Archive for: August, 2013

Ciid wanaagsan dhamaantiin – Sanadwalba Khayr ku Ciida

Ciid wanaagsan dhamaantiin – Sanadwalba Khayr ku Ciida

  Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Guddiga Fulinta JWXO, G/Dhexe ee JWXO iyo dhamaan Xubanah JWXO waxaan halkan uga hambalyaynayaa umadda Somaliyeed ee Ogadenya iyo […]

 
 

Dilal iyo Xidhay ka dhacay Ogadeniya

Dilal iyo Xidhay ka dhacay Ogadeniya

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya dad shacab ah oo ay ciidamada gumaysiga Itoobiya ugaysteen dhibaatooyin kala duwan ciidanka gumaysiga ayaa caadaystay dhibaataynta dadka […]

 
 

“Ethiopia: Somalia Dowlad xoogan inay ka dhalato Marabto cabsi ay ka qabto ONLF Darteed” Wikileaks

“Ethiopia: Somalia Dowlad xoogan inay ka dhalato Marabto cabsi ay ka qabto ONLF Darteed” Wikileaks

Ethiopia main interest is having a weak and Ethiopian dependent administration in Somalia to avoid ONLF [Ogaden National Liberation Front] safe heaven and to weaken […]

 
 

Ururka Caalamliga ah ee Crisis Group oo ka Hadlay Wadahadalka ONLF & Ethiopia u furmi doona

Ururka Caalamliga ah ee Crisis Group oo ka Hadlay Wadahadalka ONLF & Ethiopia u furmi doona

Ururka Caalamiga ah ee Crisis Group ayaa maanta soo saarey warbixin dheer oo ay kasoo diyaariyeen Qadiyada Ogadeniya iyaga oo kahadlay wadahadaladi u dhaxeeyay ONLF […]

 
 

Daggaalo Kulul oo dhamaadkii bishi 7aad & 8aad ka dhacay Ogadeniya

Daggaalo Kulul oo dhamaadkii bishi 7aad & 8aad ka dhacay Ogadeniya

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia gaar ahaa xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo kulul oo ay N/hurayaasha jiida hore ee CWXO lagaleen ciidamada saama […]

 
 

Qorshe ka fashilmay safaaradda Gumaysiga ee Kenya uu ka waday xerada qaxootiga Kakume

Qorshe ka fashilmay safaaradda Gumaysiga ee Kenya uu ka waday xerada qaxootiga Kakume

Sida aan lawada socono waxa xeryaha qaxotiga ee Kenya sida Dhadhaab iyo Kakuma ku sugan qaxooti ka soo cararay dilka aan kala jogsiga lahayn ee ka […]

 
 

Difficulties with local staff to be employed by government agencies, UN and NGOs in the Somali Region (Ogaden)”. By Aysheshum Yakume

Difficulties with local staff to be employed by government agencies, UN and NGOs in the Somali Region (Ogaden)”. By Aysheshum Yakume

Government officials from Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) regime claim that, about 75% of international NGOs work considerate in the Ogaden region. However, this […]

 
 

Banaanbaxyo ka dhacay Baahir Daar oo mucaradka Ethiopia qabtay

Banaanbaxyo ka dhacay Baahir Daar oo mucaradka Ethiopia qabtay

Mucaaradka Ethiopia ayaa banaanbaxyo ku qabtay magaaloyin kamid ah Ethiopia, Mudaharaadkan waxaa soo qaban qaabiyay mucaaradka UDJ. Boodhadhaka lagu mudaharadayo oo afka Axmaarka ku qornaa […]

 
 

U.S, U.K, Accused of Ignoring, Facilitating Abuses in Ethiopia

U.S, U.K, Accused of Ignoring, Facilitating Abuses in Ethiopia

Carey L. Biron Inter Press Service / News Report Source: Nation of change Officials from both agencies appear to have received repeated testimony of abuse […]

 
 

Ciidamada Ethiopia oo laayay Muslimiin mudaharaadaysa Oromiya

Ciidamada Ethiopia oo laayay Muslimiin mudaharaadaysa Oromiya

Ugu yaraan 11 qof oo muslimiin ah ayaa lagu dilay Wadanka Ethiopia iyada oo tiro aad u badana ay soo gaadhay dhaawacyo halka boqolaal kalena […]

 
 

OYSU UK oo ku dhawaaqay Ruwayad 2013 laqabanayo

OYSU UK oo ku dhawaaqay Ruwayad 2013 laqabanayo

Ururka Dhalinyarada OYSU UK ayaa isugu yimid magaalada London, Halkaas oo OYSU London ay ku qabanayeen munaasabad loogu magacdaray OYSU Iftar UK. Kulankan OYSU Iftar […]

 
 

Bishii July 2013 xidhay baahsan oo ka dhacay Ogadeniya

Bishii July 2013 xidhay baahsan oo ka dhacay Ogadeniya

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ee kucaan baxay dulmiga iyo dabar jarka dadka shacabka ah ee S.ogadenia dhibaatooyinkan oo dhacay bishii July ee ina dhaaftay ayaa ukala […]

 
 

Laynta shacabka iyo Haweenka geesnimo iyo ragannimo toona ma’aha – Nuura Afgaab

Laynta shacabka iyo Haweenka geesnimo iyo ragannimo toona ma’aha – Nuura Afgaab

 Sixitaan : Ninkan waa madaxa Sirdoonka ee ma’aha Madaxa Xafiiska Nabadgalyada .. waana Afhayeenka Liyu Booliska. Magaciisana waxaa la yidhaahdaa Muqtar Sh. Maxamad Subane. Xafiiska […]

 
 

Ogeysiis Kasooqeybgal Wanaagsan Munaasabada Ramadaan ee Ururka OYSU UK

Ogeysiis Kasooqeybgal Wanaagsan Munaasabada Ramadaan ee Ururka OYSU UK

Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardeyda Ogadeniya ayaa Munaasabada Ramadaanta isugu imaan doona maalinimada Sabtida ah 3 august 2013 saacada 3:30 Galabtii illaa iyo Fiidkii waxuuna […]

 
 

Cleansing Gambella of its indigenous people – Graham Peebles

Cleansing Gambella of its indigenous people – Graham Peebles

By Graham Peebles To many people land is much more than a resource or corporate commodity to be bought developed and sold for a profit. […]

 
 

Qabiilka Tigreega ee Taliska Woyanaha oo lagu eedeyay in Guryaha Addis Ababa ay lawadawareegeen

Qabiilka Tigreega ee Taliska Woyanaha oo lagu eedeyay in Guryaha Addis Ababa ay lawadawareegeen

Yohanes Tadhese oo ahaan jiray madaxafiiseedka Dhismaha Guryaha iyo Shati bixinta dhulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in magaalada Addis Ababa saddex qeybood marka loo […]

 
 

Taliska Woyanaha oo khasaare badan kala kulmay kulamada uu ku qabto Wadamada Ree galbeedka

Taliska Woyanaha oo khasaare badan kala kulmay kulamada uu ku qabto Wadamada Ree galbeedka

Gumeysiga Woyanaha ayaa waayadanba waday olole uu kusoo qaaday qurba joogta Qowmiyahada Ethiopianka iyo shacabka Somali weyn isaga oo raba innuu waxa yar ee dhaqaale […]

 
 

Dilal, Xidhay iyo Jidh dil ka dhacay deegamo kamida ah Ogadeniya

Dilal, Xidhay iyo Jidh dil ka dhacay deegamo kamida ah Ogadeniya

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ay ciidamada gumaysiga Itoobiya ugaysteen dadka shacabka ah ee s.ogadenia ee aan waxba galabsanin […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay