilays TV. Hoos kadaawo muuqaalkaas iyo Sawirka ONA ugu talo gashay shacabweynaha Ogadeniya […]

 
 

400 oo maxaabiisa oo Jig Jiga la keenay

400 oo maxaabiisa oo Jig Jiga la keenay

Maxaabiis badan oo gaadheysa 400 ayaa lakeenay Jeelasha Magaalada Jig Jiga Todobaadkan. Maxaabiistan ayaa waxa lagasoo qaaday Magaalada Qabridahare iyo Haarcad todobaadkan. Jeelasha Jigjiga ayaa […]

 
 

ONA oo ku Biirtay Bogga Facebook

ONA oo ku Biirtay Bogga Facebook

Akhrsitayaasha ONA waxaan la socodsiinayna in sidoo kale Bogga ONA ay kala socon karaan Bogga Facebook isaga oo wata magaca Wakaalada Wararka Ogadeeniya. Fadlan halkaas […]

 
 

Ethiopian repression of Muslim protests must stop

Ethiopian repression of Muslim protests must stop

“We are extremely concerned at reports coming out of Ethiopia this morning of further widespread arrests of Muslim protesters. The Ethiopian government’s ongoing repressive crackdown […]

 
 

Amnesty International oo Caalamka ugu Baaqday In wax laga qabto Muslimiinta Ethiopia lagu Gumaadayo

Amnesty International oo Caalamka ugu Baaqday In wax laga qabto Muslimiinta Ethiopia lagu Gumaadayo

Waa in Taliska Ethiopia joojiyaan cadaadiska ay u geysanayaan shacabka muslimiinta ah ee banaanbaxaya ee la xidh xidhay maalintii Ciid-ul-Fidrga dadkaas oo banaanbax si nabad […]

 
 

Hees Cusub oo ku aadan Munasabada Ciida Iyo Ciidanka JWXO Daawo

Hees Cusub oo ku aadan Munasabada Ciida Iyo Ciidanka JWXO Daawo

Halgame Patrool oo aad uga barateen Heeso Halgameed iyo Ururka Dhalinyarada OYSU Minneapolis ayaa soosaaray hees uu ku luqeynayo Halgame Maxamed Qani oo ku magac […]

 
 

Dhac-dooyinkii Murugada lahaa ee ka dhacay,Ogaadeenia gaar ahaan Gobalka Jarar – Markaati furkii,Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)

Dhac-dooyinkii Murugada lahaa ee ka dhacay,Ogaadeenia gaar ahaan Gobalka Jarar – Markaati furkii,Shaanbal Xasan Maxamed Cabdi ( Xasan Aafo)

Xasuusin : Warbixinada ay nala wadaagayaan saraakiishii u adkaysan kari weyday dhibaatada ay ku hayeen Maleesiyadii Hawaarinta (Liyu Boolis) ay ka tirsanaayeen, marka laga yimaado […]

 
 

War Dag Dag Ah: Muslimiinta Ethiopia ee mudaharaday maanta oo xasuuq loo geystay

War Dag Dag Ah: Muslimiinta Ethiopia ee mudaharaday maanta oo xasuuq loo geystay

Ciidamada Woyanaha Ethiopia ayaa maanta ku laayay dad tiro badan oo muslimiinta Ethiopia ee banaanbaxyada ku qabtay goobo badan oo kamid ah Ethiopia. Muslimiinta Ethiopia […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay