Archive for: September, 2013

Shirkii Billaha ahaa ee Jaaliyada Ogadenia ee Victoria ( JOVIC. )

Shirkii Billaha ahaa ee Jaaliyada Ogadenia ee Victoria ( JOVIC. )

Waxaa maalintii ay taariikhdu aheyd 29 September 2013  isugu yimid shirkoodii biillaha ahaa jaaliyadda Victoria – JOVIC-. Shirka ayaa lagu furay Aayado Quraanka Kariimka ah oo […]

 
 

Shirweynihi Jaaliyada Switzerland ee sanadlaha oo guulo kasoobaxeen

Shirweynihi Jaaliyada Switzerland ee sanadlaha oo guulo kasoobaxeen

Jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Switzerland ayaa isugu yimid shirweynahoodi sanadlaha ahaa taariikhdu markay ahayd 28/09/2013. Shirweynahan oo ahaa shirsanad walba ay jaaliyadu qabato waxaa lagu […]

 
 

Itobiya oo olole ku wada ICC si ay dawladaha Afrikaanka ah uga baxaan

Itobiya oo olole ku wada ICC si ay dawladaha Afrikaanka ah uga baxaan

Markii la xukumay Charles Taylor oo ka noqday M/W dalka Liberia kana qayb qaatay dadkii badnaa ee lagu laayay waddanka Sir Leon, ayuu Xeer-ilaaliyihii Maxkamadii […]

 
 

Maamul cusub oo loo doortay OYSU faraca Galbeedka Australia-Perth

Maamul cusub oo loo doortay OYSU faraca Galbeedka Australia-Perth

Shalay oo taariikhdu ahayd 29/09/2013 waxaa xaflad balaadhan lagu qabtay hall ku yaala magaladaPerthkaasoo loogu dooranayay hogaanka cusub ee xoghaynta urur hoosaadka OYSU ee galbedkaAustralia. […]

 
 

Xisbiga UDJ oo maanta Kuqabtay Caasimada Itoobiya Banaanbax Loogu Magacdaray “Codka Malaayiinta”

Xisbiga UDJ oo maanta Kuqabtay Caasimada Itoobiya Banaanbax Loogu Magacdaray “Codka Malaayiinta”

Sida uu noogu soowaramay wariyehaanaga Addiss Ababa caasimada Gumaysiga Itoobiya, waxaa kadhacay banaanbax balaadhan oo uu soo qabanqaabiyay xisbiga mucaaradka ah ee UDJ (Unity For […]

 
 

Faahfahin iyo sawiro shirkii London ee lagu sameyay Human Rights Advocacy Group

Faahfahin iyo sawiro shirkii London ee lagu sameyay Human Rights Advocacy Group

Magaalada london waxaa isuguyimid shir heersare ah Qowmiyadaha Oromada, Benshangul, Sidama, Shakajo, Gambela, iyo Somalida Ogadeniya kuwaas oo ka arrinsaday sidii looga hortagi lahaa isku […]

 
 

Gambella Nilotes United Movement/Army Press Release

Gambella Nilotes United Movement/Army Press Release

Gambella Nilotes United Movement/Army GNUM/A Press Release August 10th, 2013 (Gambella) “Unity for Peace and Freedom for the People of Gambella” Second Year Anniversary of […]

 
 

Is-bahaysiga Difaaca Xuquuqda Aadanaha – Human Rights Advocacy Group (HRAG) oy 7ba qawmiyadood ku kulmeen

Is-bahaysiga Difaaca Xuquuqda Aadanaha – Human Rights Advocacy Group (HRAG) oy 7ba qawmiyadood ku kulmeen

Waxaa shir balaadhan isugu yimid Jaaliyadaha Todoba Qawmiyadood oo ku heshiiyay inay ka hortagaan ku xadgudubka Xuquuql-Insaanka ka jira Itobiya.  Todobada Jaaliyadood ee shirka isugu […]

 
 

Human Rights Advocacy Group (HRAG)

Human Rights Advocacy Group (HRAG)

Press Statement HRAG Launching Conference-Communities initiate to confront perpetrators of Human Rights Crimes in Ethiopia Benshangul, Gambela, Ogaden Somali, Oromo, Shakacho and Sidama. 28 September 13 We, the […]

 
 

Cry at UN, No to State Sponsored terrorism in Ethiopia – by Tedla Asfaw

Cry at UN, No to State Sponsored terrorism in Ethiopia – by Tedla Asfaw

If Ethiopians run in millions there is no guarantee that they will change the regime unless there is an armed support for our revolution. The […]

 
 

Jaaliyadda Riyadh oo shir ay isugu yimaadeen ku balamay dardargalinta kaalintooda

Jaaliyadda Riyadh oo shir ay isugu yimaadeen ku balamay dardargalinta kaalintooda

Waxaa shir isugu timid jaaliyada S.Ogadenya ee Riyaad Sacuudiga Carabta, shirka oo ahaa mid iyo si qiimi badan loo soo abaabulay. Shirka ay jaaliyadda isugu […]

 
 

Xisbiga UDJ oo isu diyaarinaya banaabaxa “Codka Malaayiina”

Xisbiga UDJ oo isu diyaarinaya banaabaxa “Codka Malaayiina”

Xisbiga mucaaradka ee UDJ ayaa abaabul ugu jira banaabax balaadhan oo maalinta Axadda ee 29ka bisha lagu qaban doono magaalada Adisababa. Banaabaxan oo loogu magac […]

 
 

Sidaan horey u sheegnay Itobiya waxay cadeysay in aanay Shabaabka khatar ku ahayn dalka Itobiya

Sidaan horey u sheegnay Itobiya waxay cadeysay in aanay Shabaabka khatar ku ahayn dalka Itobiya

Dina Mufti oo ah afhayeen WAD ee Itobiya ayaa sheegay in aanay Shabaabka wax handadaad ah ku haynin nabadda qaranimada Itobiya (Ethiopian national Security). Wuxuu […]

 
 

M/Weyne Obama ma ogyahay : Dameer iyo Labadiisa Dhagood inay yihiin Argagixisada LRA ee Uganda iyo Liyu Booliska Itobiya

M/Weyne Obama ma ogyahay : Dameer iyo Labadiisa Dhagood inay yihiin Argagixisada LRA ee Uganda iyo Liyu Booliska Itobiya

Laynta iyo xasuuq dadka shacabka meel kasta oy joogaan waa ka dambi dagaal iyo mid laga galay xaquuqda aadanaha ee ku xusan xeerarka caalamiga ah. […]

 
 

Dagaaladii ugu dambeeyay oo cadawga khasaare laxaadleh uu ka soo gaadhay

Dagaaladii ugu dambeeyay oo cadawga khasaare laxaadleh uu ka soo gaadhay

Wararka naga soogadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo badan oo ciidamada gumaysiga lagu naafeeyay. Dagaaladaa  oo mela kala duwan […]

 
 

Shir xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa ay isugu yimaadeen

Shir xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa ay isugu yimaadeen

Magaalada Port Elizabeth ee xarunta gobolka Eastern Cape Dalka Koonfur Africa waxaa  shir muhiima ku qabtay Jaaliyada Ogadeniya ee Dalkaas. shirkan oo ahaa shir ay […]

 
 

Madaxweynihii horee Itobiya oo saacada ka hor xabsiga loo taxaabay iyo xaalada Itobiya oo ka sii dareysa

Madaxweynihii horee Itobiya oo saacada ka hor xabsiga loo taxaabay iyo xaalada Itobiya oo ka sii dareysa

Ciidamada sirdoonka Itobiya ee ka hawlgala caasimadda Adisababa ayaa xabsiga dhigay M/W hore ee dalka Dr. Negasso Gidada, inkastoo warar kale ay sheegayaan in la […]

 
 

Riwaayadii labaad ee Abwaan Shiferow oo soo afjartay heshiis beenaadyadii Itobiya

Riwaayadii labaad ee Abwaan Shiferow oo soo afjartay heshiis beenaadyadii Itobiya

Marka laga hadlayo heshiis ku sheegyadii dacaayadda loola jeeday ee Itobiya lagula taliyay inay labuurto, midka sida dhabta ah u fashilyay qorshaha Itobiya wuxuu ahaa […]

 
 

Xisbiga Mucaaradka Blue Party oo Maanta Mudaaharaad Balaadhan Kuqabtay Addiss Ababa Iyo Ciidanka Amaanka oo Hor Istaagay.

Xisbiga Mucaaradka Blue Party oo Maanta Mudaaharaad Balaadhan Kuqabtay Addiss Ababa Iyo Ciidanka Amaanka oo Hor Istaagay.

Waxaa manta kadhacay Caasimada wadanka Itoobiya ee Addiss Ababa mudaaharaad balaadhan ooy soo qaban qaabiyeen xisbiga mucaaradka ah ee Blue Party (Samayawi Party). Mudaaharaadkan oo […]

 
 

Jaaliyada S. Ogadenia ee Denmark oo Lakulmay Madaxa Baarlamaanka Wadanka Denmark

Jaaliyada S. Ogadenia ee Denmark oo Lakulmay Madaxa Baarlamaanka Wadanka Denmark

Waxaa todobaadkan dhexdiisa kulan heersare ah kudhexmaray Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka wadanka Denmark Mr. Mogens Lykketoft iyo wafti kasocday Jaaliyada Somalida Ogadenia ooy weheliyaan xubno kamid ah Ururka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay